Absolutely, you're an amazing lady, and the issues you highlighted are crucial, so it is undoubtedly beneficial to every person travelling from one place to another. To sum up, plan ahead and find out all relevant information on entry, taxation, and safety regulations. May Allah bless you with his mercy.
@bincamir1
3 ай бұрын
Yaad lahadleysaa ?
@Abdulnashville
5 ай бұрын
Umu Amiir cashar fiican kasoobaratay Kenya Airport waloobahanyhy in Be aware in la ahaado meshan kistaada kumareyssaa wlc musuqmasuqland 😂😂😂😂😂😂😂
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
3 ай бұрын
Wadankaagii SOOMAALIYA kulaabo oo jeclow.
@abdullahiibrahim2674
5 ай бұрын
Kenya people waa dadka ugu fiican Africa. Ee taa ogaada.
@omarmohamed5120
5 ай бұрын
Baayac mushtar haddaa tahay Cadeyso, cashuurtana iska bixi, Somalida ayaa lagu yaqaan Dad fowdo ah !!.
@Adm9464
5 ай бұрын
Sister very true . What’s also is when you leave immigration to the baggage claim, they will scan your small bag or carry on bag. Why they are doing this is to see what electronics Somalis are carrying . Few weeks nin soomaali ah oo uqubo qabo ayaay fadhiisiiyeen meesha laga baxo X-Ray mashiinka. Ninkaasi iska ilaaliyo, waa nin aad udhib badan oo qamarji ah. Fadlan markaad baggage claimka imaatid iska saaro electronic oo dhan from the carry on bag ama boorsado gacanto ana kuwa dumarka
@MOHAMUDHASSAN93_
4 ай бұрын
Gabar cajiib aya tahay lkani ka warqab dadka Kenya dhistay somalida numbarka afaraad ayey katahay out of 47 qowmiyadood
@AbackAbo
5 ай бұрын
WAXAA CAJIIB AH OO LA YAABLEH DADKA SOOMAALIDA INTEE WADANKOODI IYO DHULKOODI EE SOO GUBEEN AYEE CAQLI XUMADOODA YEE RABAAN DADKA WADANKOODA JECEL INEE LA MURMAAN IYO MIDKAA XAYAWAANKA OO AMEERIKA 🇺🇸 KA YIMID SUNNA IYO DIINTA WAX UU KA OGYAHAY MA JIRAAN WAA GAAL KU FAANAYO BAASABOORKA GAALADA 😂

@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
5 ай бұрын
walaal waxa noocanoo kale AFRIKA KIINIYA UUNBUU KA DHACAA,meel kaloo uu ka dhacaa ma jirto waayo KIINIYA AADBAY U MUSUQ MAASAQ BADAN TAHAY,ethiopia waxaasi kama dhacaan ugaandha kama dhacaan,KIINIYA XITAA SHANDADA HAAGA IYAGOON KUSOO GAADHIN AYAA INTA AY JABSADAAN AY BAADHAAN KIIYA MEEL MAAHA WALAAL.
@AdamYare-cw6lo
5 ай бұрын
Haaye waa baad waxan lagaa qaatay. Tankale somalidu baad ama laaluush bay bixiyaan. Taasi waxay khatar gelinaysaa dadka kale. Marka somalidu wa dad loo caga juglayn karo si loo baado. Dadkeenu ma raadsadaan xuquuq si dawlidnimo ah.
@moolcaliyow
5 ай бұрын
Airportka NAIROBI waa HALKA weli Soomaalida lagu dhibaateeyo LAALUSH ba’ana looga QAATO. Airportka MUQDISHO laaluush laguma weydiinaayo laakiin isagana waxaa jooga JOKORO boorsooyinkaaga ku TIXMAYA oo lacag ku weydiinaya!!
@AadanmaxamadCusmaan-y8n
5 ай бұрын
Waa gaf iyo qalad in Soomaalida si gaar ah jareerta u hor istaagaan,waana in your la iska yiraahdo, waana tala wanaagsan in lagaa dhageeystaa walaal
@AidarusMohamed-s3s
5 ай бұрын
Waxa yaableh Somalida o dhul wanagsan leyihiin u xur ku ah meha ad rabtid ku nolakartid maxa ku kalifay in dal sas lagu dhibatenayo inay u guran o lacagka o u bahahan dalka Somakiya u geyan dal iyaga lahen o xur ku heysanin o hadane lagu dhibateynayo war caqli isku yela indhahane fura dhulka hooyo macan yad u dhafey miyad u dhafey kenya iyo ethiopiya war isku noqda dhulka hoya dhiso
Nairobi mudo aYn so jogy sifcn ayana ufahmayaa arimahas adka hadashay OO dhan, Tusale ahan WXN samen jirnay marka Askari na qabto midka ugu horeya aYn isla heshin jirney sbbto ah mrwalba aY arintadu dad bdan sii gaadho askar kale ama iLaa saldhiga poliska lcgta aYa kugu badaneysa wakhtina wukaa Lumayaa intay mrba dhinac kuugu wad-wadaan, Mida airport-kana waala mid tasaaba kasii xun adigo safar Dheer sogalay OO daalan ayy kusii rafadinayaan marka hadad is adkeyso ama isdhahdo qofkan yuusan wxkaa qaadane kuyara adkee OO kudheh kuwa kaa sareya iigey inay xldu kugusii adkaato MAHANE wxba kumaso kordhayaan sbbto ah dhamantod WY is ogyihn wyna wada shaqeystaan iskama qasaan hhh Mida kale aan dadkeena safra Ee lacagaha bdan cash ahan uqaata kula talin lahaa wxa weyaan; Waar lacag bdan jeebabka laguma qaato xawalada aya LA dhigtaa hadhow mrkad aayar Iska nasato aya laso qaataa* Adiguna waadku MHDsantahy WLL Qalbiga wanaaga & sidad dadkaagA inta aan ogeyn kaartoyinka Kenya taladaas ula wa wadaagtay 🔥❤️
@yasinabdulle6138
5 ай бұрын
20 International airports ka badan inta aan ka degay ama aan ka duulay... lakiin ma aanan arkin meel canshuur lagaa doonayo shayga qaaska kuu ah ( PERSONAL ITEMS) oo aan ahayn Nairobi. Nairobi dadka musaafiriinta ah si xun ayaa loogu baartaa ee iska jira...!!!!!
@Ahmed-tl5rg
5 ай бұрын
Somaliyeey wixii afrikaan ah ama airort nirobi ama airportsyada kale ee afrikaanka wixii idin abuse gareeya ama meel kaleba ha ahaatee secret video ka duubo oo fadeexeeya awood la'aanta iyo dawlad la'aanta somali haysta baa la idiinka faaiideysanaya. Cidna yeysan idin handan aduunyada shucuubta kale dad airportada lacag baad ah looga qaado somali moogee cid kale mahirrto. Sababtana somalida lafteedaa leh rumeyso ama ha rumeysan waayo kuwo lacagba la weydiin baa lacag iska soo jara oo dadkan afrikaanka ugalida ku nool mushahar waxaan ahayn arag lacag afka ka geliya si degdeg hawshoda loogu fuliyo marka idinkii baa corruption baraya dad aan corrupt ahayn ama hadey corrupt yihiin ama musuq cabasanayey baad idinku lacag aysan idin weydiin afka ka gelineysaan. Somaligii adiga kugu xigay sidoo kale in lacagtu ka daadaaneyso bey u qabaan meel gaar ah bey la tagayaan qof walba oo somali boorsooyinkiina bey baarayaan iyadoo baaridba u baahneyn mashiinada xray-ga ayaaba marka hore lagu baaray oo waxa ku jira iyadoo sawir iyo video ah Xray-ga lagu daawaday. Aqoon la'aan ina haysa iyo sharciyadooda oo aynaan aqoon iyo khalad yar ama wax yar oo ka qalooocan bey kaaga faaiideysanayaan. Marka video cameradaada lasoo bax hadii lacag lagu weydiiyo tooos u dheh maxaad iga rabtaa adoo vifeoga duubayaa maxaad u duubeysaa videoga hadey ku dhahaan for my security dheh xitaa markey boorsada waxa uugu jir kaa kala tuurtuurayaan oo xoolahaaga abuse gareynayaan si baada u helaan. Hada gabartan baada bixiya si aydaan buuq u gelin bey ku leedahay yacni waxay dhiiri gelineysaa in dadkaa somaliyeed la baado. Qofki boobayey ayey amaaneysaa oo wad dad qabow oo ku dhahaya is ok weeye kulahaa. Qofkii abuse gareynayey ayey amaaneysaa cajiib
all somali are not guest in kenya but some of them yea .
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
3 ай бұрын
Ma'kuquustay xaalka?
@kowsaralihassan7674
5 ай бұрын
wa run kenya wa laaluush hadadan iska jeedin wa bas mida kale vise waxa laga xareysta online runtii Kenyan wa dad xushmad leh somaalidana ilaa 91 bey kusoo qaxeen wadankodina wa loo dhisay
@annaahmed2564
5 ай бұрын
Soomali waa dad waalan weeye xabiibtii sida dadka nola dhaqmo ma yaqaanan xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey keep up good work
@amiinaali779
5 ай бұрын
Thank you umu Amir, waa runtaa waadna noo faaiidaysay ❤❤
@feisalmohamed7267
5 ай бұрын
Wa runtaa wa ina laxishmeeyo shurucda dadka utaalo
@mohamedabdillahi5207
5 ай бұрын
Su allal ????? Alabta marki Amazon lagafiri Total price meequu noqdii???
@amiinaali779
5 ай бұрын
You are so funny 😂
@Waankudaalnay
5 ай бұрын
Habar Dugaag Waxey Yaacdaba Marna Waalacunaa oo Noolaha kale Ayaa Abaarta Kagabaxa Marna Iyagoo Naflacaari ah ayeey Iscunaan , Anaga Aadana ahaan Allah Caqli buu ina Siiyay, Buqcad Iyo Cimilooyin Naguhaboon buu Inoo Doortay, Sumad ayno isku Aqoonsanana Wuu Ina dhaxal siiyay, Hadaba Haddii Aynu Qaynuunkii Allah iyo Kiisankuneeflaha ahaa Ee Xeerka Nolosha laguhagayay aynu kadhacnay, Maxey Kuturantahay in Badeecad ahaan Nalooqaato oo Siddiirabo Nalagayeelo? Waamaxay Nafta Lakoolkoolinayo Haddii Qayimkii aylahayd aykadhacday? Allah inoomaqan Xalkeenuna Caqliguu kujiraa waahadaaan Garowsano! Haddiikalena Waxaan wareegnana Wad Waqti Iyo Waayaha Ayaa Nabari.
@yasirfarah399
5 ай бұрын
Ruuuntaa mashallla
@mohamedabdillahi5207
5 ай бұрын
Why funny i just asked you what was the total value of your all items. More than $500 value should pay tax to KRA Kenya revenue Authority. You should Know that
@malakaaay
5 ай бұрын
yea , you right . all Kenyans including somali kenyans ❤ are great
@AliAli-uh5bu
5 ай бұрын
Waa gabar caqli badan
@ismailfarah4554
4 ай бұрын
Dhibaato oo dhanba iska afgaro ayaa inoo keentay. Aniga shaqsi ahaan way igu dhacday waxa gabadhaa ku dhacay. Aniga Waxaan u arkaa waxaas baad. Umaleen maayo in International Airport oo wadan kale sidaa la isu canshuuro. Dadkaan waxey rabaan everything Liquid iyo Electronic inay canshuuraan. Jomo Kenyatta waa Qurun.
@AhmedIbrahim-ew8jg
5 ай бұрын
Kenya sharci kama jiro ee waxa ka jira laluush lacaageed. Fadlan hanti kenya haka ibsaan meel xun hadi kale waliga laaluush baad bixin
@mohamedmussa1090
3 ай бұрын
Kenya Revenue Authority (KRA) charged tax on items above $500.
@saeedmohammed9933
5 ай бұрын
مشاء الله تبارك الله خير .passport aaad doonto hayso, somali waa somali, Don,t be low self steel.
Asc my sister aniga xitaa wey igu dhacday visaha ayaa iga dhacay marka wexeey dhehen kuu noqo magalada next day bax marka maya ayaa dhahay afgarad ken ayaa ladhahay wan dhibay kis yar an haystay finish alhadulilaa ciyal ayaa ila socday ha noqonin gadal hori ayaa fudud
@hafsakhalif5629
5 ай бұрын
Dee adinkaa barteene iska celiya oo video kaduuba markay idinbaarayaan tanlabaad alaabtaan iska sooyareeya waxaad soo aruursanaysaan.
@barsaqanbarwaaqo4110
5 ай бұрын
MARKII HOREBA MAXAAD WAX U FAHMI WESEY GACANTAADAAD SABABSATEY
@hakimshirwa9023
5 ай бұрын
Eedo waxaa dadka ha isheegin inay laaluush bixiyaan adigoo visa wata hadaad luqada aqoon oo aadan isdifaaci karin
Gabadhu way mahadsan tahay laakiin talo xun waayo laalusha bay tiri siiya jareerta aan xaq kuugu lahayn. Aduunka xagee lagu arkay ayraboor sidaas oo kale laga yeelayo masaafiriintii maraysay oo waliba ah hal qolo ah (soomaali).
@user-np9gl8ej8v
5 ай бұрын
War somaliyeey iska daaya aditanka Kenya! Sababto ah wa dad tugo ah o ad u lacag jeecel.Somalidu ha adaeen Dalwood.
MashaAllaah great advice sister, thanks from Somalian in Minnesota USA
@mohammadhussainnuur4156
5 ай бұрын
Dadka wata basabor ajanib ah gaar ahaan Amerikan way kibir badan yihiin sidaas o kale dubai sidaas nagu dhacdey. Kii somali americanka aya dagal sameeyey safaradiis ayu wacay . Safarada utimid. Lkn anaga waa ka tagney
@cabdiaxmedcalasow7604
3 ай бұрын
Adiga waxaad ku doqonowday lcg ma ku siinayo seed u tiri adoo dalkaaga Hooyo joogin naag dheer o qurxan caqligeeda yar oo waa caadi taas
@abdisalanfarah3106
4 ай бұрын
Gabar cajiib ah ayaa thy qof degana waa thy lkn markii hore maxaad u af garan weydey .waa runtaa somalidu wa kulul nahy waana arky nairobi anaga oo ay asiaan noo sameeyen ayey wax na weydiisteen lkn mid somali ah wa is waaly qeyliyey inbuu diyaaradii ka haeeyna waa u maleynaa
Maxsy tahay sababta afgarad loo bixinaayo hadii aad si sharci ah ku socoto lkn ninka mareykanka cadaan yahay waa caabudayaan
@jamalabuukar6723
5 ай бұрын
Waxa aad qabatay shaqo wanaagsan oo aad uga digayso hooyooyinka adiga oo kale ah in aanay tigidh kaliya goosan iyaga oo aan garanayn halka ay u socdaan gaar ahaan. Kenya Airport oo Somalida lagu ugaarsado !
@abdirashidhussein3029
4 ай бұрын
QAABKA AD UDHEHEYSO ITS OKAY….. HADAL IYO TALO WAD SIISAY SOMALI HADII LAGA MAQLAAYO WEEYAN.
@mahdiyamaxamuud4789
4 ай бұрын
kenyanku way lacag jecel yihiin waa la iska afgartaa nin ama naag midka kuugu soo horeeya
@AadanmaxamadCusmaan-y8n
5 ай бұрын
Walaal,xudduuddada guumeeystaha dhigay,ma aha in Soomaalida Kenyaanimada laga xigsado
@xalmoxuseen3999
5 ай бұрын
Mahadsanıd walaal dad badan ayaa u faaiidaysay mide kale waxaan jeclaan lahaa nakuru macııshada kirada guryaha ıyo dugsiyada taxfiidka kasoo hadal adigoo mahadsan walaal
@Umamiir
5 ай бұрын
Haye
@xalmoxuseen3999
5 ай бұрын
@@Umamiirmahadsanıd walaal
@husseinmalinahmed9202
4 ай бұрын
Somali haddii ay arkan waa LACAG radhis wey dhib badhanyihin
@zamzamabokor7705
4 ай бұрын
Inaad dhahdan bay ahayd safaaradayadan u yeerayaa somalida inay radsanayan ayuu ogyahay ee kama cararayo
MEEL ABAARA MIYAAD KA TIMI MAXAAD CAGAAR KA FIIRSANEYSEE
@hafsakhalif5629
5 ай бұрын
Wa xaaraan inlaaluus labixiyo ee waxa an shaci u ahayn in wadankaas lakeeno iskaga taga
@mohammedkoriohaji-vh1sq
5 ай бұрын
manshallah gabadhi runbadan ayadthay in deer soomalidu waa xumatay baryahan waliga hadiidin Somalinimada maraykanka ruxba meel iyo qaarad ayu Ka sojeeda kenyankuna waa dad aad uwangsan wali somalida way xushmeyan waayo dalka ayan lalenahay miskax faluq ayan qabna iyo xanaq badan waad mahad santahay huuno
@Ahmed-tl5rg
5 ай бұрын
Somaliyeey wixii afrikaan ah ama airort nirobi ama airportsyada kale ee afrikaanka wixii idin abuse gareeya ama meel kaleba ha ahaatee secret video ka duubo oo fadeexeeya awood la'aanta iyo dawlad la'aanta somali haysta baa la idiinka faaiideysanaya. Cidna yeysan idin handan aduunyada shucuubta kale dad airportada lacag baad ah looga qaado somali moogee cid kale mahirrto. Sababtana somalida lafteedaa leh rumeyso ama ha rumeysan waayo kuwo lacagba la weydiin baa lacag iska soo jara oo dadkan afrikaanka ugalida ku nool mushahar waxaan ahayn arag lacag afka ka geliya si degdeg hawshoda loogu fuliyo marka idinkii baa corruption baraya dad aan corrupt ahayn ama hadey corrupt yihiin ama musuq cabasanayey baad idinku lacag aysan idin weydiin afka ka gelineysaan. Somaligii adiga kugu xigay sidoo kale in lacagtu ka daadaaneyso bey u qabaan meel gaar ah bey la tagayaan qof walba oo somali boorsooyinkiina bey baarayaan iyadoo baaridba u baahneyn mashiinada xray-ga ayaaba marka hore lagu baaray oo waxa ku jira iyadoo sawir iyo video ah Xray-ga lagu daawaday. Aqoon la'aan ina haysa iyo sharciyadooda oo aynaan aqoon iyo khalad yar ama wax yar oo ka qalooocan bey kaaga faaiideysanayaan. Marka video cameradaada lasoo bax hadii lacag lagu weydiiyo tooos u dheh maxaad iga rabtaa adoo vifeoga duubayaa maxaad u duubeysaa videoga hadey ku dhahaan for my security dheh xitaa markey boorsada waxa uugu jir kaa kala tuurtuurayaan oo xoolahaaga abuse gareynayaan si baada u helaan. Hada gabartan baada bixiya si aydaan buuq u gelin bey ku leedahay yacni waxay dhiiri gelineysaa in dadkaa somaliyeed la baado. Qofki boobayey ayey amaaneysaa oo wad dad qabow oo ku dhahaya is ok weeye kulahaa. Qofkii abuse gareynayey ayey amaaneysaa cajiib
@AhmedMadar-c9l
5 ай бұрын
Shaqo la'aan b 2:13 adan aya ku haysa ma is tidhi ?
Пікірлер: 173