MAASHA ALLAH ALLAHA KU ADKEEYO OWLAAD QEYR QABTO ILLAHEY SAJUUDA KU TUUG IN ILLAHEY OWLAAD QEYRQABTO KAGA DHIGO
@hudabuxane2294
2 ай бұрын
Masha Allah Hanplayo Huuno Alle hakuu adkeeyo Farxada Alle ha kugu wado Dhabtana Alle hakuu saaro Curad kaga Wiil iyo gabadh matano caafimaad qaba Alle ha kaga dhigo aamiin Yaa Rab. Ana iisoo Ducee 11 sano lay Qabaa wali xataa uur ma qaadin Alle ayaan ka sugayaa in aan sidada u farxo cisho dhow bi idini llah 🎉🎉🎉❤❤❤❤
@daimondumuanas8622
2 ай бұрын
Mashaallaah allah haku adkeyo awlaad barakeysan hakaga dhigo
Masha Allah allaha ku xafido kuna syaadsho allahane kaaga dhigo oolaad salix ah adoo fiyoow iyo uwad fiyoow allaha niga dhigo.qooskiinane qoos qurxoon allaha niga dhigo allahane ku adkeeyo
@HodanMusa1
2 ай бұрын
Masha Allah tabaarik Allah swt hakuu adkeeyo 👍 qorfe hacunin dhaga yare xabatulsawada malab all that iska jir please saliga nabiga akhri 🥰🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@RuqiyoDaahir-b3u
2 ай бұрын
allah ku adakeyo abyo asigo caafimda qabo labidn alle ha din kin tuso amin
Maasha Allaah Allahuma baarag Alle hakuu adkeyo ilmo cafimaad qabo Alle hakusiyo
@minanoor229
2 ай бұрын
Masha alaah sumaya ilaah haku soo saaro korka awlada qurana isa saar qaali dhawrjer waan ku soo ducey wlhi qaali awlad salix ah hakaga dhigo.cnto❤❤❤❤❤❤❤
@Itsmerays
2 ай бұрын
Al xamdu lilaah In yar lee ku kasaa Hadana sidaan kuugu farxay Waa yaabee ilaah hakuu adkeeyo mataano caafimaad qaba Insha alah
@SamiiroSamiiro-q9q
2 ай бұрын
Masha Allaah abaayo ilaahay hakuu adkeeyo daawada si toos ah u qaado dhaqtarkadana 3da bil mar u tag si lagaa baaro dhiiga dhiciska anaa sidaas ahaay oo ilmihii iigu horey iga soo dilmeen uurkii labaad aa layga helay dhiiga dhiciska ilaa aan ka dhalo xldadey oo a la socon jiray drka alx waa dhalay
@مليونمحمد-ه8ح
2 ай бұрын
Masha allah alif mabruuug xabiibti alah ku siyo awlaad salax
@leylomaxamedyuusuf8291
2 ай бұрын
Masha allah walahi waa ku farxay illah ha kuu adkeeyo❤
Afar indhood oo caafimaad qaba Allah ku siiyo Aamiin. Allah ha kuu adkeeyo.
@Ayeshahasan315
2 ай бұрын
Masha Allah hambalyo my sis ❤❤❤
@muslimohh1001
2 ай бұрын
Mansha Allah ilahey haku adkeyo wan kuduceyay malindhaxday alhamdulilah
@aishashiekhabduaziiz7860
2 ай бұрын
Maasha Allah allaha kuu adkeeyo abaayo macaan afar indhoodoo Abshir allaha kaadhigo oowaalaad saalax allaha kaadhigo kheer niyeeso xabiibti ❤🎉marbuuk alaf mabruuk
@NazraAliAhmett
2 ай бұрын
Allaha ku xifdiyoooo abayoh mcnto Noo soo Gali marka xajigaaga u shegto si aan reaction kiisa u arag o ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@naciimahuurshe716
2 ай бұрын
Masha allaah allaah ha ku adkeeyo abaayo mcn❤
@ayaanhassan3361
2 ай бұрын
Masha allah abaayo alaha kuu adkeeyo mataano insha Allah
Masha Allah abayo hanbayo hanbayo Allah ha ku adkeeyo❤🥰🥰🥰🥰🤱
@BasraAbdi-jx2zf
2 ай бұрын
Abyo qarso nimcadu Allah kusiyay ishu waa xaaq 🥹
@batuloabdikarim319
2 ай бұрын
Alhamdulillah ♥️🎉
@hodansomaliahmed8661
2 ай бұрын
Wlhi waan kuladaremaya wlo anigay iga dilmen ilmihii kowaad isooduceeya ana illahy hakuu adkeeyo adigana abaayo
@sacdiyacabdisalam7761
2 ай бұрын
alahaa kusiyo kuwa qayr qabo xppti
@najahmohamud4702
2 ай бұрын
Masha allaah hambalyo wllo
@farhiajama5556
2 ай бұрын
Masha Allah, congratulations abaayo Allah ha ku ,adkeryo
@safachannel684
2 ай бұрын
M.a alx alle haku adkeyo abyo I.a ubad qeyr qabo barakeysan❤I.a
@RuqiyoMohamed-k5z
2 ай бұрын
Maasha Allah Alhamdulilah abayo illaahey ha kuu Adkeyo farxadada Alle ha kuu siyaadiyo Abayo qalbiga baan kaaga duceye insha Allah Abayo rabi haidin kaamilo l love you sumayo qalbi saafi❤❤❤❤
@hadiyoaxmed5654
2 ай бұрын
Illahey haku adkeyo amiin dilan inti taqanaa ok dhibkisa waxa isledahay amay ka soo dhacaan kurbo iyo walwal ba ku qabanayo illahey haku adkeyo abayo
Пікірлер: 334