Xeer waasax, xoogan na waa sax. Labadaba inaku wuu sheegay. Ee weriyahaa jiidhsiiyey
@omaromar-mc9vi
2 жыл бұрын
Scwb walaal suuaasha dadwaynaha aad waydiinaysa marki hooreeto adiga magaca MMTV Af somali ku badal
@qwertyaserty8404
2 жыл бұрын
waar malaha qaydo waa lahjadiine anagu xeer baanu u naqaan reer Djibouti...
@cawaalekulmiye9883
2 жыл бұрын
Xeer :sharci ,qaanuun Tab:nidaam Qaydo: Dhul, qayb go'an cabbirasho. Xeegaan:Xiriir is-tixgelin iyo qaddarin leh oo cid ka dhexeeya. Qaanuun (κανών) waa af Gariigii hore ee ma aha midka hada jira
Xeer :sharci ,qaanuun Tab:nidaam Qaydo: Dhul, qayb go'an cabbirasho. Xeegaan:Xiriir is-tixgelin iyo qaddarin leh oo cid ka dhexeeya. Qaanuun (κανών) waa af Gariigii hore ee ma aha midka hada jira
Пікірлер: 21