You prolly dont give a shit but if you are bored like me during the covid times then you can stream all the new series on Instaflixxer. I've been binge watching with my brother for the last days :)
@alexisroman9359
3 жыл бұрын
@Harold Uriel Yup, have been using Instaflixxer for since november myself :)
Caawa taariikh iga ooohisay heestan wlhi waayo Waxan dhagaysanjiray 2011 mar aan geeljire ahaaa oon waxba baran maantana waxbaan bartay alxamdulilah wlhi hada form four classes ayey ii hadhay labo bilood caawa oo ay taariikhdu tahay 12/3/2021 ilaahayban u mahdnaqayaa jaahil kiii iga saaray hada Waxan joogaa casimada labad ee somaliland boorama
@hassandeq3928
3 жыл бұрын
Good luck to your exams
@Ehel_caazhaq77
2 жыл бұрын
Masha alla bro
@volcanicchannel1311
Жыл бұрын
Congratulations bro keep learning
@NugalGarowe-qk7hk
4 ай бұрын
Wall waxa nasiib darro ah in schoolka in aqoon lagu dhigto aynu u qabno maantay😢😢😢😢
Xasuus 2012 ku dhaqeysan jiray Ethiopia 🇪🇹 specially Bk muxu wakhti ahaa hadan waa 2023 oo dhamaad ah bisinka Allah khaatimada noo xaqaajiyo🤲🤲
@hamdaismaacil7737
Жыл бұрын
Wllhi hestani waa hees daren dhaba ka hadleysa mar waliba on qofkan jecelhy isku dhacno anba kala xanaqno ayan dhageysta waxan so boqdey cawa wllhi murug saiida daremayah alleh waxan ka baryaayah inaan helo qofkan sida dhabta aan uu jecelhy cawa sacadu waa 9:02 sanadkuna waa 10,1,2023 haben salaso so galeyso wllhi mar walba qoralka wan so boqan dona insha allah hadi alleh igu simo😭😪
@jimalemohamed68
9 ай бұрын
Alle qofka aad jeceshay haysku kiin sakhiro
@DrAsiyahaybe
9 ай бұрын
Farax walal, oo qosol nolosha ilahay ha inoo qurxiyo
@MohamettUpdifatah
2 ай бұрын
Wakhtigu wu dherenaya wxa kaso wareegtay 1sann0😢
@bisharabdiwahab5352
4 жыл бұрын
Hesstan Xasuus Beey igu Leedahay Runtii Qiyaasti 2011 Baan Aad ugu dhageysan Jiray Radio Cajal Anigoo Dadeydu Yareyd Hadana 2020 Baan Dib Youtupe uga dhageysanayaa 👍Waryaa ila Mida
@nasramahamed4460
3 жыл бұрын
Aniga oo xusuut teeyda aan hada ka arko gurigii aan gali jiray marks aan malo ar aduunkaanaa
@somali-1xbet190
3 жыл бұрын
🥰
@Inspireyoursoul493
10 ай бұрын
Kaliya waxaa 3 bilood ka hartay 2024 weli na sidaan markan yaraa ujeclaa ayaan ujeclahay 😊❤
Bariigii an kuulan nay iyo barashadeen tii x galileo.
@zayidalii6316
2 жыл бұрын
Wlhi heestan xasuus gooni ah ay ii ledahay ax ax ax ax az 😢😢😢😭😭😭
@salmaankuluu813
3 жыл бұрын
Qisada hees taan aniga ayey hada i hey sataa allow ii soo celi jacel keyga iqro aad ayn kuu jeclAhay waligeyna waan ku jeclan donaa xppti
@hashimaxmedcali6229
4 жыл бұрын
Wlhi hestan xasuus gar ah ayay iledahay xiligii hestu so baxdY gaDh ayan Si Dhab U jeClaaah alw daaa gabdhaha somaliyed❤
@djamaroblehwais7793
3 ай бұрын
Ça me rappelle un beau vieux temps en 2010 ❤❤ qui regard en 2024
@mcaadif1907
Жыл бұрын
This song will never get old 2023❤
@rasmimahad1671
Жыл бұрын
Heestan mar walba oon maqlo waayo waayo baa iguso dhaco waan murugodaa waayo dad badan oon isla firsanjirnay film ey hestan kuso gali jirtay 2010 manta wey naga hoseeyan hooyadey iyo habaryartey baana kamida 😢
@Arafat_1148
6 ай бұрын
Ilahay ha u naxariisto walal
@ABDILADIFADANABDILAHI
Ай бұрын
Aduunyada Iska caynkaas aa wllo Alle haw nxrsto😢
@jinbiasedeatjinkook5678
9 жыл бұрын
wow!awesome, I love u axmed biif your my favourite singer
@kadoon22
3 жыл бұрын
Anna boogti caashaqa Waxaan ahay bastay oo Barkin taan dul aalaa Jacaylow waankuu xiisoo waan ku salaamayaa😁❤
@Jama143
4 жыл бұрын
2020 listen🙄🙄🙄🙄
@sakariyecabdiraxmaan4614
4 жыл бұрын
Haye man 2020
@cabdicassan9659
3 жыл бұрын
2021
@yaxyecaddesixii6596
Жыл бұрын
2023
@YuusufSiciid-xc5yz
10 күн бұрын
2024@@yaxyecaddesixii6596
@ikrannur8086
6 жыл бұрын
Anyone listening 2018🤣?
@mohamedabdinur75
6 жыл бұрын
Aflah Yasin the song dates me back to my university schooling days. The rest of the story is case rested.
@muuminmedia6044
4 жыл бұрын
2020 🤣
@mohamedabdi4519
3 жыл бұрын
3021 Remembering
@mudaneyarechannel1667
2 жыл бұрын
2010 ilaa 2021 ayaan dhageysahayna😂
@luulmohammed6348
2 жыл бұрын
2022😂
@kingkaraama7200
6 күн бұрын
2012 xasuus 😢❤
@user-zs6cx5qx2w
11 ай бұрын
Ahmed biif best song....one of my favourite songs
@hal-abuurdhajacjimcaale5590
3 жыл бұрын
Recalled childhood days. Caawa oo ay tahay, 22:00PM Sunday, 15 August 2021 baan dhagaysanayaa.😪🥰❤🙏
Heestaan waxey utabaneysa Si gooniya🥺😥😭 after 6years Baan dhageysnyaa waki waxaan lanoolahy xaasuusteeda 😥🥺 Qalbiga kama Baxyside😔
@muxiyadiinkhadarahmedqoran81
2 жыл бұрын
❤bahida kalgacalkiyo❤ ❤boholyowga aan qabo❤ ❤naftu ku basaasto ❤ ❤bogsan wayay awgaa❤
@sagal227
11 жыл бұрын
very gud quality song, and verry touching
@zuhaybcrahman4057
5 жыл бұрын
Ahmed biif ookle fnan la dhah
@saramahadyuusuf6853
Жыл бұрын
who listen 2023😢
@ahmedabdishirekeyse9438
8 жыл бұрын
ahmed beef oo kle baa fanan ladhaahaa sxb
@user-ed5nd3mr2f
2 ай бұрын
Wallhi waasax
@Zizo_zizo86
Жыл бұрын
Ceynanshow adiguna baraariyo barwaaqaad lajiiftaa ana boogti caashaqa waxaan ahay basteeyoo barkintan dul aalaa rabiyow raxmaanow calaf iigu dar kheyrna iiga dhig yaa rabi allaahuma aamiin 🤲
@indho_uroonashir1597
2 жыл бұрын
Still listening in 2022🥺
@juliemayo9462
7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@asmaaragsan3792
3 жыл бұрын
2021 ka bishii june 13 kedii ya dawanaya habeen isniina ala maxan jeclaa axmed biif ila hada o u axmed khayr labaxay heesihisa madayo🙄😭😭😭😭😥😥
@salmaankuluuofficial
2 жыл бұрын
Wllhi abaayo isku mid nahay runtii aad ayaan u jeclahay axmed biif heesi hiisa
@Aliyah7367
6 ай бұрын
2024-1-8 anoo og inaa kala tagney ayañ hadana ku jecelahay zhp nooolow intay nololi jirto🥺❤
@sharmaarke-Nabane
Жыл бұрын
1:13 Adiguna badhaadhiyo Barwaaqaad la jiiftaa Anna boogtii caashaqaa Waxaan ahay basteeyoo Barkintaan dul aalaa !!! Sheekh Axmed Khayre ( Biif )
@SalmaMohamed-le6po
2 жыл бұрын
2022 listening 🎶👌♥❤😍
@abubakardimbil
2 жыл бұрын
Me too here today🎼 Aesthetic
@SakariyeDahir229
9 ай бұрын
Alla xasuusuhu marna kharaaraa marna macaanaa, wakhti tagay 2012. 2013
@ahmedbiif4059
Жыл бұрын
Waw super
@abdifatahmahamed7272
11 жыл бұрын
hhh obsa waa nice song i like this song
@abshirmohames8373
4 жыл бұрын
1/1/2020 who is listening
@cumarfaruuq9216
4 жыл бұрын
We can listen this song everytime but he is became sheikh
@kadischannel4211
3 жыл бұрын
The first love kaygi uqaday 2021 ila alanka wan qada 10 year sano ka so waregryty
@IssahassanAbdi-pp1bh
Жыл бұрын
2012 xss goni ah gbr an jcla ban. Hbn Ugadi jiray anigo dhbtda ku jifo. Xnn wlh cawa ayn so xssty Ayaan rer kga alh. Ku ngeyo isku wara abid midka clf ale kgu daray 😢
@Shafie-Mohamed-Osman
2 жыл бұрын
M.a shiq axmad qayr wa quruxdi oo qof ah maba I badalo mana gaboobo
@abdilaahidalmar9436
3 жыл бұрын
Heestan cajil ayan ku dhagayszan jiray 2003 ... iyada kaliya ma ahayn album 2001 so baxay ayuu ahaaa oo .... 17 sano kadib caawaan dhagaysanayaa oo ku beegan 23/8/2020 ... 17 sano kadib....
@jannoomer7263
3 жыл бұрын
Waa long time walahi🥰
@yushna_abdi6751
3 жыл бұрын
Anyone listening this 2021
@user-gs1qj7vj3s
7 ай бұрын
War somaliyeey dhabaan meeel un kusheega❤️❤️👋👋
@abdiqani_4942
4 жыл бұрын
Still I am Listening Aug_21_2020 Waloow uu Imika Dhankii Liibaanta U baydhay Codkiisii Macaanaana Dadka Ku Tujiyo Diintana ugu Baaqo, Ilaaahy Khaatumada Ha Tuso Dhalinta Inteeda kalee Fanka Ku Jirta 👏🏻✔
Wahaan so xassustay 2017 aniga iyo wllka oo aan jogno mel laga qaxay oo aan ku cuney no Doro oo aan sohadbey ax ax ax walhi xasuus taas ilaa iyo hada igama Goin hada wahaa lamaraayaa 9/2/ 2024 😢😢😢😢
Пікірлер: 238