السلام عليكم ورحمة الله وبركاته، السيدان الموقران: علي و ياسين شكرا لكما وجزاكما الله خيرا، وإلى الأمام دوما.
@meimunamohammed3158
2 жыл бұрын
Wax badan baa qalldan Somali ( Daqan diiin) الله يعينهم ،، Always bookta taabata ,, Ali iftiimiye,, جزاك الله خيرا
@yasinshuceyb397
2 жыл бұрын
Aad iyo Aad ✔️👍 Sirto la hayo AYEY Nabad Galyadu KU JIRTA Kalaam Saxiix ✍️✅
@abdiwarsame6229
2 жыл бұрын
Waa barnaamij wanaagsan runtii dhaqan xumo aad u baahsan aya ina haysta waxaa qabyo qoraalkaaga ka maqan qabyaalada iyo quudhsiga qaybta la ku soo dar thanks
ASC walaalkeey cali hadal soomaaliyeed ayaa yiri dhimo halagu amaanee, guurso halagu caayee, waaba aan layaabi jirey,markaa waxoo dhanbaaba qabyo ah, waa barnaamij aan isku sixi karnee Allaha nagu anfaco, adigana jazaka llaah kheyr 😊👍🏼👏🏼😇🥰😎.
@yasinshuceyb397
2 жыл бұрын
WCS CALI HARARE 🎤 IYO YASIN DUCALE 🎤 Salan sare 👏
@1mrantheboy151
2 жыл бұрын
ASC. waad ku mahadsantihiin ka hadalka aad ka hadashaan dalkii iyo waxa ka socda ,laakiin waxaan is leeyahay waxaad illowdeen kan aad ku nooshihiin iyo jaalliyadda soomaaliyeed waxa idinkaga aaddan ,bal tan aad joogtaanna hoos u eega oo barnaamijyo u sameeya. mahadsanidin
@husseinismailjama2533
2 жыл бұрын
ALLAH YA BARIK
@adanmohussein
2 жыл бұрын
Waaa wax jira arintaan waana waxa aan la yaabanaa kaligeey lkn waxan arkay dad ila fahmo👏👏
@abdirizakbakar9038
2 жыл бұрын
Dhaqanka qaldan waxa kamid ah marka qurbaha jogtid waxad arkeysa qof wado an munasib ahen canfut kutufayo waxad arkeysa qof sanka farta gilinayo waxad arkey saa dhor qof oo wadada dhax deeda isku warey sanayo oo wadada xirayo waxad arkey saa misajid marka gashid kudhax shekey sanayo waxad arkey saa dad tarenada ama gadiidka dowlada qiyano kuracayo waxad arkey saa qof sigar socabay oo misajid so galayo waxad arkey xiliga salada inu so daho ayu hadana safka hore adigo kaga so horeyey ayu kugu cariirinaya
@ikkranmoha1709
2 жыл бұрын
Kkk waaa run
@zahraissa7146
2 жыл бұрын
run baad sheegtay afkaaga caano lagu qabey
@asiyaberger7719
2 жыл бұрын
Walaal dadkeenu maqluub bay ku noolyihiin, waxase iigu dara... kan masaajidka intuu ka daaho hadana safka hore gelaya, waa i arka. Runtaa weeyan.
@moratajr3643
2 жыл бұрын
Walahi ali Harare illah dartii ku jeclahay lkn barnamijkaga arimaha siyaasad ma dhageysto siyaasada ma jecli lkn inta kale si fcn kula socdaa thank U
@zamzamsfood5192
2 жыл бұрын
Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allah🙏🙏🙏💜🥰
@halimakitchen3118
2 жыл бұрын
Asc walalo waa mamo somaliyed ee iga cawi subscribe
@libanmohamed857
2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك ويخليك ويطول عمرك و يكثر امثالك يا استاذ علي حراري
Ku soo dhawoow cunooyinka fudud nagu soo biir wallo
@adem80663
2 жыл бұрын
Asc Yaasiin iyo Cali waxa aad ka hadasheyn waa wax sax ah o u baahan in la saxo mar iyo laba ma ah intaa an arakay qof aan aqoon ku laheyn e doonayo in u ogaado halaka aad gasho iyo shaqadaada iyo cida aad ka tahay Soomaali
@yasinshuceyb397
2 жыл бұрын
AASI OG BA SOMALIDA LAGU YAQAN ABWAAN AUN GAARIYE BA SIDA YIRI ALLAHA U NAXARISTO
@anabali5298
Ай бұрын
❤Waa qoslay mantakkkkkkkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@presidentedesyndicatmousta3490
2 жыл бұрын
Mashallah ali iyo yacin
@nasrahassan921
2 жыл бұрын
I truly love this show. Thanks Ali and Yaasin. Lotta continua.
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
2 жыл бұрын
Ku soo dhawaada cunooyinka fudud nagu soo biira asxaabay ❤️ 😍 allow amuurah noo sahal ❤️
@NoortoShariif
2 жыл бұрын
Walahi warun dhanka waxunyahay wana nagubadanyahay
@abdishire9306
2 жыл бұрын
Asc somali wen allah ha na midiiyo amin amin amin qofkasto haa fikiro qabil maxa laga hela wadaanka manin haa la ciilamiyo haa loo soomoo asc.?
@mahadibrahim8736
2 жыл бұрын
Mr Xaraaree sheekooying walaan brother, waad iga qoslisay
@maxamadmaracademaxamadmara9550
2 жыл бұрын
Masha allah
@mahadibrahim8736
2 жыл бұрын
Mr Cali Jess Jesska Na gadaa sxb iyo Digada huno
@yasinshuceyb397
2 жыл бұрын
8:50 Asraar Maxa laga wada {{ ASRAAR }}
@aadangaydh1954
2 жыл бұрын
Waa run sxbyal
@zamzamsfood5192
2 жыл бұрын
Mashaa Allah🥰💜
@salebancabdulahi
2 жыл бұрын
Kkk cali iyo yaasiin aad baa iiga qosliseen
@alihad9612
2 жыл бұрын
Waan idin salamay Ali iyo yaasiin
@halimaisse6884
2 жыл бұрын
Soomaalida waa war ku nool waxa layiri berigi horo dadku socoto ayuu warka ka sugi jireen ilaa bil ayuunu qofkaasi sugaya welina isma bedelin
@mahamedhussein9118
2 жыл бұрын
Maxaad gaariye tusaale ugu soo qaadan wayday ma xaasidbaad tahay
@mahdiali2695
2 жыл бұрын
ka waa kaftanki dhaqanka..
@Kaakoos_641
2 жыл бұрын
Cali ani dukaan ayaan ka’shaqeeyaa here in the USA Soomaalida walaahi waxey i’weydiiyaan su’aalahaas oodhan tareenkaana saaraa ma’nà ka’dajiyo su’aalaha iigu yaabka badan waxaa waaye magaalada ma’mar’dhow ayaad Soo degtey weligeybà kumà arag 🤷🏻♀️ West’tiga maad degan’tahey 🙄 oo hadaase, hadaan Northsidekà deganahey dukaankaan wuuku yaalaa north’ka so why am I driving all the way to the Westside instead of the north side you know🤷🏻♀️🙃 it’s just waa xagee hadalka& sheekadà ka’bilaabaa iyo lah’jadaada waxey u’eg tahey reer hebel ma’ayagaa tahey 🙄 😣iska’key weydii qabiilkeygà directly don’t go around🫣 🤷🏻♀️ma’nixiyó mana’ka’waalo waan qoslaa waxaana ku’dhahaa I’m sorry I’m from waaberi lah’jadeeyda hadaad ka’dhex’raadiso cidaan ahey waad igu wareereysaa ma’i’famoosaa cidaan ka’sii’aheyna waa reer maajó ee iska’daa qabiilkeyga Soomaalinimo ha’ku deeqdó iyadaa nugu’filan 😏 wey badan yihiin interview’gà🙄 soomaalidà waxaan iloobey meeqa sanò ayaad’ushaqeeyneysaa company gaan &meeqa ayaad saacadii qaadataa saanadkii fasax meeqaad leedahay 🙄very crazy😨 quetions walaahi gacanaa u’taagey 🙋🏽♀️ caadi ma’aha
Aad baan u la dhacsanahay barnaamijka Cali Xaraare
@fatimashey2580
2 жыл бұрын
🤩😃😃😃😂❤️❤️❤️
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
2 жыл бұрын
Ku soo dhawoow cunooyinka fudud nagu soo biir wallo
@manaaldahir7270
2 жыл бұрын
Ali haraare aqli haloo soo iibiyo waa uu ka aradanyahay
@najibmohamed21
2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 war labadan nin qosol bay nagu dilleen
@munirkh
2 жыл бұрын
Cali xaraare soo badi barnaamijkan, aad baa loogu baahan yahey.
@AliAhmed-oy2pb
2 жыл бұрын
Waa runtaa
@osmaanabdi4163
2 жыл бұрын
Gool Ina Xaraare shekadu
@farhiabulhan2658
2 жыл бұрын
Maalin aan tacsi tagay waxaanba arkay naago isku dagaalayo tacsida dhexdeeda anigii yaab
@abdiwahab77
2 жыл бұрын
Gobolada maqan dartood buu qabyo uyahay dastuurku
@kurashmohamed597
2 жыл бұрын
Wali hadal ka runsan ma arkin
@afiarte8318
2 жыл бұрын
WAX FIICAN BAAD KA SHEEKAYSAY
@abdirasakali8074
2 жыл бұрын
Waxaas ay sheegeen oo dhan waa run
@doctorabakar
2 жыл бұрын
Walaahi waad Asiibtay ninyahaw
@1mrantheboy151
2 жыл бұрын
Cali intaad leedahay Asraar oo carabi ah, saw kama wacna adoo yiraahda wixii u qarsoonaa ama u daahnaa, afsoomaaliga isku daya inaad xoolaysataan ( isticmaashaan).
@MohamedMohamed-sj4vq
2 жыл бұрын
Hhhhhhh walhi wa run 💯!!!
@malinmogdi2418
2 жыл бұрын
Asc "Marka bahda ku dar"
@aminajafar1987
2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Run badanaa Cali Xaraare " hhhhhhhh
@GeediGeediMuse
2 жыл бұрын
Dhabta ayuu taabtay wallahi: dhaqan xumada in laga gudbo la rabo
@cabdallahcabdallah4717
2 жыл бұрын
Ustaad cali xaraare waxa uu ka hadlaa wax umadda lagu wacyi gelinayo laakiin qabqablayaashu markay umadda hadallo is burinaya u sheegayaan inta rumaysata ee u sacab tunta hadalkiisa ma Jeclaanayaan, waayo ma doonayaan in dadka la wacyi geliyo ee waxay rabaan. Dadku inay noqdaan dad wax walba qaata oo rumaysta
@40Durkiya
2 жыл бұрын
Taasan been ahayn waa qabyo dhaqankeena wax ba ka qaldan 2 legend cala raasak
@shahad2629
2 жыл бұрын
caliyaa Khosol aa iga dhameeysay
@abdullahabaw6922
2 жыл бұрын
Marka gabar shukansaneysid gurigoda fadhiga ayaa kula sheekesaneysaaa markaa mehersatid wa lagaa qarinaaa iyadoo xalaal ku ah
@sahrah9372
2 жыл бұрын
Waa jaahiliin kuwaasi
@a.m.k9976
2 жыл бұрын
CALIYOOW WAA SAX DHAMAAN QODOBADA AAD KA HADASHAY WAA DHAQAN QABYO DHAMEYSTIR U BAAHAN IYO WACYI GALIN JOOGTAA BULSHADA LOO SHEEGO EE WADA. NB: ADIGA LAFTIGAAGU HOBSEED AYAA GASHAY ODEYGII GARCASE ARINTIISII EE ADNA SIR LAHOOW MAADAAMA AAD BULSHO BADAN U ADEEGAYSID.
@fawsiyoali7685
2 жыл бұрын
Kkkkk
@Waa-ani
2 жыл бұрын
Codka Waa runtiis..
@sabahibrahim1285
2 жыл бұрын
Hhhhhhh
@yiriisjma4064
2 жыл бұрын
Ma shaa Allaah wll
@ikkranmoha1709
2 жыл бұрын
Kkk Waa run warankeenii waxaasoo dhan caadi bay ahayen laakiin qurbaha waaku wareernay. Caalamka sida looga dhaqmo in aan barano waqti dheer bay qaadanaysaa 😂😂😂😂😂😂
@ummuhannan2353
2 жыл бұрын
That's so funny hhhhh
@ayubhassan9563
2 жыл бұрын
Runtii waa barnaamij aad loogu baahnaa.
@asiyaberger7719
2 жыл бұрын
All dhoore oo qurbo soo galay.... Adeer ha na ceebaynina, Somalida creamka ah illayn magac baan wadaagnaye.
@xerow5346
2 жыл бұрын
9:30 Caliyow adigiiyoo ka hadlayay dhaqanka qabyada ah iyo siraha la xafido Ayaaba siraha qaar banaanka keenayee Teeda kale somalia adigoon joogin baaba wax badan ogtahaye yaa kuu warrama
@Kaakoos_641
2 жыл бұрын
🤣😂🤣 bal siraha uu banaanka keenay maxaa ka’dhex fahamtey pls noo sheeg😉aniga’ahaan waxaas oo dhan waa iska’caadi waa wax’jirà laakiin hal sir ayuu fakiyey oo ah 🤔 in yaasiin uu masar daganaan’jirey 😉 I catch him ✅ uuuuups 🫣🤣😂🤣
ALI WAXAD ILOWDAY KUWA KU SHAQEYA TURJUBANIMADA WAXEY USHEGAN XASASKODA SIRTII QOFKII OO DHAN AYADANA ALL DUMAKA BEY USHEGTAA SOMALIA 🇸🇴WAA SUNTA DHILQAHA ANIGU WAN KA BAXAY TUUTSI BAAN AHAY KKKKKKK BYY LONDON UK 🇬🇧
@mukhtarcabdullemukhtarcabd7583
2 жыл бұрын
Hhhhh
@maxamedcabuud9030
2 жыл бұрын
Adigaabo sir bixiyey
@footy1098
2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@FiDhin_1
2 жыл бұрын
Somalida an dhaqan xumada ku shegaysaan number one bad ka tihiin
Пікірлер: 131