Asc ayeeney aad baan kuu salaams salaams kadib carabka iyo awlaada allah kuu xafido walaahi sheekadaada waan isku soo diyasriyaa qisadii fat man walaahi weey fakatay
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
❤️😘😘😘😘😘😘wcs xbbt
@fardowsaayali5637
Жыл бұрын
Wwwwww MashaAllah Abayo ❤😍♥💙💖💕
@missuk4851
Жыл бұрын
Wcs my queen wlh qiso xanun badan ayeey ahayd alxmdulillh last way gabagabowday😭😭😭
@nawaalyuusuf7408
Жыл бұрын
alla qisadu xanuun weyna habluhu intay silcayaan baa badan wlhy
@fadumoibrahim9594
Жыл бұрын
Walahi waa gabar aad u nasiib badan Masha allah
@canabmuktar102
Жыл бұрын
Mashaallah
@aaishakiin9038
Жыл бұрын
Aad io aad u dhararaye wlhi video gan m.a ilaaah haku barakeeyo mcnto Wlhi reerka dhan way kugu heestan saa marwlba mrka howsha hayo ku dhagesnaye reerka waku barteen no daar gabdha ku wehlin jirtay idhahan ilaaah hano ka dhaafo gacalo
@HANMAtokita
Жыл бұрын
Walaahiwaaqain
@sadiamohamed3151
Жыл бұрын
Yes❤❤❤❤❤❤❤❤
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
Wcs eedo
@izooqueen4524
Жыл бұрын
Ayaneeey mahdsniid❤❤
@nasteexonalka5337
Жыл бұрын
Ayaan qurux maqrib wanag saan
@raxmarayso7119
Жыл бұрын
Walahi sheekadn sheko ka xamasad madan mana arg waliga malinkasta waan sugay intad so daynaysa
@sahramaxamed5211
Жыл бұрын
Qisooyin kaagii oodhan tanaa ugu xaraababadnayd
@najuucadey4062
Жыл бұрын
Legend thnk u abyo
@ridwaancali5709
Жыл бұрын
Allow naxafid🤲🤲😪😪😪
@fadimokitchen5682
Жыл бұрын
wa qiso xanun badan alxamdulilah mar hadii ilahay ku so badbadiyey ayaga haba ha is dilane
@aishashire6815
Жыл бұрын
Masha alah walashey mcn video aad so galiso ma idhaafo nambar one aan ahay ilahey haku xafido idiga iyo qoskaagaba walaashey
@xamdahussein644
Жыл бұрын
ayaaney waa yaabe ma kaamirada naga dhex arataa walaaleey macaato🥰🥰
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@fadumoibrahim9594
Жыл бұрын
Taraagle awaayay taksile
@mohameddahir2149
Жыл бұрын
Very tragic ,ladies should be very careful despite they are cheated for nothing.
@Hayatim3
Жыл бұрын
alxm wn ku farxay anaaba isku maleeyy ayeeyo korisaa ahy🥺🥰♥️
@ramlocabdiqadir1540
Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته yaakuu sooduceeyay cawada ciyoow Aasoodeesay mahadsanid
@Munaarlaathi
Жыл бұрын
Haiisoo idhaweynaanine ee isoo booqda asxaabta ayaan 😢😢
@queenmunera8415
Жыл бұрын
Ayaan indhaweyney waa kusalamay gacalo❤
@nooraaki5868
Жыл бұрын
masha Allah abaayo sida aad xijaabka u xirato an jeclahay ee i sheeg
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
Chanalkayga kujiraa
@maryanmohammed9927
Жыл бұрын
Ayaaney abayo habeenku faro badanaa
@ikraanabdirashid5806
Жыл бұрын
Mashallha abyo shukran sida qisdaa nokoso dhigtay abyo chanlaka kale qiso no dhikaa
@mowlidnoor1716
Жыл бұрын
Inalilahi wa ina ilaheey rajacuun ar qofta maxedhibmarty
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
Жыл бұрын
Alxdilillaah adii uu allaah kaqabtay
@sucaadismacil2518
Жыл бұрын
Ayaan shukran walee sidii filim musalsal cabsiya aan daawanaayo ayay ila ahayd ayaaney xitaa waxaan sawiranayay muuqaalo iyo qof waliba inuu sidaa u eeg yahay oo aan arkaayo muuqaalkooda walee waa sheeko cajiiba wad ku mahad santay sida quruxda badan ee aad noogu soo gudbisay
Cajiiiip wlhi sheeko waxay aheyd Aad iyo aad u macan waxaan cml noso badhi bl indha weyney qisoyinka kle waba ku cajisne waxaan cml qiso lagaa dahaa mar guul mar guul daro mar cabsi mar gesi nimo marba si waaaw
Пікірлер: 185