how u learn oud or can you tell me easy way to learn it ????
@Mohamedmaden-co3mn
4 жыл бұрын
Ahmed am one of the best funs of your father. I do dream of visiting Mohamed moge town so as to deeply understand the genuine history of the late legend. Am cultural researcher may I meet you in person? Kindly leave for me your direct contacts
@Kurbo_gaming_x77
Ай бұрын
29 Hambalyo sxb
@khaalidahmed6598
11 жыл бұрын
yaaaa salaaaaaaaaam wiilkan yari siduuu u garaacayo waan ilmeyn gaadhey sixteen sidaa wax u garaacayo ..oo cod rageeed leh mash alaaah waa codadka uugu quruxda badan ,,cod raganimo leeyey maaahs alaaah
Rageedi. Thank you. Mooge was a legend and a national icon. Your the next big singer. Somalis have not had a genuine artist for almost 3 decades (30 years).
@moogeyare
12 жыл бұрын
It is called Kalahi ban leyahay . thanks for watching my video btw .
@daudbaabuur
12 жыл бұрын
yaa salam ya salam mujahid mahamed mooge muu dhiman ee wuu noolyahay ilaahay haw naxariistee inta uu ahmed yare noolyahay ilaahay haku daayee idnr
@amywayeel
11 жыл бұрын
Heestan waxa la yidhaahdaa "Kal Laxiib". Miraheeda na waxa allifay Abwaan Cali Saleebaan Bidde (AUN), in early 197s.
@MegaSakandar
12 жыл бұрын
weeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeey ya salam wallee waad keen tay
@khaalidahmed6598
11 жыл бұрын
ahmed babu bro u made cry the way singing and beats ,,really you are talent ,,,,you are the only one who broke the record of Mohamed mooge
@khaliilcabdirisaaq8321
6 жыл бұрын
he'saan qadnaa sa u heesa ama naga daaya
@Ayatulle_Wise_Man
11 жыл бұрын
Salam to you Moge-Yare. You know a number of the poet/friends that used to write Mohamed Mooge'es songs are still alive and well in Hargeisa. I think if you contact them and go to Hargeisa they might write something about your resemblance and talent. One more thing please put all your effort into mastering the Somali language. Keep it up.
@farhanosman9717
3 жыл бұрын
Waaw bro geesi
@gulled32
12 жыл бұрын
MashAllah it is awesome to see Kaban been played how it is supposed to be. Keep up, but don't forget more importantly Quran and your studies. Well done again!
@MegaSakandar
12 жыл бұрын
waaaw wiiiil walahay wuu iga badiyey yaa salaam garanaayaa garanaya , soo bar baraar adeeero waad la haysaa
@dogoblebancade8963
12 жыл бұрын
Walaahi waa Mucjiso. Wiil Yar oo Maraykan KU Dhashay Hadana Ku Koray Oo Sidan U Tumaya Oo Ku heesaya Heesihii Maxamed Mooge Libaan A,U,N Macquul ilamay ahayn ilaa an dhegaystay arkay heesuha erayda qaar Dhib ku Yihiin,,, ADEER Walaahi waxaad tahay wiil yar oo Masha allaah ah, You are Very Intelligent and its Amazing Keep Up adeero And Thankss
@khaalidkhadar6456
2 ай бұрын
Wll mu ku dhalan ee qisadisa so dhagayso maxamed Mooge aya barigu itopiya jogay abihi inankan yar zhip ahayen
@cwarsame
12 жыл бұрын
Mucjiso. The man lives on. Take a bow mate, take a focking bow. Pure skills. We watched this clip and the other black and white short version, in a room full of ppl. Old and young, you got a unanimous round of applause young blood walahi.
@yahyeilkacaze8583
7 жыл бұрын
wow kaban kii laba iyo toban xadhig laha ahaa ee ina mooge ayuu garacaya
@6Dahir
12 жыл бұрын
Inankan waa mucjiso! Maxamad Mooge Liibaan ma dhiman.
@caanaley
11 жыл бұрын
maansha allaah you are very talented , keep up the good work!
@MultiMiido
12 жыл бұрын
mansha alah soo barbaar adeer kuwo kale ayaanu kaa sugaynaa
@qadawawrabaax5793
12 жыл бұрын
Wadanka kaalay........Reborn of Mooge...... Adiguba mujaahid baa tahay. Cidna wax laga waydiin maayo....You are the living one. Come on. Kaalay Hargaisa oo arag sida laguu soo dhaweeyo... waxaan hubaa inaad mudo ku noqon doonto the living legend..........waa lagu sugayaaa
@143som
12 жыл бұрын
caadimaahan kabankaan. like it
@kurlibax
11 жыл бұрын
Ahmedbabu Great work .........u are true legend ... Keep up the work one day you be remember ,Come hargeisa and Show the people ur creativity it will be much appreciated.
@huunodhalgobeed3595
11 жыл бұрын
wow! caadiba maaha maasha allah
@mustafaaden736
11 жыл бұрын
Maansha Allaah. Waa hibbo Illaahay ku siiyay, waxaad noolaysay wixii ay ummadeenu lahayn.
walaahi waa fanaan aad iyo aad u qaali ah oo dib u dhashay , aad u yar talent fiican leh , waxaan hubaa inuu umada somaliyeed magac weyn ku yeelan doono mustaqbalka dhow , waana in lagu garab qabtaa heeso aad u macaan loo suubiyo , waxaan leeyahay meeshaada ka sii wad , huromar ayaa ku rijeynayaa , in badan inaan ku nasano ayaa rijeynaynaa heesahaada degan oo macaan , well done
@mawlidyolac9445
8 жыл бұрын
Masha Allah ina Ahmed Ahmed mooge libaan hhhhh walagu aburee walee Codkii abihii wali ujogaa allaw ku xafid sxb Ahmed siqiir
@mroomaar123
12 жыл бұрын
musica iyo codkaa idiley ...adeer, runti kama daaalo dhagaysiga heesahad na xasuusisay well done qaar kaloo farabadan try garee ... wan ka sugaynaa . thanks
@worldwidedahabshiil
12 жыл бұрын
This is Absolutely BRILLIANT - AMAZING - FANTASTIC - this is one of my Fav songs of all time, and the way u played it is SPOT ON.. you have a NATURAL GIFT young brother, please upload as much as you can, and never give up - in a few years you will be one of the Biggest knowns names --- THANK YOU YOUNG BROTHER- you made my day
@ahmedbarre3617
6 жыл бұрын
Anigoo ladnaan qabba Leellaamo dooddaa Lullo na iga dheertoo Hadba labba legdooddaa Superstar. You got for me emotionally yes
@NimoDaad
Ай бұрын
Anigoo ladnaan qaba miyaan laamadoodaa lulana iga dheertayoo hadba labalegdoodaa
@marwaali2102
11 жыл бұрын
saanaa loo keenaa fanaaniintii hore mise waa leeyska daayaa yac
@mr.haatuf8726
8 жыл бұрын
masha allah afkaaga caano lagu qabay
@Hariirshow1
13 жыл бұрын
mansha allah keep its up bro big fan of mohamed mooge and u too
@BarkhadKaariye2
12 жыл бұрын
Maasha ALLAH! Waa hibo aan iska yeel-yeel ahayn oo Alle bixiyo....In la soo saaro ayuu mudan yahay oo la bandhigo, diyaar baanu u nahay..000
@yusufa.m.5418
9 жыл бұрын
Maan ihi nin liitee ama layli gabanee Qalbigayga lahashada sida laabta xuunshada Waa lagu abuuree: Lur ba ima haleeleen haddaan aashay luudee: Kal laxiib baan lee yahay Kal laxiib baan lee yahay Waa waxa i lumiyee! ~ Erayadii Abwaan Cali Saleebaan Bidde (AUN)
@isaaqkingdom2031
8 жыл бұрын
+Yusuf A. M. weuu nool yahay abwaanku
@yusufa.m.5418
8 жыл бұрын
Walaal, ii sheeg halkee buu ku nool yahay? Warkaagu wuu i faraxgeliyay. Mahadsanid.
@isaaqkingdom2031
8 жыл бұрын
+Yusuf A. M. Hargeysa gaar ahaan xafada maxamed mooge in kastuu uu iska liito
@suldaannuurdhagacun
8 жыл бұрын
+Isaaq Kingdom ahmed salaban bide waa nool yahay ilahay cimriga ha u dheereeyo
@yusufa.m.5418
8 жыл бұрын
Haa yee, heestan Axmed ma curin ee isaga Abwaan ay walaalo ahaayeen, Cali Saleebaan Bidde, ayaa sameeyay. Maxamed Mooge heesihii uu ku soo caanbaxay ayay na ka soo mid ahayd. Mahadsanid.
@shooqicartan7191
11 жыл бұрын
axyaa wadani carbkaaga lagu qabay caano adeer soo barbaar walaahi waa maxamed mooge oo halkaa soo taagan
@AnwarAli-mz8qd
11 жыл бұрын
allah yecizak qataar
@fatuma100
12 жыл бұрын
Omg you are really good wallahi. I wish I would song with you...
@worldwidedahabshiil
12 жыл бұрын
waa lagu Abuureeeeeeeeeeeeee.....
@lakiamxedlakiaxmed7467
2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤💘💘💘💘💘💘
@zulfafara3919
2 жыл бұрын
❤👍🇪🇹
@akeemdayer
9 жыл бұрын
Respect! !!!!!!!
@puresomalilanderberberawi494
5 жыл бұрын
SIDAN maqlay wiilkan maraykan mu so dhafin lkn was yaab sdu ukenay EE u garaacayo kabanku mujahidka
@TherealNomad01
12 жыл бұрын
@monkeypoop77 Keep it up young bro, you're truly amazing and incredibly talented...
@ugasjamajama7486
10 жыл бұрын
Abwaan Jama
@kaaliyekaalie3124
5 жыл бұрын
Talaw wiilkan yaa dhalay ?
@abdullahinayruus9989
11 жыл бұрын
Waw
@bureqa18
11 жыл бұрын
Mansha allah Respect
@ridwaanmohamed9581
5 жыл бұрын
HEESTAN oo original ah igu caawiya
@mehiden
12 жыл бұрын
just tell me the name brother of the song, or were i can find the lyrics
@moogeyare
12 жыл бұрын
you won't find it online .
@ROPERTOBAGIO
12 жыл бұрын
Guleyso saaxib hakacabsan cidna copy the good ones then make you're own just dititalise only this is the best so far
@mehiden
12 жыл бұрын
what the name of this song
@khalidahmed1542
9 жыл бұрын
uu noolyahay ahmed saleeban bide wllo masha waxan la yaba kuwa jooga africa ee dhagaysta heesa ayna fahmyn nin waa amercan macnaha uu ku dhashay hadana sida u hesaayo wa nin aan cadi keeni karn sida uu heeso masha alalh
@dayibaxmed7400
7 жыл бұрын
Sxb cali saleeban bida lahaa Heesta oo dhintay Laakin Axmed saleeban bide wuu noolyahay wallo ayay ahaayen
@ridwaanmohamed9581
5 жыл бұрын
1. HEESTA OO QORAN MA igu caawin kartaaa 2. Iyo iyadaoo original ah
@majidabdalla8858
3 жыл бұрын
@@ridwaanmohamed9581 sido kale wan ubahanahy
@yasminali5899
11 жыл бұрын
omg Masha Allah y do u have 2 be 16 lol
@Qoordheere.
12 жыл бұрын
wow kun jeer hambalyo bro axmed mooye yare waxaana kaa sugaa heestii BABAYGII JAMAAMO heestii aheyd ee maxamed mooge uu horay u qaaday mahadsanid
Пікірлер: 81