Waxaa jira seddex caruur 1=caruur aabahood jeclaa lkn alle ka jecladay😥❤ 2=caruur aabahood noolyahay jecelkiisa haysta❤ 3=caruur aabahood noolyahay hadane u nool sida agoontii naxariistii iyo jaceylkii ay xaqa u lahaayen aan ka helin aabahood😢😢 Aabayaashena ma xumo lkn waalidnimada ayey si qaldan u fahmeen waxna lama fahansiin karo Aniga aabahey aad iyo aad u jeclahay Waxaan alle ugu baryaa in gafafka ka dhacay alle ka cafiyo ❤❤❤
@umalkhayraxmed4462
Жыл бұрын
Pooòpgooopòoò0⁰j⁰000p0hp0000⁰o9go9h9gljg0go90ppp0pnh0opp00pjp9plppp0h.ll OHohlphmo.koohohojppp P pppppphjpmmphoo.hoo0lhhllhl.lljllhlhllllhllhlllphphllllhlhhl0lhloo0l.hhhhlh0hP0jpjppmjjl O0lol
@umalkhayraxmed4462
Жыл бұрын
Fhcsjkkydv
@yangjohn486
Жыл бұрын
Been madan shegin abyo lkn inta,badan somalidena ayaba nolosha si qaldan u fahmsan 🤔🤔
@barwaaqoabdirahmand3794
Жыл бұрын
Yes me 3😪😪🥲🥲
@fadumasharif8259
Жыл бұрын
🎉
@zadiikgahayr453
Жыл бұрын
Alxamdulilah waxaan Aabo noqday 2021/August/24. Salaasa waxay dhalatay 4:00AM. Ilaahay ayay mahad oo dhammi u sugnaatay nasiiyay hadyada ugu qaalisan aduunka curadayda❤Amiira. Ma garanayo habeen aan ka farad badnaa habeenkas Alxmdulilah wuxuu alle markale nasiiyay wiil Akram.❤ Rabbi ka sokow mahad baladhan iyo Abaal mug iyo miisaan leh ayaan u hayaa marwadayda hooyada Labadayda caruura kalkaalisada iyo Agaasimaha nolosha qoyskayga Cayni maxamed Cali forever love you. ❤
@hudaabdullah4173
Жыл бұрын
Masha allah ilahay haku dayo dhaman tood ❤❤❤iskuna dul gaboba wx idin kala geya ilahay idinma tuso🤲🏻🍂🥺🖤
@UmuSalman
10 ай бұрын
Amiin Wlqalil
@umalkhairnouh9177
Жыл бұрын
Kalmada Aabe waan uxiisey saa,id wllhi 2005 waa markuu aabe Alle iga jeclaaday Labadii janada ku kulma ilaahay ha inaga yeelo aabo😭😭😭💔
@shafieatam1133
2 жыл бұрын
Hees io badh inta Hestan ku haysata like 👍
@KhadarOsman-l4g
11 ай бұрын
😢 heestan waan ku qiiroodaa 😢 aabo la ,aan 😢😢😢
@nasriinbarkhad3269
2 жыл бұрын
Miss u 😢 Aabo mcn noloshayda intii ugu badnayd islamanan qadan Abahay. Waan kujeclahay aabo Allah waxan ka rajaynaya inuu markale ina mideeyo oon meel kaso wada toosno🤲❤🌏👑
@Fathi_khaire
2 жыл бұрын
Ilahy ha izku kiin keeno koley ani wuu iga hooseyaaye duco moye wax kale uma tarrr......
@aaminocabdi6553
Жыл бұрын
Aabo 😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪
@nuuroxusenabdi6580
Жыл бұрын
Same😢
@XamdiCabdiwali-uz4qo
11 ай бұрын
Same😢❤
@AbthulahyMqxamed
Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😊😊
@moulidelmi3518
2 жыл бұрын
My future daughter I promise you abe that you will live like a queen inshaa Allah 👑👑❤️❤️😍😘
@mohameddiini5330
2 жыл бұрын
My future doughter insha Allah❤
@akrammohamettofficial4591
2 жыл бұрын
I wish allah Give me Bellow Son In the future
@ahmedyoung2405
2 жыл бұрын
M.a my father ilove 1024
@youtubealfa2111
2 жыл бұрын
🤎🤎🤎
@amalmohammed7785
2 жыл бұрын
@@mohameddiini5330 Z
@amranmukhtaar7199
2 жыл бұрын
Waxan jiraa da'da 23 sano ah hadana waligay Aabahey ma arkin wuuna noolyahay naxariista aabo ma arkin hadalka wngsn ee Aabe mihiisa dhahana ma maqlin waligay Noloshayda waxan soo koray Aabe la'aan Waxan illahay ka baryayaa in ubadkayga mustaqbalku ay heli doonaan Aabe Wngsn Aniguna aan unoqon doono hooyo wngsn Walibana Ay heli doonaan wixi aan nasiibka uwaayey anigu Aabo wan ku jecelahay Waxkste oo dhacayba wllhi😭
@haboonhoodo2663
2 жыл бұрын
Sorry wllo nimanka soomalida badankood aabe fiican ma noqdaan ilmaha waa dayacaan khaasatan haday hooyada kala tagaan imika waad kortay uma baahnid hadaanu markaad ubaahnayd aabe ku garab istaagin inshaa Allah caruurraada aabe wanagsan heli doona
Bal Sawiro adoo gabadh ku curtay oo heestan u qaadaya! Alla qurux badanaa. Curadda gabadha ahi waa qayb kamida Nimcooyinka ilaahay Dadkiisa ku arsaaqo. Allow gabadh Curad ah ayaanu ku waydiisanay. Aabbe Khadraay Waanku sugayaa, Idamka alle si wayn baan kuu jecelahay. "Heedhe Boqoradaydaay aabbo Rabbi baylah kaa hay aabbo Baarri Waalid ii Noqo Abbo."
@sharmarkecilmidiriye1207
2 жыл бұрын
Alahku siiso wll
@cadnaanmaxamuud1435
2 жыл бұрын
Wwwww
@ubaxcumar3016
2 жыл бұрын
Wllhi been maaha allow gabdhaha curadka noodaa oo noo wanaaji
@nimcoahmed7658
2 жыл бұрын
Insha allh wllo ilahay wuu ku sinaya intayo inkabadan baa anagana alle ha na siyo🤲🤲🤲🤲
Aabo mcaan aadban kuu jeclay😭❤inkastooh caruur kle leeday ood iga jeceshay hadana iska wran markaa idhahdaa ku farxaa🥰ilaahy haku daayo
@Unique_girl77
2 жыл бұрын
Mcnto ilahay ha kuu deesto aabo wa aabo waxn rajena kolay adiga mad helin aabaha rajynaysay lkn in aad caruurtada u doorto mistaqbalka abo u qalma hadii aad u doortayna ilhay ha ka dhigo mid u qalmo😩🖐🏻
@miskymohamed1352
2 жыл бұрын
Abayo illahay abahaa iyo hoyadaaba ha kuu daayo oo kuu barakeeyo labadabo farxad ku noolow dunida lkn abayo waligaa walidkaa cuqdad ha u qaadin oo ha aaminin inii qof lagaa jecelyahay😍👸
@Maxamed_yare
2 жыл бұрын
ilahy nabad ha isku keen tuso aabo ismahaan boqoradydii😭🥺😭🥺😭💋
@HaniitaCabdiraxmaan
11 ай бұрын
Daryeeel aabo anoo yar baan wayay aadna waan u jeclaaa abahay dabadiii xasuusihiisi baan la noolahay 😢
@user-vb8ux8nd6s
9 ай бұрын
Aamiin Aamiin Aabooo
@carabxasan840
2 жыл бұрын
Baari waalid iyo farxadaad ku baraartana alaha kaaga dhigo caruurtaada ahmed aarshe
@hoodoabdi6948
2 жыл бұрын
Ale haku naxariisto abo
@sportingtube2480
10 күн бұрын
Aabo waa ahay wiil qurux badan ilaahey isiiyay oo baari ah ilaah ha ii deesto ilaahoow gabar isiii naxariis waaye gabdhaha😢
@Unique_girl77
2 жыл бұрын
My future kids waxn rajena in aan idin dooro aabo idin qalma 😩🖐🏻
@zuuzannayjeeria8781
Жыл бұрын
Aabo maaha waa hadyadaha iyo nimcooyinka uu rabbi kugu manaystay kuwa ugu wayn waxana abo la anta dreemi kara ruuxa abihi waayay aabo allha kuunaxariisto qabrigagana hakuuwasiciyo aabo maaha xasuusahagi iyo daryeelkaagi af isinjirtay mid an ilaawi karo🥰
@sahraahmet8443
2 жыл бұрын
Miss u aabo mcn illahy haku naxariisto mcnoww🥺💔🤲😢
@sucdicali6845
2 жыл бұрын
Masha Allah aabo Alle how naxariisto ma ba arkin runtii xanunka Aabe la'aanta waxaa dareemi Karo qofka aan arag
@kikiqueen9773
Жыл бұрын
Aniga Jcyl ka Aabanimo ma arag wuu naga tagay anoo 2 week jira hadana 27 years ayaa ahay waligayna halmar ayaa arkay mana Kala jecla xaqa aan ku leenahay Allaw kaa samax Aabo Gafka kaa dhacay ani ku samaxaye 😢🥹😭😭🩸🙏
@SaabiriinCabdicasiis-s2v
7 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢abo mcn ilahy ha ku naxaristo
@sahraibrahim6736
Жыл бұрын
Walahi waan ilmeeyay ilaahay ha iidaayo aabahy mcn
@raaqiabdi2241
9 ай бұрын
Asxabey aabahey iyo hoyadee ikusoo duceeya wey iga dhintene
Abe macan allow ku naxariso 😭😭😭 abe naxaris badan ayuu ahaa abehey qofka abe mnta u nolalyahey waa qof nasib badan allow idin daa intu abohod nolyahey intuu abohod dhintena u naxariso
@user-xt1sq7lw4q
Жыл бұрын
Aamiin aamiin yaarabi 🤲 😭😭😭😭😭🤲🤲🤲
@maxamedcalixasan4999
Жыл бұрын
Haduu abahey ii nolaalahay nolol nuuce ku nolalaha😢😢
@najmamoh2573
Жыл бұрын
Aabo jacayl iyo tarbiyadba I baray ayaan haystay waliba aan ilaah abuurte u jeclaa lkn cawa uu iga hoseeya aabo mcn Wan kutabaya Murugan dareemay malintan kuwayayban weyeshadaa aabo mcn alle naxariis wasacan ku waydiinaa aabo mcn😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲
@drsomali19
Жыл бұрын
My eyes are filled with tears as I write this comment 🥺 I miss you my beautiful kids. I am so hurt and I hate the circumstances that brought about this rift. People are bad and I hope you will cruise through this difficult moment. 😭
@drsomali19
Жыл бұрын
I miss you aabe 🥺😭
@jelleibrahim2996
Жыл бұрын
Sorry bro. I do feel your pain but god willing you will reunited soon.
Aapo mcn waligay isman lahayn habeen ayaad ka foganaysaa waxan ka soo maqanahay mudo 40 tan cisho ah aapo mcn alle haykaa daayo wn u xiisay aapahay mcn ❤😢
@nasrofarah8216
2 жыл бұрын
Aabe waa qimihisa mid erayo ama falo lgu goobi karo maho intii abhood dhimaty allaha unxristo intii noolna alla nbd iyo cfimd cibado suban i.a😫😫😫💯💯💯💋💋😪😪😪😪😪
@abdirahmancolhaye1710
Жыл бұрын
Aabo alle haku naxariisto Geeridi aabahay 40 days aya kaso wareegay 😭😭
@xayaatmuhamed9215
Жыл бұрын
😢😢😢😢😢22 sano ma arkiiin ilahayow ha ku naxaristo Aabo mcn haben an dartada oyiin ma jirto 💔🥺🥺
@Zaynab_033
11 ай бұрын
Rabi baa ila kaa haay aabo❤😢 Jidka toosan kuugu beeg aabo Bartu diin taaliyo aabo❤😢 Ku bad bar wanaago aabo Bari walid ii noqo aabo❤ Aabe illah ii daayo alxm❤😢
@AxmedCalasow-c8s
Жыл бұрын
Aabo mcn waa nolosheyda ❤❤❤❤❤❤
@abchennal9444
11 ай бұрын
Ax abo alle hakuu naxaristo 😢😢😭wuxu isoo koriya 10 sano oo cimrigayga ka mida anagon isku guri jogin bu jirkayga iyo naftayda ka war hayay oo sxp iyo wll iyo warid intabaa ii aha dardaran kisi igu dameyay abo abo abo 😢nin adag noqo oo wx baro dardaran marka xasusto an oyo 😭😭wlhy oo cildarti dibnaha qanino manta waa malinku arki laha dardarankisi iyo riyadisii ina rumeyay lkn 😭💔illahay qabriga ha u wasiciyo janatu firdawsa aclaa haka warabiyo 🤲🤲🤲2012😭ano 10 jira baa gacan ka xaqdaran dishay 😭wa xiliga ugu farxada badnaa oo ugu bahida badnaa mid inkaar qaba baa indhaha iga turay oo agantinimo iyo dacif nimo iyo cuqdad iyo niyad jab igaliya 😢wxan la kulmay dad kuwii ugu xuma oon ehel iyo adero la oran karin ilmuhu markuu agoon noqdo waa inu kalinti abihi baneyay oo aderada iyo edoyinku madaxa u salaxan oo waa u naxaris oo dintaa shegtay lkn 23 adeero iyo edoyin iskad wx ay isiyanan iyo madaxay ii salaxane anay xaqaygii cunee🥹any way niyad jab iyo xanuun badan oo ilaa hada ah gushuu way dhowdahay wxana ahay her jamacaded alx abo waa ku xisay 😭alle haku nimceyo Qayb ka mida nolashaydi mugdiga iyo abo la anta😭😢🥹😭😢💔
@ah3069
9 ай бұрын
It was never my wish to be away from them but sometimes circumstances force such a rift 😢 my hopes are that God may bridge the way for us to meet again 😢in shaa Allah
@CabdilahiYusuf-hd8eo
Жыл бұрын
Cwa 20/8/2022 waa hbn abaheyy oo is ku magaalo ku noolnaheyy arkin Malmo dhan sababo owgod 😭abow allow citizens dheer io cafimaad kusiii
@maryamoxasan2289
5 ай бұрын
Waligay mahelin jacyl abnimo😢
@BaHaLjr
3 ай бұрын
Sorry wllo😢
@xasanmahad2490
2 жыл бұрын
Abo meel kastoo ku nooshahy illhy dhip kuma tuzo abo mcn Wayaha iyo duruufta ayaa inoo saamixi wayday inan aabo agtada kasoo toozo oo aan kugu idho doogsado lkn abo inan noloshu ina midayso illhy ka baryaya aabo Mcn ❤❤❤❤❤❤❤😭
@sucaadomaxamedcabdi8127
Жыл бұрын
Same 😢 aabeyashena Alle nabad hanagu kulumiyo
@minhajkadir856
11 ай бұрын
My future girl u will live like a queen baba 💗
@ugaskawadanka2623
11 ай бұрын
Aaway carurtiii somaliyed cadaan bad nahorwadaaan
@Ismailmaria03
2 жыл бұрын
Mar marka qaar waxan ku fakaraa inaan nin ajinabiya guursado si ay ilmahaygu u helaan jacaylka aaabo nimo oo aanan anigu soo arag noockastuu yahayba waxan ku bar baaray meeel ay ceebka tahay in aabuhu ka ag dhawaado caruurtisa iyo xaaskiisa hdiiba uu ka ag dhawadana waxa la leyahay naagta ayaaa falatay mxan dad naxariis la heen aaan unahay anaka horta
Boqoradayda Khadija said aabo rabi dhib kuma tuso intaan noolahay garabkaaga ayaan ahay aad baan kuu jeclahay aabo macaan ❤❤❤. Maalin ii khaas ah 20/11/2022.
@ifrahmohamed7255
2 жыл бұрын
Aabo mcn ilah hku xafido ❤😘
@abdiwalimohamuud1153
2 жыл бұрын
🤎🤎🤎🤎
@user-iw4ld3ij4t
8 ай бұрын
Abo macaan allow ku naxaristo jantul fordowso ilahey haako geyo waan ko xeseey abo macaan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-vj2ol2gb4r
3 ай бұрын
Abo walhi saida ku jclyyy ale hyka dayo baba
@user-xt1sq7lw4q
Жыл бұрын
Wan ku jacelhy Aabe Mcn io hooyo Mcn Allah idin daayo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰
@Amineta.0
10 ай бұрын
Abe mcn waxey dunida igu cidleeyey 2017kii allow kuu naxariiso wanagaagii ma ilaabo Abe mcn iyo ducadaadii aad iiduceyseyna illahey waa Ii aqbaley
@sumayaahmed-lg6rb
9 ай бұрын
Heestan markan maqlo naxarista aabo wxey thay aan dareema 😢🥺😭
@sucaadomaxamedcabdi8127
Жыл бұрын
Abahey lama korin inkasto yahay aabe naxriis badan oo aad gbdhaha uga dabacsan hadna ma helin inaa waqti badan la qaato oo aan la nolado hadna mudo ma arag runtii abahey aad baan u jeclhy alle ha iideystee 24/8/1012 ayaan safar la galay in dhan 12 sacdod ama hal malin runtii siduu iga fikirayey iyo naxristisii ayaa qalbigeyga ka go,I la, anigo waliba da,yar oo hadna in mudo ah is arag hadna ka xishonaya Abbe❤ mcn waxan rajeynaa inaa dib u kulano oo aan waqti fcn aan wada qadano anago cafimad qabno🤲🤲🥺
@MaxamuudJiile
8 ай бұрын
😢😢😢😢Abe alle haikadayo inbadan wankujeclahy Abe mcn😊
@user-pv8tt3ih8f
Жыл бұрын
Aabo alle haku naxris to wn ku jcla lkn ilahba naga ka jclhy jandi kuwa ku kulma alle haynaga dhigo aabo😢❤wa mlin jimca ah 7 july 2023 08:57 ilahay danbigaga ha dhaafo aabo😢
@khadijaahmed820
Жыл бұрын
Waxa uu ahaa Aabe Mid la daalan sidan u heli laheen Nolol farxd leh Ani waxan ahaa qofta guriga ugu yar mana arag aabe blse marwalba aabe waan wada hadli jirnay aadna waan u jcllaa aabe Ciil ka weyn majirto inadan aabaha arkin markan is arki rabnayna wuuba dhintay Qadarta sidaa noqotay 20/10/2020 Ma illoowi karo Allah hakuu naxaristo aabe mcn Warsantada Wey ku xiistay wllhy 😭😭
@hanikhadar7600
2 жыл бұрын
Hestan abayaal badan ayey qalbiyadooda jilcisay
@user-vb8ux8nd6s
9 ай бұрын
HEE DHE BORADANADAAY HUUNO TIINAGULABIIRSHAAY HUUNO RABI BEYLAH KADHOR AABOO
@AhmedAnka-cu7sg
4 ай бұрын
My life aabo mcn miss you aabo ❤❤❤❤❤❤mcn 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Пікірлер: 355