Mashaallah waa nin Hooyadii oo Baahi Gaar ah Qabto Baari u ah,Oo u shaqeeyo waa dadaalay,Xaas fiican oo ku Rabto Hooyadiis ilaahay ah u Sahlo,Ninkaasi oo kale baa wax la caawiyo ku habboon,Habaryar ilaahay ha ku xafido Salaada,Sabarka iyo Adkaarta Badso inshaallah
Пікірлер: 6