War wixii calanka io ciidanka jecel liketa ku booba nacala shaydan ku yaale❤
@alibaashi3956
4 жыл бұрын
Illahow umada Soomaaliyed quluubtoda burcad umari. Waan u dhiman difacaa dadkeyga iyo dalkeyga. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Hadi aan so noqon calankeyga nuurow Allahayow ku nabad gali 🇸🇴🇸🇴♥️🌺🌺.🤲🏾🤲🏾
@AliDhaanto
4 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin walalahayga somaliyeed
@abdirahmansiraadsaahid777
4 жыл бұрын
Ali ina adeer aaadbaan kuutaageeraaaa rabi haku dhawro
@hanaansamechannel2072
4 жыл бұрын
ALIYOOW DHAantooyin badan ayaan kuuhaayaaee nio halkee lagaala soo xiriiri karaa
@aliosman5386
4 жыл бұрын
Aan baraarnee qabiilka halaga bogsado,afkaaga caano lagu,qabay,/malab.Somalia pure Ali dhanto,
@abdirashidelmi2438
4 жыл бұрын
Ali dhanto mahdintado mar malayin bay ila mel jogta
@Mohamedm25
4 жыл бұрын
Xasan xukun garaad iyo Ali dhaanto
@fatimaabdulkadirkhalif2997
4 жыл бұрын
"Calankeennaa buluugga kuma iman bilaash, Rag is biimeeyey baa baabah looga dhigay" Hadal dareenkiisa wata😰😰🇸🇴🇸🇴💙 Allow u naxariiso intii Dalkooda iyo diintooda u dhintey💙🇸🇴
Beentaa Maahan, Awoowgay oo ka yimid mudug waxaa lagu dilay Godeey isagoo Dalkiisa amxaaro ka daafacaya. Maantana Reer walbaa calal buu toshay uu calan ku sheegay. Soomaalinnimo baa na deeqda🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@fatimaistahil478
4 жыл бұрын
Mashallh Ali dhanto alfanan somalyeeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hashimuahmed0769
4 жыл бұрын
Fanaan qaran geezi laandheera Allah haku xafido Cali dhanto
@maamiimaanka8285
3 жыл бұрын
2021 yaadaawanooyo Waxaa iiga muuqda meesha GeneraL qooje dakaari allaH qabriga hakuu nuuriyo kitaabkaga gacanta midig alle hakaa siiyo😢😢😢
@azaanaynte1561
3 жыл бұрын
Anika kula daawanyaa sxb Dadkaan qabiilka kala jeediyay allah soojediyaa sxb somalia mar hadey so jeesato wa lahubaa meshaa ey tageyso lkn qabiil aan nawareeriyay scb somaliya hanoo lato
@alislx7817
4 жыл бұрын
I like Cali dhaanto been maaha walahi boqolaal kun Baa nafta u weysey maanta anagana waan dayacney qabiil iyo qurun Baan la nimid booskoodii intaan la wareegi laheen so sad walaahi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Nin weeyn alaha ku dhoowro cali dhaanto inoooow wadani yahay inta aan ka ganban farta taag beesha soomaliyeeed Bahma kala lehe
@ciisejamacyusuf7802
4 жыл бұрын
Ani waxan majeerten..lkn waxan jeclahay general caydid ALLAH ha unaxariisto..wuxuu aha ninki ciidamada somali hogaminayey marki an dagaal lagal Ethiopia libaax...sadex libaax ayan laheen..1 siyad bare..2 caydid..3 Abdullahi Yusuf.....
@roobleadanguure6813
4 жыл бұрын
Ali dhanto walalkena Allaha ku dhaaafo dhanto wadani ah markan dawaday dhiiga ayaan I shubaaliyay .
@abasmohamed284
4 жыл бұрын
Wan jclhy calan keyga baluga ah si an u difaco ayaana Askari u noqday waliba Kuwa gaarka ah EE GOR GOR ISBISHAL FORCE GUL IYO GOBANIMO CIDANKA XOGA DALKA SOMALIYED GUUL N&N 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Heestan 100% waa iqancisay ali dhaanto alaha ku xafido fanankeyga qaaliga chenel kaga wan ku xiran doona in badan
@AliDhaanto
4 жыл бұрын
Liibaan Yare33 waad mahadsantahay walal dhaantoyin qiimalrh oo kalaan ku soo galin donaa inshaa allah
@liibaanyare3350
4 жыл бұрын
@@AliDhaanto ok fanankeyga aad baan ku taageeraa run ahanti sigaara ayan kula soo xiriiri doona insha alah waana ku mahadsan tahay hibada iyo codka ilahey ku siyey inaad ku dhiiri geliso bulshada ok fanankeyga qaaliga ah
Ali dhanto nin adag sxp wadan ayaa tahay somali hanoolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@gacalibnuabdiabdi5776
4 жыл бұрын
Waxan hubah aniga shaqsiyan Laba arin hadii laga dabar gooyo Dab ,aaanti wllhi Somalia 🇸🇴 Wey midobi lahyd Labadaas wa alshabaab oo ah mujiso looso diray dadka iyo dadkabo Iyo qabiil ooo naqariby Oh my Allah naga saar sidaan 🤲🤲🤲🤲🤲
@shamsamohamed8625
4 жыл бұрын
Beesha soomaaliyeed bahmakala lehee aan bararnee qabiilka halga bogsodo
Пікірлер: 389