Alla beesha Subeer Awal qabyaalad badanaa waa inamooge Arab iyo garxajis baa soo saaray
@hamse.daud1
11 күн бұрын
Golaha deeganka Hargeisa waa 17 xildhibaan, 10 waa beesha garxejis sida oo kale habar awal 7 xildhibaan, Mayar magaalada golaha doorta ee muuse ma magaaco golaha degaankuna Ina mooge dorteeen sidaas ayu habar awal iyo garxejis mayot ugu noqdey labaduba wa muwaadiinin Mashaariicda hargeisa ka socota si siman ayaa loo qabtaa lakin waa la kala baahi badan yahay lakin waxa nasib daro ah solteco 8 sano fadhiyay in maalin garxejis media kala hadal waa gobonimo beshas leedhay
@AbdilahiMohamed-zk9pd
10 күн бұрын
Cawil cilmi rooble geesi qaran
@Subeyra
10 күн бұрын
Ilaahay ayaa karaameeyey maayirka
@aadanismail5219
11 күн бұрын
Afxumada halajoojiyo qaran baa kawanaag san qabiilka amigo kamid ah subeer awalbaa kamida dadka codka siiyay m mooge reernimana danguud madhasho
Anigoo sacad muuse ah waanu taageersanahay maayir mooge. Maayirka waxa uu matalaa shacabka hargeisa. Shacabka hargeisa in lakala qaado maaha. Maayirku shaqadiisa ha loo dhaafo. Laakiin xuldhibaanada barlamaanka waa laga fiirsan ee huwanta noqotey.
@umuahmadmohammed1368
11 күн бұрын
Waar halaga xishoodo mayarka, reer sheikh isqaa haisku meeraysanina ee Kala xishooda 😢😢😢😢😢😢😢😢
@dahirelmi4716
11 күн бұрын
Cid.Habar Awal afkeega ku hadli karta oo aan ahay Suldaanka Subeer Awal ma jirto. Isna waa in uu la tashadaa Salaadiinta kale. Suldaanka Subeer Awal waa Suldaan Xasan. Ku ina Biixi samaystay ee dadka sharafta leh maagayaa ma matalaan Subeer Awal. Maayir Mooge waa nin ballantii uu dadka la galay ka soo baxay.
@jamaadnuura10
11 күн бұрын
Ma xasan khasaare mise suldaan ka Habar Awal ee Suldaan Mowliid Sabayste
@user-ny3ed9bc5e
10 күн бұрын
Ha xaasidin 2600 oosomaliland ayaa doortay reerka ha ceeben ha ilaawin rabi berri waa akhiro Allah xusuus nafta waaul dhacade dhacaday😊
@abdillahiismail7715
9 күн бұрын
Dacayadaha Rakhiiska ah ee Laguu so dhibay. Anaga Dagen k/buur Moge wan Tageersanahay Solteco Wa Ninki Xashika Hargaysa ka Xadhikari Wayey.
@museomer9306
11 күн бұрын
Alle cidna ma qadin سبحان الله
@crisaaqaxmed2074
7 күн бұрын
Waa yaabe somaliyey miyaad aragteen beel afhayeen leh,waa baha idoor ee isaaqa yaryar ah.
@ikk8851
9 күн бұрын
Kanaaba xaafado dhisaya hargaysa uun kamid ahe wallaahi solteco waa indrky jufada u hoosaysa intaana muu ka dhisin xaafadayada markaa ilaahay ka baqo afkayaga haku hadlin moogena waa inankaanu awoowga u nahay waa duqii caasimada ka arab iyo ka isaxaaq iyo ka gabeeye iyo ku kastaaba waanu u ducayn haduu hal xaafada xataa hagaajiyo hanoo hadlin oo hanaga masuul noqon. Muxuu ka qabtay cashuurtii subeer awal indrky waa tii la balanbalaye
@user-ny3ed9bc5e
10 күн бұрын
Abti xishood waa weyntay been ha sheegin alah kabaq Waa ladhimanayaa dadka ha kala dilin isaaq waa mid subxaanalaa Allah ka xishood
@fadumogedi7423
11 күн бұрын
Caqiloow Maayir Mooge waa lama taabtaan mooge waa geesi qaran
@yasinmohamed8311
9 күн бұрын
Huuno waa huuno hadalkeeduna waa huush ...waa dad alla nacay oo xikmadii ka qaaday
@JaamacAdheere-xm6xu
11 күн бұрын
Kani waa baabulaahiga iyo liibaan tima jecla Habar Awal
@ahmedgalaydh8359
11 күн бұрын
Ya ka dhigay dayday cawil afhayeen havarawal.
@Mo_Daud.2
11 күн бұрын
Munaafaqan eeg mooge waxaa soosaaray shacabka hargeisa maantana way arkayaan waxqabadkiisa faraha badan adiguna waad ogtahay e cuqdada iskadaa cirina way kugutaalaye
@ahmedmed6816
11 күн бұрын
ShAĺay wariye waanu kuu soo ducaynay Allah hak shaafiyo ayaanu nidhi Amiin
@khaliifabdi8139
10 күн бұрын
Kulmiye inu mid midgan Kale sharaxo ayay ahayd
@Ayaan_wadaani
11 күн бұрын
Mayor Mooge Ciid gaadhii kartaa maa jiirto oo mayor ah war uuuus oo cabaadka joojiiya H Awaleey. Salteco tuug wuxuu sameeyn jiray miyad iloowdey . Reerka Garxaajiiz laa yidhaa ma cabaataan xilna ma haayaan..
Waaninkii london lagu wasi jirey ee qoomuluudka ahaa
@kaareburburiye
11 күн бұрын
ninkan aadka u Jilicsan muxuu ahaa MAGACII SUBEER AWAL TUNKA KU SITA😂😂😂 waa Qurbaha iska jooga CABTOOYA OO CUQDADI GOOGAYSAY Reer dhan oo MADAXOOYADII JOOGTA OO HADANA CABANEYSA,,,, WAA NIN MADHAN FAAN BARARAKH LA SHIRYIMI...
@samowsamale3490
11 күн бұрын
Mayor Mooge 25 kun oo cod ayuu ku fadhiyaa kursiga oo reer Somaliland siisay ee isku xishooda oo mana sheegadka beenta ah ummadda kala fadhiista. Soltelco iyo Mooge ma laba shaqsi oo la is barbar dhigay midda kale Ina Mooge lacagtii doorashada lagu geli lahaa ayuu Muse ku haystaa
@aminaroble5027
11 күн бұрын
Illaahay ka baq dadkaaga modern. Sidee afhayeen lagaaga dhigay Amiga oo dadkii wadadhay iku diraya. Madaxweynaha beeshiisa ma ihi waanan taageersanahay. Reer ayey kaaga dhegtay. Umadihii kale ee Soomaliland waxay u nidoobeen Isaaq. Illaahay Adiga iyo inta kula mid ah hanaga qabto
@SulubHasan
11 күн бұрын
Cabashada aa sheegaysaan Waa gabadhii madigeedu Dhintay ee tii kale tidhi Madiyaashii loo soo gal Oo kaygiiba karaa maanta Ka luntay
Suber awal codkoodi waxay siiyeen mooge iyo barkhadbatuun, kuwii iyagana u sharaxnan way rideen, habasiyeen dhib-malaha laakiin Abaalkodi waxa u noqday In loogu faano Golaha Baralamanka anaga inaga badan .
Mooge wa lama taab taan qofkasta oo Hargeisa kunool iyaa u markhaati kacaya ee war kale ma hasaa muuse oo soomaaliland hoga ku riday taarikh madow u soo hooyay kas ka daca wood hadad caqali leeday weeye
@shaarublibaax7139
11 күн бұрын
Habarawal haduu afhayeenkoodu kan yahay kuwa kalena maxaad u maleyn oo afhayeenka waxaan moodi jirry inuu muuse biixi yahaye😅😅😅😅😅
@hanadhanad9579
11 күн бұрын
Isku xaaare ufuuuuf iga dheh
@Subeyra
10 күн бұрын
Abtiyo abtiyo is kadaa xumaanta ilaahay ayaa madax kadhigay
Habar Awal ina mooge waa reer Ayeeydii oo wax xun uma quudhayaan oo waa inankoodii
@KoosCumar-i5z
11 күн бұрын
Walee umad xaraan ka dheregdey ileen xushood iyo xayo doona maleh cabdikariim Ahmed Mooge oo sideyn ognay Hargeysa aheyd iyo maanta sidey tahay faraq weynu u dhaxeeyo u ka dhigay ayaa kuwii xaraanta umada cashuurdoodi caloosu daagi leekaatay doonayaan in ay afkooda bakhtiga ah ay wax ka sheekaan ina Axmed Mooge illahay iyo umadiisuba wanaagsan ee xalaal cunka ahi wey ogyihiin xaraan cunana loosheegi maaya waxaan Allah uka baryayaa Maayar Mooge cimri dheer'caafimaad iyo cibaado wanaagsan Akhirana Jantul Firdowasa wabilaahi towfiiq
@saidasultan6826
11 күн бұрын
Omg Cawil Adana Mahadashay Omg 😅😅😅
@cartancartan8452
11 күн бұрын
Maayir ka c.kariin axmed mooge waxuu qabtay wa la ogahy illahyna wa og yahy 27 kun oo cod buu ku fadhiyaaa cid sidaa u eegi kartaana ma jirto haayska xiiqin
@XanaanjamacAli-cb8lv
11 күн бұрын
Astaqfurullaah adeer illahy ka baq mooge waa mawadin xalaala
@abdijama-tw6nc
11 күн бұрын
Caaqil tubeec waar xishood oo
@Waano-x9
11 күн бұрын
AFKUNA WAA IDIN DHEER YAHAY IRBADNA DHUUB MA GALISAANE. WAAR WIXII AANU NAAGAHOODA XORAYNAY AYAA MAANTA HADLAAYA ISAAQA DHADIG
@Subeyra
10 күн бұрын
Faan aan jirin
@XiinfiniinXawaareye
11 күн бұрын
Reerka ha ceebayn
@zayidmeeaad8660
11 күн бұрын
KANI WAA IMAAN LAAWE
@Halgame334
11 күн бұрын
INA MOOGE COD KEENII BAYNU EEER SANAY. NO NIN AAN SUBEER AWAL AHAYN CODKEENA YUU HELINN
@engkhadarguled5126
7 күн бұрын
Mooge reer hargeisa ku filan reer reer kama sheegan karo
@mohamedosman6000
11 күн бұрын
Afhayeen habrawal, waar wa la dhaafey qabiilki mayor mooge wa lama taabtaan, cuqdad qabiil ayaad abuureysa lkn cidi ka yeelimeyso
@hodanahmed8489
11 күн бұрын
Ma cawil munaafaq baa Afhayeena kani wuu bukaa
@Subeyra
10 күн бұрын
Fadeexadìiyoo qofa uqdada umada kalatag
@Subeyra
10 күн бұрын
Abti ilaahay kabaq
@mhassan0163
11 күн бұрын
Habar Awal ma taasaa u dambeysay, in ninka Oromada u eeg uu sheegto afhayeenkooda, ceeb ceeb bay ku tahay, doqonimo iyo jaahilnimo iyo been buu isku darsaday, cid uu metelo ma leh, xataa xaafaddiisa, dibjir weeye, London haka sheekeeyo iyo caydha uu qaato, inta uu Hargeisa oo aanu joogin u hadlayo, ma af hayeen Hargeisa jooga ba ala waayey
@IsmailJama-xo4gv
7 күн бұрын
REERKU MA AFHAYEEN AYAY SAMAYSTREN MISE KOLBA MID SAKHRAANA AYAA AFKOOGA KU HADLA 😂😂😂😂
@Halgame334
11 күн бұрын
MAYARI HARGEISI MA HAYSATEEE MOORYAAN WEEYAAN INA MOOOGA SAQAJAAN MAYIR OOYAAYE
@zakariamohamedabdi220
11 күн бұрын
Nimyow wax kasta ha ku hadlinee mayarka ka hadha. Qarankiiba idinkaa haystee. Cidba wax Uma ogolidin.
@Global.Nature1
11 күн бұрын
Doqoninadii Oo so ifbaxday inleen waxatihin nimankii ku qabsaday in jabutawi kenista Khadka lascanod Wixi ka dhacay waa la ogaa mogee wuxu ku yimicod adna madkenin Musana makenin. Dowladi oo dhan baad haysata haday wax ku taray Waxad tahay Sac sacuna hadaan geska ludhifan waa ku jidhaa
@Subeyra
10 күн бұрын
Soolateeko magaadhaayo maayir mooge
@JaamacAdheere-xm6xu
11 күн бұрын
Waar cuqdad beelaha walaalaha ah ha dhexdhigin ilaahay kabaq aakhiro xaafadina ku raacimeyso
ITAALOW BA'. CALAACALKA WAA LAGU YAQAAN NIMAAN WAXBA ISKA HAGRANAYN.
@Halgame334
11 күн бұрын
INA MOOOGE QABYAALADIIISTE WEEYAAN CASHUURTII SUBEER AWAL WUXUU KU DHISAA XAAFADOOODA EY KOOR LEH WEEYAN INA MOOOGE
@musehassanali6764
10 күн бұрын
Ɓeenaale ayaad tahay waar anagaan.ahayn ina mooge iyo ina biixi Iisagaa idin dhaama Dhallool yahay dhankiinaa isaaq looga soo dhacaye
@Halgame334
10 күн бұрын
@@musehassanali6764 KHANIS LAWASAD TAHAY INAN KAN YARE SAKHRAN KU DHALAY HARGEISA DOWKI SACAD MUSAHA HOS FADHIYAY MADA MAQNA MISE 50 JIRBAA NIN LAGU NOQDA NIN LIITA OOYA OHIN BAY HARGEISI KU DORATAY WALIGI MU SHAQAY HAFAYOKAY NIMAN H AWALI GEYEN. SILANYA WASIR XIGEN QORSHEYNTA SIYAY WU IS CASILAY XIRFAD MALAHA AQON MALAHA HADAL QABYALADA WAXAN AHAYN MAD KU HAYSA MA MUUSE BIIXU GADHI KARA SOMALI O DHAN CILMI IYO SIYASAD MUSE BIXI NIN XATA UDHAW MA JIRO YUSRA HARTIYE JINDIGA HOYADA WASE
@AliAbdille-m8u
11 күн бұрын
Wax Nadiifaba asagaanu haynaa ee waa lama taabtaan Abdikariim Axmad Mooge
Cawilow myaad sakhraansntahay wali.sii london laguugu wasay eed ka cartay.reerka subeer awal ha caayin.paster baad tahaye.
@hamdaelmi
11 күн бұрын
Adeer Nabarka afhayeenka Xagaan ka helaa
@Yoo-g5n
11 күн бұрын
Maayir qiiro maayir cuqdad qaba
@Sasqwwgvtgg
11 күн бұрын
heego waa inyar oo guna oo ceebyaye awl waa gun an dhaqan somali malaha lehayeen waa nimnki laaha solticko waa halyaaye qaran dhaqan somali malaha manta waa halki ugu dambayse ee tabata mooge tuugaye ilahaye kaa godaye taan waa tii lagu kala guri laha
@shacbaanahmed-v7y
11 күн бұрын
Shayaaddiin xaasidiin
@deeqaaadan3611
11 күн бұрын
Asc walaal waxaan ku leeyahay iskadaa kala qaybinta iyo qabyaalada qabiilna isma soo sarikaro keligii miyaad ilowday in aad haysataan ilalkii ugu mihiimsanaa mooge tolkiibaa sosaray ee seedigiin ka xishooda
@Subeyra
10 күн бұрын
Hadan baabin
@zayidmeeaad8660
11 күн бұрын
AFGAAAJJO WAXAASO KALE MA DHAGAYSANO NIJAASYAY CABDIKAREEM GAARIMAAYAA SOOLTEEKO IYO WAXIII LAMIDKA AHAA ILLAAHAYBAA KARAAMEEYAY TA XAAFFADAHA AAD SHEEGAYSO ADAYY KUGUBKOOBANTY DAMEERW DADKU KLAMA QABBO
@xaliimocali5408
11 күн бұрын
War af hayen layne hana caayin
@Maxamedaymanyousuf
11 күн бұрын
Hay sidaasj jirto cadayn keen
@jamaadnuura10
11 күн бұрын
Imikaba laba sanadood baa hadhaye car barkhad wakaase ha soo baxo
Waar dadka hargeysa degan kulligood waa habar awal xaggay cashuurta kubixiyaan
@Subeyra
10 күн бұрын
Samadaa lagasoo doortay maayirka
@museomer9306
11 күн бұрын
Alle ha laga boqo waa la dhimanayaa
@WarsameAbdi-ii8gr
11 күн бұрын
W in xilka laga qaado mayar qiiro
@ahmedaydiddiriye2089
11 күн бұрын
Dadka waxa ugu dan uun nin sheegtay guul aanu lahayn madaxwaynuhu ader maanu ahayn kii u diiday in uu iska soo sharaxo xisbigiisa kulmiye mayirka waxa soo saaray ninkii ka dhigay xildhibaan ka uu ku noqday maayarka
@hanadhanad9579
11 күн бұрын
Kkkk wr muuse yaa dhalay neefow so ilmaabti maha duli yahow
Пікірлер: 182