masha allah waa qurxoon yahay laakiin waa qaali saaid maa vilada lagu gato filaa lagu helaa oo ka waasac san
@kamalali79
7 ай бұрын
Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan
@wacanali3595
7 ай бұрын
APPARTMENT MA FIICNO ADOO HELI KARA BOOS CARUURTADA KAA DHAXLI KARTO HADII DABAQA DAB KA KACONA LACAGTAFI WEY GUBATAY CAQLIGA HA SHAQEEYO HADII LACAGTA KAA BADATAY HAA GADO
@Hassanwest
6 ай бұрын
Walal 10 qol iyo 2 musqul iyo 2 jako iyo garaage oo dabaq oo jaban $150.000 raqiis ah suuqa bayxaani
@sahruja5777
7 ай бұрын
Maasha Allah ❤❤❤
@abdisheikh6094
7 ай бұрын
Mahadsanid
@kaeya_kun3368
7 ай бұрын
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar
@Samatalis1
7 ай бұрын
Waa mahadsantahay laakin waa qaali aad ah.
@nuroducale7302
7 ай бұрын
Masha allah xamar aad bay udhisantay.
@MohamedAli-yh4iu
7 ай бұрын
Madaxtooyada wey weentahay Waa qeybtee... Ma wardhiigley mise boondheere... Mise xamarweyne aye xigaa
@raisosman554
7 ай бұрын
Walaal guriga meeshuu kuyaalo nooma sheegin.
@Abokaramin
6 ай бұрын
Wa kiro sanad lacagtasi macqul ma ahan walal kadaa
8 qol iyo 2 dukaan iyo 2 jako iyo 2 musqul 1 garaage u dhow suuqo beyxaani iyo bada wada weyn sanco marto $150.000 waa qiimaha raqiis ah
@imaansh1590
4 ай бұрын
wax laga qaadi service charge ado gurigii gatay dhulka adiga ma lihiid guriga leedahay hadii dab ka kaco. wax damin karo ma jiro liftiga haduu halaabo lug dhulka kuma gaartid madaxtooyo haduu u dhow yahay waa meelaha alshabab qarax la eegtaan. walaaleey. dadka ku qalqaali boos inert gataan oo dhistaan 30kun boos 40 kun waa ku dhisan kartaaa ama ka yar
@MusaMunyiva
7 ай бұрын
Jikada aad ayeey u yareeyen sida kale wuu iska fiicnaan lahaa dabaqan
@fayecooking
7 ай бұрын
Mhdsanid wll / kiro ma laga hela ?
@AbdullaahiMohamedabdi
7 ай бұрын
Hadalka macno la''aanta aya kugu nacay wallahi
@raisosman554
7 ай бұрын
Naf isgali oo sideeda oo kale shaqo qabo soogali oo bal hadaad waxaad sheegto taqaano hadal badan sheeg aan kudhagaysanee...
@ugaasoskitchen2797
7 ай бұрын
Somalida xisaabta ayaa kaqaldan. Guri kiradiida 200$ xitaa lagu heleun miyaa 140.000 lagu gadaa? Guriga lacagtaas jooga waa in ugu yaraan 1000$ lagu kirayn karaa
@jamalyasin3327
7 ай бұрын
😂😂😂😂 sax
@shlmhd7386
7 ай бұрын
@@jamalyasin3327saxiix lacagta waxe moodaan ine geedaha ka baxdo wa tan keentay ina la dhaho gurigan malyan dolar lavu gadaa kkkkkm
@babusalma5137
7 ай бұрын
Qof ku weydiiyey inuu jiro uma maleynayo.
@Mohamed-qt7ql
7 ай бұрын
140 kun kkkk
@BerkaanBuloow
7 ай бұрын
Booska abartmentada laga dhisey ma dhul xalaal ah mise biliqo Mahad sanid
@FartuunIsmaacil-d7i
7 ай бұрын
Maxa kale bililiqo Lee waye
@Hassanwest
6 ай бұрын
Dhul xalaal ah ayaa kuhayaan guri dhisay oo dabaq ah 2 dukaan iyo 3 qool ah hoose ah 1 garaag ah 1 musqul iyo jako qybe kore waa 5 qol iyo 1 musqul iyo jako. Waa 8 qol iyo 2 dukaan iyo 2 musqul iyo jako iyo garaage qiimaha $150.000
@nuryousuf5147
7 ай бұрын
$140kun acudubilah war xishoo dadka waxan hala hor imaan Londen qiimahaas majoogto xamar dagal iyo shaqalan kajirto waa ceeb
@FadumaAbdullahi-j9s
7 ай бұрын
waa runta Lacag la aan aya xamar ka jirta
@shlmhd7386
7 ай бұрын
@@FadumaAbdullahi-j9s waxa u sawab ah dowlad la aanta wadanka ka jirta
@IbrahimBarkade
7 ай бұрын
Ader fududey
@jamalb6925
7 ай бұрын
140.000$ ?🤣🤣🤣
@FadumaAbdullahi-j9s
7 ай бұрын
😂😅😅
@hindaofficilchanle2956
7 ай бұрын
Muqudisho oo dadka lagu qasho baya leedahay waa Abni oo xasan dhiiqo iyo mooroyantiisa ku qasanayan😳
Пікірлер: 35