Wn arkay mcnto waxs bareg ha uqawanin dacad aya tahy wllhi alle hakubarakeyo rerkaga mcnto ❤❤❤
@user-ui7kr9bz5b
Ай бұрын
Abayo nimankan hadey arkan gabar ajnabi gursaday sidase ula dhaqman allah kuday dulqad muji qof walba ha ujwbin waxad dhahday wan ognahy horey u soco
@Ayeshahasan315
Ай бұрын
Kuwaas munaafaq wye wllhi intaas oo been maalinta Aankhiro Allaha hortisa kaga jwbi doonan insha Allah
@NuuraOmar-yp6bj
Ай бұрын
3000 Baa dumashi ku ah 🇵🇰❤❤❤❤🎉 Farxad ku nolow abaayo Haw jooji dadkan xumaanta jecel Farxad ku
@user-cz2px7pz6h
Ай бұрын
Asc habo waan kula talin lahaa gabar fiican ayaa tahay waqtigaaga haku dhumin meel iyo dad aan faa. Iido aheyn. Oon rabi kacabsaneynin rabi cibaado ayuu kuu abuur cilmigaas baro qur aan ka xifdi waqti sii on leyn ayaat ku bixi asaga rabi raali gali wuxuu jecel yahay suubi gabadhii yuutuub soo gasha waxaan dambi iyo ceyb aheyn hesho
@ifraahali2409
Ай бұрын
حبيبتي كلام الناس لايقدم ولاياخر 🥰
@QaaliLuul-cj1br
Ай бұрын
Kkkkkk abaayo waa arkay kuwaas facebook ku sò qoray ha u bixin abaayo waa kuwa raadiya inay dadka niyad jabiyaan kor ogaga bax abayo anagaa ku jecel wana ku rumaysanahay ❤❤❤❤❤❤❤
@user-jm4bf6bb5r
Ай бұрын
Xabibi anaga asxtada ah ku jeclahy ka raali ahow ha uqabanin hormarkaga oo ka xunyahy caan oo kaasiidhigoya marka nabiga kusali scw
@user-ce9kw8vn1r
Ай бұрын
Asc iska sabar abyo Allaha kubrakeyo famaligada dad warkoda haqadan
Mamo bel gabadhan yar kuma dhali karte cadi iska dhig hilibkeda maku siray mise is yares katahy
@user-jx3bo6bg2b
Ай бұрын
Abayo can ayd ku noqone wa lagu siibarana un haa u jojin waxas
@muniramohamed4265
Ай бұрын
abaayo somali hada social media uao gashay dulqadkeda lahaaw ama ha imaan ..simple..dhabar adeeg a uso yesho lahaw dad waalan aa naga buuxo
@maryamahussein2452
Ай бұрын
Asc, abaayo Iska samir
@fadumoshaciye
Ай бұрын
Asc waalal wa iga talo iskaga bax social Media inta walanin dadkan iska daa hana u jawabin. Gof ayaa u muqata dacaad ah ilahaay gurigaga ha ku barakeyo.
Aabaayo iska dhaaf ha xanaaqin hadalkooda waxba haka soo qaadin in aad usoo jawaabtid bey rawaan
@user-yh8yw1yv6b
Ай бұрын
waa yo dad xubaa Jira
@Arsenalgoated
Ай бұрын
Abaayo social media iyo xaaldeeda waaba sidaas ee Ha xanaaqin iyagaba views lee rabaan hore u soco Kuwo kale aa hadana soo. Baxaaya oo arintaan ka hadlaaya ee ha u joojin
@shukrifarahfarah8933
Ай бұрын
Habyar dadkan waa waalan e horay u sooc❤❤❤❤😂
@Rubiqaalifamily
Ай бұрын
Please isoboqda KZitem keyga wa walashi codsi niweydhisay please 🙏
@user-ek6fo6pr4c
Ай бұрын
Raali ahaw abaayo الظلم ظلمات يوم القيامه
@gobeyluul1122
Ай бұрын
Abaayo qaali dadka qaar shayaadiin ah ayaa jira Allah talo saaro iska cafi
@ifraahbare2114
Ай бұрын
الظلم ظلمات يوم القيامه انتي بنت طيبه والله أحبك لوجه الله اي شخص يتكلم عنك كلأم سيء اعرف انه منافق مش مسلم حبيبتي لاتزعلي كلنا نحبك ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@qadromuxudiin4951
Ай бұрын
Karti ka qaad abayo warkooda dhagaxyada laguugu so tuuro daaro ka dhiso😊
@QaaliLuul-cj1br
Ай бұрын
Asxaabay waa cusbahay pls walashiina ahay asxaabta sumaya madaxa ii so taabta pls❤❤❤❤
@ashahassan3869
Ай бұрын
Ha walwalin soomalina.haku.daalinhhhhh wlhi
@yasminali74
Ай бұрын
Somali dhag ha u dhigin quruxeey bini adan lama qancin karo
@Fiya-vj6tu
Ай бұрын
Kuch to log kahenge logone kaam hai kehna choro bekar ki baato main kahi beet na jaaye raina...walal qali adkeyso waqtigaga qaligana ha ku lumin waa dad maskaxda ka xanuunsan....sorry mere jaan
@Madiinoxasan-lb8so
Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
@Beingme541
Ай бұрын
Ha ujoojin
@hodanabdi1328
Ай бұрын
Abyo Sorry Iska samir Qofkii Ku dulmiyay ilaahay ku daa sorry xabbty❤😢
@Haliimo55
Ай бұрын
Abaayo iska samir😢 Boqol page oo kala duwan ayaa soo.qaatay oon ku arkay anba .
dadka xun iska egnore garey xppt anga ku jecel hore usuco yutubeka sabar u bhnyhy ok
@NuurtomahamednuurNuurtomahamed
Ай бұрын
Abyo inta been ka sheegtay alle ku daa
@dahaboosman1228
Ай бұрын
Istaqfurulla social media meel fican maahan markad wax soo dubayso iska ilaali wax dhihin lsga sheega waa dad xuna ka buuxo sorry xabibti 😮
@user-yw7pr8re5k
Ай бұрын
Dulmiga iskadafo plz qof muslim in ladibateyo maficno runtii abyo sorry Allah aya ujedo
@Rahmaahmed-hq5zr
Ай бұрын
Inee been tahay adiga waa u jeeda anagna waa u jeedana ee iska inkiro inee wax ka shegten.iyo in kle qof walpana ha uso jawabin nolashada ku mashquul qofki wax wanagsan ku weydiyo UGA jawab bis maxa nimankan iyo nagahan wax guursado la.aa ku geyee ka amuus Hana uso jawabin
@abdiali5295
Ай бұрын
Lax walbo meeshey isdhigta lagu qalaa Adiga oo berito ooyayo waa la arki doona ee iska gaar inta aan laga tagin Talo waxad taqaan guurso waxaad taqaan dhashaa
@rawiyagahnoug219
Ай бұрын
Horta wuxu illahy ku qoray ma segaysid mida kle ka layaqan xata manu hayn kN malin walba hablaha soomaliyeed ka ohinaya fikirkaga qaldan gabadha ha ula iman 😮
@@abdiali5295 ader nin waa nin midkle rabitanked waxa ka horeya malinkey caloosha hooyded ku jirte ba lo qoray hda dod ka qabto calafked alle weydii buqa kala tag gabadha meeqa nin somali ka ooysineysa
@Jaalejaale12
Ай бұрын
@@abdiali5295 saaxiib naagahani ajaanibta guursada wa cadaw, saa 20 sano kadib waxaa soo bxi doonta caruur ajaanib ah oo naago soomaliyeed dhaleen oo wadamo kala duwan kasoo jeeda oo Dalakan inagu qabsada sida itoobiya hada aay colaadi inooga dhaxeeso dalka u sheegta marka nagahani waxyaba dhalyaan ciidankii ajaanib tii biri inala dagalami lahayd ee saaxiib taas ma ogtahya , wlahi waa khatar inagu soo wajahan balse iyaga taasi xisaabta uguma jirto kawran .. waa ayaan daro
@Jaalejaale12
Ай бұрын
@@-ikraam5872 Cafalka waxba haku masabidan wax walba sabab ayaad ku dooratay oo fcil iyo dadaal baad ku bixisay sax..
@QueenMuniiza
Ай бұрын
yaab waayi war dadkaan dadka kudhagan hool malahan ay waxkuqabtaan dadka islaameed kudhaganyihiin war dantooda haraacdaan dadkaan camal waayi dadka yaatiimada kuhaboon shib inaakadhahdid mooyoo ooba qiimo loo yeelin saasaa istaahilkooda ah😂 been badanaa kulahaa sadax nin ayaa kalatagnay ay dhahdi kulahaa 😂
@Fatidagan
Ай бұрын
Abyo wan ku rabaa what’s app kaaga iisooqor hdaa awoodo
Пікірлер: 110