Wx dhigodaa Munaa Iman dhulke sxiiix Bir jeex Rag adeg❤❤
@natashaakassim9012
Жыл бұрын
Sxb cali dhanto wan kuwata anaa tahabka diyar ueh eee kale guri galne waxan kasosalame dadab iyo garisa county
@maslahaden8624
Жыл бұрын
Dhirgaaac ...........
@garabgarab7498
2 ай бұрын
Idil ayrush eshcala jog iyo jamal masha alla❤❤❤❤❤
@abdimohamed2250
5 ай бұрын
Legend ku ciyara canfarta jabkada
@AminaDaqane-lh7ji
8 ай бұрын
❤m.a Edo man sadam
@haala552
Жыл бұрын
Liyuu wax loo heeso mahan ana so arkay 2017 xiligii ikeey hada maqaan shacabka dhib ku haayeen mid la xoogo mid xabsibla geliyo mid cabsi kunool ahayen
@haala552
Жыл бұрын
Xiligii cumar ileey kawaday
@shakiibproduction
Жыл бұрын
@@haala552 hadana waa kuwa aan ku ladno dhib iyo dheefba wan ku wadana cadawgana meel ayay saareen
@haala552
Жыл бұрын
@@shakiibproduction alle kuwo wanaagsan haka dhigo sida loogu heeso ma ahayn kuwaas meesha gaalada dagto nabad ayaa ku marnay lkn ayaga ma dhax galanay cabsi dadka dhan wadnaha farta ku haayaan 5 daqiiqo kadib waa lagu baara ethpiada weyn hal meel xataa wax na istaajiyay malahan kenya so xasuustay kibadho keen ku nacay
@shakiibproduction
Жыл бұрын
Dhibka iyo badhida badan aya diidanthy iyagun cadceeda iyo dhaxanta waxay ujogan inuna cadaw so dhafin meel badhid ayad ku aragty cidanka xududaha ka dagalama hadad dhawr cisho laso joogi lahyd had iyo jeer waad u ducayn lahayd intoda xun intoda wangsan aya naga badan
@duudarasmi4071
Жыл бұрын
Maxay hablo kubasadeen oy hooyo goblan ka dhigeen akhiru war yaala
Пікірлер: 150