Waligaa Social Media Xal haka raadin Qofki ku xumeeya Alle dartiis ugu samir Private life is A peace life like & subscribe noo saar nagusoo biir welcome
@ilwaadqurux8281
2 жыл бұрын
Haaa wlh private wax dhama walawaye
@dunxx2140
2 жыл бұрын
Sax talo wanaagsan waa saas
@kadanaliisa2367
2 жыл бұрын
Maxaa sozial xal laga raadiyaa Idinka you touber radda ayaaba Naara afuuf ah oo dadka isku soofaynaayee Waar allaah ka baqa oo hakeenina Waxkasta faxsharka. Haa gurigavdadka matagtan laakiin sixun usheegbaa tihin Waxkastana bulsho jiranbaad idinna. Ummadda somali halkay ka degiwayday waa qofna qaladkiisa Ma qirto. Bal hadda walaalkan waxa uu leeyahay mediaha hakeenina asagaana ka kaw ah. Subxaanaka yaa raxman.
@Naima Channel batulo matahay nayaa nin naqaba is dhajine mesho tas dhigay ka xun ayuu ku dhiga wiji lo waxid
@Destinay4lyf
2 жыл бұрын
1. This guy brought the family business to social media not Amira. 2. He threatened to release her private photos to the internet. 3. If he never saw a picture of his kid, why didn’t he get on a flight and go see his first born son? He was able to travel to turkey and marry… 4. Just because a man does the bare minimum doesn’t mean he should get an outstanding award. No one compliments a mother for taking care of her kids sometimes. He needs to fulfill his full responsibility as a father. 5. He disowned his own son and called his child’s mother who was postpartum a street woman. He doesn’t deserve a damn thing.
@Wadani924
2 жыл бұрын
Couldn't agree more. He shouldn't have treated his ex such an irresponsible and childish manner. This man is totally wrong for this matter.
@hamdimoulidfarah7016
2 жыл бұрын
He is totally crazy how can he put such words to his child he said twins are coming ya Allah 🙄
@maryomamatalah219
2 жыл бұрын
Well said 👏👏👏👏👏 war bax ticket jaro ad cunugaga hada kala jeceshahay qashin nac nac iyo sawir leymaso dirin hanola Iman
@istarxasan2772
2 жыл бұрын
I absolutely agree
@fathiabdallahahmed8597
2 жыл бұрын
wll intaa sheegto dhan waa run
@fatumahassan4278
2 жыл бұрын
No bro, she doesn't have to do everything by myself, he is the father, has to play he's part ok. Shame on you Somali mens.
@shaadiyaibrahim2199
2 жыл бұрын
Sax abayo wilkan hal mid ku qaldan yahay in ugu dhaho hal cunug waye dhaxda u xero wa bixin kartaa wax walba oo youtuber tahay hal cunug maa korsanladahay taas ku qaldan yahay wa in ugu abahiis bixiyaa wax walba u bixiyo
@fatumaali7651
2 жыл бұрын
Haa wlhi
@bahjobisha202
2 жыл бұрын
Aniga waxaa leygu furay cunug waxba leyguma siiyo mana joogi meel xitaa wll ii joogo waxaanka baryaa 50dolar wuuna diiday hada anaa u shaqeesto marmar waxaa is dhahaa haduusan dalkaga kasoo wadi lehen ma cishoteen hadana waxaa ogahay inuusan alle idayeceen🥰
@istahila.mohamed3275
2 жыл бұрын
Ilmahaaga adiga ayaa dhally ee dhexda u xiro, nin hooyadaa furay adeer baa dhaama la dhahaa,
@ayaanmaxamed405
2 жыл бұрын
Insha allah Abyo Alle kuma cidleynaayo i.n samirka badi guulaa ku danbeyso haa is cilin malin baaa gushaa xggda Ahneyso i.n Allha kula koriyo xppti 🥰❣❤
@qaalidumarxasan1089
2 жыл бұрын
Abayo waa sas nin itu waxa ku sina waa inta isal noshahin waxa haysata labo caruur ah waligis ima sin
@hamdiok1751
2 жыл бұрын
sorry mcnto Ilhy koma dayaco hore usoco mcnto
@walaalahadaacadaahchannel3128
2 жыл бұрын
Walaal, Channel kayga kusoo biir fadlan. Horomarka bulshada Ayaan ka Hadlaa iyo sidii loo shaqaysan lahaa.
@hoodoabdulrahman6529
2 жыл бұрын
اللهم استرنا فوق الارض وتحت الارض ويوم العرض عليك
@raxmataali8598
2 жыл бұрын
الله امين يارب العالمين
@walaalahadaacadaahchannel3128
2 жыл бұрын
Walaal, Channel kayga kusoo biir fadlan. Horomarka bulshada Ayaan ka Hadlaa iyo sidii loo shaqaysan lahaa.
@malabey197
2 жыл бұрын
Aaamiin aamiin aamiin
@ahmedsomali6486
2 жыл бұрын
Amiin
@hadisule9370
2 жыл бұрын
آمين يارب العالمين
@reyaj1554
2 жыл бұрын
Well said brother. I noticed that alot of us misunderstood social media. And why do people need to share personal things and seek for approval. I believe that they all are dying for attention. So let me tell all: " Never chase attention or love.if it isn't given freely, it ain't worth having"
@sucaadsalam
2 жыл бұрын
You’re correct people misunderstood the way to use social media. Especially the families matter should be done by outside of social media
@sharafbadhanchannel
2 жыл бұрын
👌💯xaqiq
@hobanabdisamed7946
2 жыл бұрын
Men always supporting each other rubbish. He’s the father he needs take responsibility . He isn’t dead he’s alive take responsibility for your child
@inaali8861
2 жыл бұрын
Cunugu asaga xaq kuleyahay amira hde kumanan xitaa shaqeysato wajib maaha ine bilka cunugeda bixiso waxba yuusan codadka amiira warejin cunugisa wixi kufilan hasiisto sawirada cunuga Anaga dawadayaala aragnay asaga sow u arki wayey taas waa marsimo aan meel lahen
@qunesfakhy9403
2 жыл бұрын
War nimankaan way isku hiilinaayaan ilmaha biisha xumaan miyaa asaa dhaley maku lahoo
@lail111
2 жыл бұрын
@@qunesfakhy9403 Nimankan isu hilinyia waxa ka daran nagahan garbka siinyia wale wa yab.
@lail111
2 жыл бұрын
@HALiMA🇸🇴 Exactly they are pathetic they make me sick.
@halimamohamed8090
2 жыл бұрын
Labo boqol lacag ma aha ilmaha caano kaliya uma baahna hooyadu hadey hayso aabuhu waa inuu llmaha noloshiisa oo dhan bixiyo ,hadii caano la siiyo xaguu seexanayaa oo caanaha ku cabayaa, caafimaad ,dhar, cunto, buu u baahan yahay, hadiise qaar xooreen ilmaha, ma cududaar bay kuwa kale u noqoneysaa, lacag kasta hadey haysato isaga waajib waxa ku ah inuu ilmaha biilo
@shamisshiino7124
2 жыл бұрын
Ha siiso hadee heesato iyo haduu heesto waa isku mid anaga caruurta 150 France nalagu siiya
@user-ck7gv9fz1y
2 жыл бұрын
Ma gurigeda iyo lifestyle kedo bixinaa ha siiso canuga
@nimcuush27
2 жыл бұрын
Cunugaba waxba Uma tarto 200$ caqliga ha iska qaadin wll
@user-ck7gv9fz1y
2 жыл бұрын
@@nimcuush27 shaqaysta dhaca wadaane
@sanaa8367
2 жыл бұрын
@@shamisshiino7124 Adugu kuwa caruurtooda bahdila ee an dharka ka badalin baa tahay oo cunada bilaa naqada siiya
@natashaabdihis2856
2 жыл бұрын
Mansh Allah ilaahay aqliga wanaagsan haku barakeeyo waxad tahay abehi somaliyeed ee layaqanaye dadkan had jooga maha dad waxa garabayab maxamed buskud runtan kugu jecelahaye hore usoco
@sharifamohamedroble9085
2 жыл бұрын
Maxamed buskut runts ina iska indha tirto mahan wa ogthy manta malesia 200$ ine waxbo ka ahen nolosha meshas adag thy ninkas lacag ma weyn america joga xasidnimo kathy raga somalida ine isku hilayan wa cadoda waxas ninkas qalad haku difacin wa iga wano dhariga kulelka waxba ka kenay amiro wa gabar yar
@MohamedAli-kq3fy
2 жыл бұрын
Ma sha Allah bro you’re legend I love 💔 for the sake of Allah 🌹🥀🥰👍
@MohamedAli-kq3fy
2 жыл бұрын
Keep going 👍💯
@fatimomaxamed2649
2 жыл бұрын
Inaad si fafiso adi xataaa ma fican waxaas ☺️
@thisisabdi9187
2 жыл бұрын
Aar Amiiraay Waa khatar Quruxlaydu way iska hagaajisay Ninka😅😆
@sadiamohamed4278
2 жыл бұрын
Wilkan runtan kujeclahy thanks bro
@shamsoqase1752
2 жыл бұрын
mushkiladeena markiii la isguursanaayo lagama fakaro haday xaalada xumaato. Caruuurta yay sameeen.. cuqdaadii la isku qabay caruurta ayaaa dhexda kabaxdo 😭😭😭😭
@quenshushuu6396
2 жыл бұрын
Wa runta wllhi
@nijaj9157
2 жыл бұрын
Abaayo diinta wa cadeesay ilmaha Intii 7 sano ka gaadhayaan in hooyada wax lagu siiyo blse xaqa baa la iska indha tiraa. Wxii intaas ka dib labada waalid midka ee rabaan bee ilmaha la joogi karaan.
Meherkeeda ayey ka doodeysay Gabadhan si xun ayaa loo qiyaanay allah cadaabo ninkaas 😡 Nin dhahaya canugaas wecel waaye
@fowsiadigaale1261
2 жыл бұрын
Maansha allah jazakallahu kheyr walaakey Alle SWt ha fahansiiyo waanadaada qiimaha badan wlaaladeen adigana Allah SWt ha kaa siiyo ajar iyo xasanaaada aduun iyo aakhiroba Maansha allah waxaan kuu duceeyaa markaan arko aqoonta ilahey ku siiyey iyo ka falcelinta wangsan eed umadeeana Somaaliyeed la garab taagan thy Allahu SWt ha ku barakeeyo ilaahey dartii ayaa kuu taageeraa Waad ku mhdsthy shaqadaada
@moemaxlimoservicellc2686
2 жыл бұрын
Gabadhaan hadeey lawyer u tagto waxeey xaq uledahay child support. USA lawmakers waxeey approved gareeyeen 2016 Qof walbo oo USA passport heesto haduu wadan kale caruur ku dhalo oo uusan caruurtaas biilan waxaa sharci ah inuu bill siiiyo. Gabadhaas lawyer ha raadsato international family affairs
@maqsudisse3627
2 жыл бұрын
Waa haday information kiisa hayso ama passport kiisa number kiisa ay ka hayso, unna malay naayo inay saas u feejintahay
@iqruushdiamond6842
2 жыл бұрын
Update iga daba gee wixi cusub waa igu ogtahay wixi like iyo share ehee
@MohamedBuskutOfficial
2 жыл бұрын
🙏❤️
@sacdiyomaxamed1325
2 жыл бұрын
Wallahi yab waye 10 carura ayaan hesta 4$dola ayaa la i siiyaa maalin tii waana ku qa nac sanahay alxam dulliah
@qaalidumar8035
2 жыл бұрын
Iskumeel majogtan
@rukhiahassan
2 жыл бұрын
@@qaalidumar8035 meel walba ee joogto 4dolar kuma filno lkn waxba madali karto
@lail111
2 жыл бұрын
Good 4 you laakin qasab ma aha inu qof walba ta ku qanacsantahy ku qanco waxaso oo tacab iyo rafad ah maxa dumarka doosha loga sara carurta ma anaga kaligayn dhalnay? waxa yab ah dumarkiina nimankan qeer masul ka ah sacabka u tumyia.
mashaAllaah maxamed aboowe ubadka Alle haku dhaafo aamiin
@jhussain1507
2 жыл бұрын
Mohamed Nawad doon ayaan tahay allaha ku xafiido family kaasne allaha isku calool fiyoweeyo
@umusuunaa
2 жыл бұрын
M.A Amiira Allow ku Daa xabiibti Haduu wax u soo Diraa Haka Celin Qaaliyey Adiga Xanuunka Cunugaaga Waad Dareemi Laheyd Hadii Laguu Diido Kuwaaba Ilmahooda qeynacaan Hooyo Karti La haa Tahay Allow ku Daa Wall isoo booqo si aan u ilaalsanno familadeena waxaan soo gudbiyaa qisooyinka familka iyo maseyrka ah wall hadaad i aragto adiga muhiim ii ah ha i dhaaafin wall ila soo xiriir hadaad qiso ii heyso
@shamsoali2056
2 жыл бұрын
Amira video ay soo gelisay daawo Cayda uu usoo qori jiray ayey soo bandhigtay wuxuu u reebtay ma laha.
Waxan layabanahy waaba dad private ku kala tage maxe tahy sirta ceebta lakeynayo ma views kii maa halkas ka galay subxanke😏yaa rabi views xumo hanagu ridin🤲🏻
Isagu mu ilhay ka baqo oo masulyadeesa ka so baxo ma iyada kaligeed ilmaha dhashay wayo be iyadu abee iyo hoyo u noqonaysa isaguna u raxaysanyia? Adigu ilahay ka baq o xaqa ka hadal ilmo yar qol kalyia maxa logu haynyia abhiis oo nool o shabab ah oo waliba America jooga.
@ahmedsadak6904
2 жыл бұрын
Walaley kuwaba 10 dhalay waxana lagu sinin marka amiiro haduu 200 kusiiyo wuu dadalay
@subax5439
2 жыл бұрын
Masha allah tabarik allah bus kit rageeda ayaa tahey guul iyo gobanimo meeshey aheyd ayaad dhigtey
Niin kufuraay baa sugeeysa inu guuri kabixiyo ? 200 wa nasiib kaa bixiyo
@lail111
2 жыл бұрын
@@sleepingbeauty.8359 If you have low self esteem and low expectations xabibti that's on you laakin don't expect others to follow in your footsteps wa nasiib ka baxyio maxa ka wada ilmhani isagu so ma dhaliin ma iyada kaligeed dhashay? talabad hadu gabdha furay ilmahisana ma furay? maskaxda ka shaqaysii wax walba ha ku hadaliin ee.
@sleepingbeauty.8359
2 жыл бұрын
@@lail111 You live in fantasy world when it comes to most of somalii men dear if a woman is divorced that means with ur children too she's luck to be given 200.Honestly adiga ubaxaan ur brain to work correctly wen it comes to this stop.
@JackCaddnan
2 жыл бұрын
200$ maleysia wax kama goyso anakoo muqdisho joogo 500$ xitaa naguma aado kan nin maaha waxuushka
@aminamohamud6583
2 жыл бұрын
Lkn vidio e amiiro soo dhigtay aziim madhalin uu yiri wuuna caayay waan aragnay inuu caayo ma eheeen
@sumayocali4746
2 жыл бұрын
War aniga 3 cunug kun leyguma siiyo 200iyo Hal cunug Masha Allah weeye
@samsamcumar2492
2 жыл бұрын
Gabadha somali majoogto malaysia ayay joogta
@fadumaumar6368
2 жыл бұрын
Lacag aa ka hadleysiin aniga waxaan heystaa gabar 4 jirto oo aabaheed isku wadan joogno aragiisana Aysan aqoonin waligeed eysan Arkin aabeyaasha qaar waasaas lkn caruurteena Anageey na anfacaayaan
@niyaamaabdi5867
2 жыл бұрын
Naa aamus doqon baa tahay 200 iyo malesiya fikir
@fadumonuur7264
2 жыл бұрын
Adiga hadad ku amustay in aan lagu biilin qofkasta ma ahan inuu amusayo ilmaha xaqooda waa iney udoodo hooyada waayo beri ilmaheyga ayuu soo dhahaa
@caishamaxamuud4875
2 жыл бұрын
Amiira 200 waa KU filan tahay qalad ayey u qaylinee waana ceeb waxay KU halaydo canugiisa maahan haday dhacdo iyadaa ceeboobey sa dad aanba waxba lagu ziin ciyaal badan haysto amiiro gardaro ayey u qaylinee🤔🤔🤔🤔🤔
@maxamedyusufxasan1680
2 жыл бұрын
Wlhi yaaab waaye runtii qalad waaye arintaa in lakeeno social midie in la keeno
@IsmaAragto
2 жыл бұрын
$200 oo Malaysia waax ma tareeyso. Somalia 🇸🇴 ma ahan meeshan.
200 hal cunug kaas waa aabo fiican qof waxa jiro 10 cunug an waxba lagu siinin
@ayansharafchannel2914
2 жыл бұрын
Labo boqol ma caana iyo cunto mase ijaar illahey halaga baqo hadow awoodo ha dhiibo
@sahiimaadam9048
2 жыл бұрын
Xafayada iyo canaha qurbaha aya 2boqol ku filneen
@prettyhalla2950
2 жыл бұрын
200 waxba ma aha qofka an awoodin waxba bay wax uthy qurbo iska kaaye somalia ayany wax ka tarin
@surayaahmed9902
2 жыл бұрын
Dadkan maxa kasiya 200$ lacag miyay la tahay horta oo hadana qurbo joogto wadanka ayayba waxba ka tarayne
@MohamedMohamed-gf8re
2 жыл бұрын
Iimaan laaanta naagaha soomaalida
@maxmoudnur5981
2 жыл бұрын
Walala waa nin fiican
@haniahmed7964
2 жыл бұрын
Abowe adhiga hadaa qof wanagsan alle kadige raga mawadha wangsana ogow tas, aniga hada nin Aya sisharafle iarose.mudo bil kadib safar ayu adhe, ilaa iyo manta maarag canug ayaan udalle war kamahayo,hada 2yrs Aya lagajogaa baladka wukusolabte mana isoradinin ana maradsanin
@umucasaamofficial5314
2 жыл бұрын
Xass bunallah wa yaaaab aliih ha usahlu
@thebeanman8023
2 жыл бұрын
Hal cunug 200$ wa ku fiilantahay e wax ka lo aya jira maser maser aya iso u rayo wey is cebeysay hanjabad badana
@xamdasuudi6138
2 жыл бұрын
waa doqon kaasi waxba yaan.qiil loo raadin haddan dawaday amiira wuxuu u soo qoray waan yaabay duli weeye
@yasminali494
2 жыл бұрын
Walaalo ilaahay ha asturo dumarka alaha soo hadeeyo hooyo ilmaheeda ayey korsan jirtey laakin iin wax ceeba banaanka la keeno waa ceeb huuno macaan waxaanhadalka ku gabagabeeyey dumarkan allaha soo hadeeyo walaahi
@lail111
2 жыл бұрын
Codka ma iyada bananka keentay mise isaga orodo so hubso marka hore ceeb waxa ah niin an ilmihisii korsan kari wayee o qeer masuul ah kii walba oo qeer masul ah hadi baraha bulshada la kayni laha edab be yeelan lahayen laakin waxa nasib dara ah noocada oo kale oo dulinimada ogol oo niin xumantiis o dhan arkiin . Ya qofta dumarka ah ku qasbay ini abee iyo hoyo ilmhaydi oo ee xalal ku dhashay ku koriiso ya ku xukumay orodo diinta islamak so baro iyo masulyada raga saran iyo xaquuqda dumarka iyo carurta
@ilhaancumar9371
2 жыл бұрын
200 boqol mexe tare subxanallah wa yaab
@kadanaliisa2367
2 жыл бұрын
Way taraysaa wl haddaa allaah qanaacad ku siiyo. Midda kale waadba kala tagteen ninka hadiiba ilmihiisa uu siinayo wax uun ka qaado warkiisana xidh. Iimaanka allaah haynoo sugo
@hidig9000
2 жыл бұрын
200 one baby is a lot of money she should say alhamdullahi there single mother with kids no help from father
@sanaa8367
2 жыл бұрын
@@kadanaliisa2367 Naa hadaad kala tagteena ma ilmihiisa baa kala tageen ninka Malaysia 200 dollar maxay ka goysaa
@kadanaliisa2367
2 жыл бұрын
@@sanaa8367 meelnaba waxba kama jarto laakiin aaway adiga risiqaagii Hadii uu 200 awoodo sidad u jabtaa loo dhutiyaa allaah isku dhiib qanaacadna la imaw maxaan uga daba niiqlayn nin i furay allaah ban arimahayga u ban dhiganayaa ,xagxagana maayo. 3ilmod ban keligay korsadaa dadkii dhalayna ma daba rooro. Markaa walaalahay reer qiiroow gabadha yaynan walin comentyada kolay waa ay arkaysaaye.
@lail111
2 жыл бұрын
@@hidig9000 Why should she say thank you? It's his responsibility at the end of the day that's his baby too he's responsible for his upbringing you must be another deadbeat dad.
@saidaabdi166
2 жыл бұрын
Ceebta allaah ha asturo Saan ma fiicno
@ServentOftheGracious
2 жыл бұрын
Great Video!!!
@mounatiti8446
2 жыл бұрын
cumaamadaA kaa dhacday cawaa inanata in aad sida ula hadhasho maha sheekada dhan maaa ogid🥲🥲
@yasminhoussein1898
2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 war yutubka war degdaga ku qoor wlh meel kama so dawaan
@BellaBigDeal
2 жыл бұрын
I actually love your KZitem channel! How you explain stuff and your opinion is always accurate. Guulaysooooooooo! Like comment and subscribe guys don’t be lazy!
@maryan3892
2 жыл бұрын
Wll ilmaha markay yaryihiin waa qarash kuma filno 200 iyo waxaas lakin Amira waxaa fiicnayd inay ilmaha aabahiis tusto waxba haduu siinin xitaa marka ceeb allaha asturo
@Ff3.m
2 жыл бұрын
Aniga waxa layabanahay ragga somalida marke naagta kala tagaan mexay waxay bixin jireen ugostaan qaarkodna uyareyaan ilaan nagta lacag goniya meysan siin jirine waxay bixiyaan wa billka guriga shopping ma siyaan iyo lacag dhereada bill halaysku gumeysto wllhi ilmahaas le dhib arkaayo inta naag lacag ku xumeynesid
@liyaomars
2 жыл бұрын
Walle Waala dhiban yahay muslin Nimo soomaali nimo waalid nimo cabsidii allaah waxaasoo dhan waala ilaaway social Media maxkamad iyo meel laisku fadeexeesto afaaro family looga hadla ayuuba noqday subxaanallaah Alloow na astur alloo xaqa nafansii allaahuma aamiin
Asc m/buskut iyo asxaabta walahi waa ceyb dadka noloshoda ceebahooda aad banaanka keeneysin mida kale amiira 200 alxmdulilah dheh rag badan ooba wax tarin ciyaalkoda🤐
@deqaahmed4308
2 жыл бұрын
Nin somali ah oo biil bixiyaa mama arag walagay walahy gabdho aan aqaan oo waligood shilin lasiin 10 kaligood korsaday
@marwohussein4851
2 жыл бұрын
Walahi rag Somalia oo dhaaan ayaa dhaqaaankaaan leh oo ilmaaahi waxan kaa ogeyna subxanallah inte ninag abuurey so carurtan iniga maa dhalin miya
@layloibraahin715
2 жыл бұрын
Abyo nin 1cunug 200boqol ku dhiibay oo somali ah waxaa la dhihi karaa waa boqorka somaliyeed
@ady426
2 жыл бұрын
@@layloibraahin715 200 somali wax kathy meleysia guriga kiradisa ayaba 700 ah cunug canihis ka drn 200 ade wax kula thy wlhi ninkas wa nin xun hada gbdha sii cebena ish😬🥺
@halimajeylani9243
2 жыл бұрын
@@ady426 nin aan ku qabin 700 boqol guri ka baxi Aya sheeko riyada kujrtiin wlhi
@lail111
2 жыл бұрын
@@halimajeylani9243 Hadanu iyada qabiin so ilmhisa isagu mu dhalin hadanu wajiibkisa anu ka so bixi karayn inu nag labad isku tago so qalad ma aha.
@halimajeylani9243
2 жыл бұрын
@@lail111 wa qalad In naag labad guursado Waliba iyada umul aha abyo lkn 700 guriga ijaargisa wa jib ku ahan cunuga waxkasto ubahanhy cunto dhar xafayaad iyo cafmoaadka waloga bahan yhy lkn sanadkan nimanka wa ogthy macney 200 nin dhibaya majiro hooyoyinka 100 lugu fuaraha wax a lasinim asiga wax usoqoray Wan aqriya wa xaraami aan laga xarameysaneynin
@aishahasan216
2 жыл бұрын
Gartaada kama helin lkn sheeko aan ka dhacsanaa ayaa igadaba geeysay thnks 🤣🤣🤣🤣
@qalinle1231
2 жыл бұрын
Somali aya nahay Waa war jecel nahay
@maankachannel6003
2 жыл бұрын
Imaankeey iska qaadeeysaa ee in uu soo sawiro check xawaalada aa sii fiicneeyd imaanka allaah geliyo
@aaishaofficial1661
2 жыл бұрын
6 heystaa 1$ xataa maleygu siiyo wlhi
@jasminetaylor88
2 жыл бұрын
Mohamed buskudow wanka hela nolow from 🇩🇯🇩🇯❤💖
@MohamedBuskutOfficial
2 жыл бұрын
Thnks walal i love reer jabuuti
@hodanbashir7886
2 жыл бұрын
Wan ka hele walal nimo lee mse.😜😂
@zamzam1122
2 жыл бұрын
@@hodanbashir7886 🤣🤣🤣 fashiil aa tahay
@hodanbashir7886
2 жыл бұрын
@@zamzam1122 hhhhhh.
@fatiimaabdi7229
2 жыл бұрын
wiil yar aa ku mooday oday aa tahay kkkk allah hakuu daayo caruurtada
@safiahassan3903
2 жыл бұрын
Saxwa wllh runta ushegay amiira waxa iron in ay samarto wilks in ay iska Eryin
@Aana_artz
2 жыл бұрын
Every story has two sides
@hanadali6155
2 жыл бұрын
Dadka isqaba Mar walba waxaa wanagsan haday is fahmi waayaan inay kala tagaan kalana aamusaan oo ayna iska daba hadlin .
@khadiijahassan7768
2 жыл бұрын
Ha wlhi hadaba liska daba hadlo wakana wax isku naxaayo malahan subxanallahn
@ady426
2 жыл бұрын
Mxa la amusa nin ilmihis bilaney hadhowna marku wenado kaso daba ordayo malo adkesan karo gbdn ha iska dhiciso ninkan xun
@nolashawaasamir9849
2 жыл бұрын
Aad iyo aad wlh malin madhihin waaa bahanahay waxaa rabnaa maline ma wicin isaga waxuu nasiyane waa ka qataa waxuna nasi weyane o maxaa noo siin weysay madhaho waa.jiranyihiin ma dhaho waa cafimad qaban ayaa dhahaa alxmdh qof nolashiina kabaxay adiga iyo caruurtaada waaa laga ficanyahay inad noalshada kuqasabto shaqeyso korso ilamahada ninkale guurso nolashada horay udhiso
@hanadali6155
2 жыл бұрын
@@nolashawaasamir9849 Mansha Allah dadku Aqligaa ma wada lahan dhulka waxaa loo balaadhiyay labadii is fahmi waaya inay ku kala tagaan Marba haday kala tageen waxaa fiican sharaf leh inay ku kala dhamadaan...Sifiican samaysay
@hanadali6155
2 жыл бұрын
@@ady426 horta waa daciif nin ilmihisa biilan wayay kana war hayn wayay balse ma fiicna in media ha la iskeeno hoos ayay ahayd inay ku xaliso ..waxaa jira dumar badan oo ilmaha lagu dayacay oo hadana An ka soo daba hadal iyagana u xaamasha ilmahooda ...Maha nin Nacas ah oo ilmihisa ka war haynin inaad daba socoto..
Allah akbar 4 aa leeygu furay 200 sheeg tee 10 leeygumasiiyo Waa aabe wanaagsan
@lail111
2 жыл бұрын
Aba wanagsan kute muxu ku wanagsanyahai smh
@saidhussein1064
2 жыл бұрын
@@lail111 ayadaa og adi kadhax bax
@lail111
2 жыл бұрын
@@saidhussein1064 Ya ku sheygay ini ogtahay adiguna yathay ya ku yidhi ila qabso.
@mohaaothman5975
2 жыл бұрын
5 inta Lagu Furo Ayan Waxba Lagu Siinin Kuwa Badan Hadiba 1 Cunug 200$ Ku Heleysid Nimco Ayad Jogtahe Illah Ku Shugri
@umusuunaa
2 жыл бұрын
M.A Amiira Allow ku Daa xabiibti Haduu wax u soo Diraa Hala Celin Qaaliyey Adiga Xanuunka Cunugaaga Waad Dareemi Laheyd Hooyo Karti La haa Tahay Allow ku Daa Wall isoo booqo si aan u ilaalsanno familadeena waxaan soo gudbiyaa qisooyinka familka iyo maseyrka ah wall hadaad i aragto adiga muhiim ii ah ha i dhaaafin wall ila soo xiriir hadaad qiso ii heyso
You're so silly smh hadanu ninku 1 dollar kuu siiniin wa ku qanacysa kute maybe adiga dulnimada ku qanacsan qof walba adigu kale ha ka so qadiin. Ilmihisu xaq bu ku layahai inu so billo iyadanu inu maheerkayda gacanta ka so saro ,this has nothing to do with maseer ilhay ba xaquqda na siyee orodo diinta Islamka so baro , waxa ku hadalasiid waa hadal an waxba ka jireen oo lugu talagalay in dumarka xaqoda lugu dhafyio.
@nafisaali8605
2 жыл бұрын
Walal aniga alx caqli igu filan ilaahy waa isiyaay duliyad aan waxba fahmeyn adiga ah balse nin lcg badan kusinaya lkn farxad iyo dacadnimo ku haysan waxa karon mid aan waxba haysan lkn ku farxad galiya lcgtu way dhamataa wana la helaa balse wanaaga qofka maha wax dhamada malaha waxaa mid imanku samada ka adey doqon waxid uf
@nafisaali8605
2 жыл бұрын
Aniga lcg waxan ka jeclahy jaceylka maxa yelay guri jacayl lagu dhisay ma dumo irsaqada ilaahy kusiyana ku qanac maal adun waa la shaqeystaaye diinta anigaa ku barayaa e so qado qalin iyo buug haduu ninkaygu xolo haystana isaganba kala bakheylen rerkisa is deji huno fiiro dheer yeelo
Wuxuu dhamaa kuwa hablaha waxba siin something is better than nothing Xaqiiq baa taas ah haddii uu waxba bixin ka waran taas baa ka daran ninku naag kale ayuu qabaa xata waan maqlay alle ayaa inaga og
@suleeqocaaqil1852
2 жыл бұрын
Somaliya hadadan lajogo 200waxbadan matarto ama guri ama raashin midkee loqadana
@raqiyabashir3726
2 жыл бұрын
Amiiro halaga qariyo waawaray waan cararay ⛹🏻♀️
@ahmedyasir1438
2 жыл бұрын
Sxb marka ugu horesa nin maha ninka wiilkisa hooyadiis sodhigaya codkeda social media garabna hasiin raga nimadu sidaas maha. Amiira waa hooyo ❤️
Пікірлер: 1,1 М.