Waa Siyaasi wax Badan Fahamsan Anigu Nin Habar Yonis ah ayan ahay oo waliba Rer Burco ah Muuse Biixi Dalka wax u dhama Ma Lahan wadani wa Xisbi Somaliweyn ah Hada Hadii La doortana Heshiiski Ethopia lala Galay wuu Ka baxaya waxana wata Xassan shoolh iyo Geele oo Danahooda Ku wata Marka Nin Dadkiisa u Danaynaya iyo Nin dad kale u danaynaya Ma isku Midba Jawabtu waa Maya Reer Somaliland Muuse Biixi Mar Labaad Doorta Hadii Kale wacada Sidii 1960 kii ayad Mar Labaad Khasaraysan wabilaahi Tawfiiq
@1962yusuf
4 күн бұрын
Ma tihid qolada aad sheeganayso oo waxa laga garanayaa af-soomaaliga aad soo qorayso. Asc
Maash Allah. Maash Allah 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 geeei 😎 Thanks you Somaliland' 🙌🙌🙌🙌🙌🙌 Somaliland' 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪Sax 👍👍 walaalo ❤️
@ZahraIbrahim-vp2ez
4 күн бұрын
Waa barasha horteed hay niciin
@hanaapdi7778
4 күн бұрын
Asc waa nin waxfahmaya oo macquula asc thank you
@umalkhymohamed7492
4 күн бұрын
Mansha allah ❤❤❤❤ midnimo somaliland ise ilaaliya cadowgina Baden ee
@kaysemohamed5586
4 күн бұрын
Wllhi waxaa uu hadlay oo dhami waa runtii waxaana ugu muhiimsan in dalkeena cadawga gudaha iyo ka debadaba ,doorashada had iyo jeer laynoo soo maraayona aynu si miyir qabta oo aynu heshiis ku nahay u qabsano oo weliba ka dayno natiijadan aynu isa sii siinayno iyadoon doorashaba la gelin weliba hadii garxajis jecelyahay inuu xukunka qabto musharax qudha ha u daayo ooha kala reebo ciro iyo faysal.
Waxaan la yaabaa kuwa ku bilaaba hadalka: Dalku waa nabad! Eraygaa waxa dhihi jiray dadka miyiga, waqtigii ayna is gaadhsiin jirin. OO marka la diro nin sahana odhan jiray: dalku waa nabad ama dalku waa barwaaqo iwm. Dalna waxay uga jeedeen deegaanka sahan ahaan loogu diray
Пікірлер: 18