masha Allh Nasro qurux badan mantay aniga ugu soo horeeyey
@amalamuli376
3 ай бұрын
Asc wll qali plz igu so bir ❤❤❤
@ruqiyaahmed709
2 ай бұрын
Masha Allah tabarkallah I Love ❤
@AminaAbdimohamed-m7h
3 ай бұрын
Asc nasro walashey waxan rabaa inan imado guri kiro ban rabaa sideen kugu heli karaa quruxey
@Nimcomohamed-pc4kc
3 ай бұрын
Team Nasra one like
@fadumoabdi5595
3 ай бұрын
Asc nasro habayar dadka muslimka dhulshisheye looguma talaganin qaasatan haweenka iyo caruur qof rag oo ka shaqeysanayo ama wax baranayo
@fadumoabdi5595
3 ай бұрын
Dadka soomaaliyeed wadani ma ah sidaas ayey dhulshisheye ugu waregayaan ilaa lagu dilo kama tagayaand dhulka reer galbeedka waxa ku joogan cabsi aniga waxaan jooga uk 🇬🇧 sidaas ay sheegtay ayaan geesah u fiiriya oo uga cabsanay in wax lagu dhufto inshallah waxaan ku noqonaya dalkayga hooyo dalxiis waan u tagaa sanad kasta
@ArfonDaud
3 ай бұрын
Idirsho imadimo daqtarki nafteytiyey sidab ban kujeclahay nasra abtidoon❤
@HamdiWarsame-e7y
3 ай бұрын
Masha allah ilaaheey ha ku xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤
@amalamuli376
3 ай бұрын
Asc wll qali plz igu so bir ❤❤❤
@nadifonuur8786
2 ай бұрын
Masha Allah.
@awbaska88
3 ай бұрын
Abayo plz Agency aamin oo visa Turkey dalxiis ii xareeyo ii raadi pz abayo xilli summer lagu jirayeee🙏🙏🙏🙏
@Akwadani
3 ай бұрын
Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️
@amalamuli376
3 ай бұрын
Asc wll qali plz igu so bir ❤❤❤
@LiilishMohamed
2 ай бұрын
Aniga turki rawaa inan waxbarasho u aado plz talo isiiya 😢
Fatuush ilaahay kamey baqin America waa meel fiican nabad ah maqabno cabsidaas sheegesid America iyo Turkey America fiican caasiyad yahay turkey meeqo Somali dileen dad xun meelkasto jogaan America waa meel sharci leh amaankeda fiicanyahay maaha meel muslinka lagu dulmiyo 😢walahi waa kaxumahay in ayado America soodhwesey in saas ucayso waxan Aminsanahay dadka danta gaarka heeso lacag lasiiyo America God bless America waa Wadanka kaliya ugu fiican aduunka waxana kunolahay almost 20 years Alxamdu lilaah dhib maan arkin iyo muslim gooni looradsanayo waa jiraa qof iska cunsuri oojiran waana iska hal iyo qaliil wadan kastana qabo xataa wadamada Muslim ha ubadnaadane come on tunta sheega 😢
@hamdiaadan
3 ай бұрын
Ma eeysan caayin. Wax yabaha ee sheegtana waa run oo wee dhacaan meelaha qaar. Laakiin everywhere beey ka dhacaan including somalia. Meelkaste aduunka faaido iyo qasaaro wee leedahay. Meel perfect ah majirto. America wax yaabo badan beey ku fiicantahay laakiin not everything.
@Ms.4ever33
2 ай бұрын
Maya meesha ee iyada joogto Minnesota aa somalida laga nacay maadama ee saa'id ugu badanyihiin. Mideeda kale dhalinyarada somaliyeed ciidaha ookale akhlaaq xumo iyo edeb daro yee moolasha ka sameeyaan sidaas aa loo nacay.
@amienamira9116
2 ай бұрын
Nasrayy Nasabad Taho😊❤
@Masturo-y5c
3 ай бұрын
Masha allaah❤❤❤❤❤
@amalamuli376
3 ай бұрын
Asc wll qali plz igu so bir ❤❤
@IfarahCabdullahi
Ай бұрын
Dal aan dalkaaga ahayn waa Darren ku joog ban maqli jiray
@MacalinEnglish
3 ай бұрын
Turki cusuriyad waalan ayaa laga soo warinayaa😢😢😢?
@Theoneandonlyduckz
3 ай бұрын
abayo nasro qurux inoo kalay xamar caday an kuladabaldagnee
Fatuush Shame on you in sad dhahdo America safety xun turkey baa safe ah been sheegtey America it’s safe and God bless America 🇺🇸🇺🇸🇺🇸Happy Independence Day ❤Somalida waa kucasiyaan qofki waxtaro America waa wadan fiican nabadleh ilaahay hanoo saaidiyo nabada
@khadraali8373
2 ай бұрын
Somalidu xumanta unbay xafida nimcooyinka kamashugrino iyo fursadah tirobeelka ee lasiiyey God bless America 🇺🇸
@Zamzam-ez6tz
3 ай бұрын
Asc nasra
@amalamuli376
3 ай бұрын
Asc wll qali plz igu so bir ❤❤❤
@ShugriIbraahim-u4t
3 ай бұрын
😩turkiga saan u jeclaa inaa wax kabarto hadana niyada ijbtay ilaahow wadankeen cadowga kaqabo uf 😕
Пікірлер: 124