Gabadha ugu xishoodka badan adna, amiira is ilaali abaayo mcn xishoodkaaga cesho. Sundus Gabar fiican laakiin qosolkaan badan oo la isku ruxayo jooji umad baa ku daawaneyse islaam ah, diintuna waa in gabadhu ay xishootaa. Xishoodku waa qayb ka mid ah diintaada haku dheeraan. Rag baa wax ku dareemee. Too much is not good 👍 😊hana iga xumaaan baayo qali 😊❤
@RaxmaIsaaqRahma123
4 ай бұрын
Lama.odhN gala dawaneyso e u hura gusha inanta xasidnimada dhafa cidaan qoslin malehe
@NajuuNajuu-133
4 ай бұрын
Haduu waaniyay ma ceeba teeda kale hadii la qoslo ileen aayar ba la qoslaaye sagu mu dhihin ha qosline @@RaxmaIsaaqRahma123
@sahracabdi77
4 ай бұрын
Bart2 wilasha so same😂cadnan ceyda cumeer asad so qabo😂😢
Sundus ayan firsadey mana qoslin Kama yelin bedelka obera wa sundus 😂😂😂
@FIlsanXasan-f9k
4 ай бұрын
Team sundus ❤❤❤
@HindoAbdulqadirXasan
4 ай бұрын
sundus abayo ceyda iyo cumer soqawo plz abaayo❤
@Naciimo6215
4 ай бұрын
Sundus cumerrr waa la heshy😂😂😂😂😂😂
@hafsomuun9978
4 ай бұрын
Team sunmir waan shaafiseen 😂😂😂
@SamiiroGeedi
2 ай бұрын
abaayo adi iyo cumeer is la soo duubo rifireey amiiro hana qoto❤❤😮
@marwaibrahim5811
4 ай бұрын
Tem sundus like 👍 Ala beerka sundus Qosolka Adunka 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@HindoAbdulqadirXasan
4 ай бұрын
team sundus only 300k🎉🎉🎉 i.a
@lavieestbelle-neutre3431
4 ай бұрын
Waaaw ; Sundus🎉 My love😘😘😘😂😂😂Llong Live🤲🥧🥧🥧🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹👍
@BureqowayraxGelle
4 ай бұрын
Sundus qosalka iska yaree
@munocismaan496
4 ай бұрын
Amiira ugu daran kulah sawir la istaajiyye😂😂😂😂😂😂xage lo istaajin
@Demanlu
4 ай бұрын
Mel ay amira iyo sundus kujurin cajis waye😂😂😂
@raxmiishaabdullahi4124
4 ай бұрын
Naaaya adna gabadha si xasiinima u dilesa kaftanka xaad u yaaal wah wllsha is tartiima ugu dhufesa marne we is mogiinesa I ugu fahmiin ku dhahayan pranki waye uf ewal wan watay adno lkn cawa bisinka😏😏😏😏😏
@Iman-321
4 ай бұрын
Wecel waye balayo xasidnimo badan dheh wey iga xanajise
@raxmiishaabdullahi4124
4 ай бұрын
@@Iman-321 haa wllhi aniga xiita weey iga xanajisan balayad qofka adiga prank ku samenayo badan dilka wa lo yareya tane ma wantodo weeey Iska qosle ewal laxa meshey is dhigto kugu goraca😏😏😏😏😏😏😏😏
@Iman-321
4 ай бұрын
@@raxmiishaabdullahi4124sundus wax ba ka qaldan qosol malayacni iska qosle
@FaatimaHirsi
4 ай бұрын
Tom and jery😂😂😂❤❤
@LuulBarrow
4 ай бұрын
Sundus isn't easy 🎉❤❤😂😂😂
@SiyadMuxumed
4 ай бұрын
Labadan tom and Jerry ayy isku yihin😂❤
@kenedidhadi8701
4 ай бұрын
Adna qosol kalyaha xanuunay 😂😂😂
@munocismaan496
4 ай бұрын
Sundus prt 2 sosamee😂😂
@JamacFaadumo-kr1gc
4 ай бұрын
Sundus shaaanshidna intet ku bahdilyn like kuma sarayo ..adiga nagta adna baa amaantaa idin gurigeeda kugu bahdileysa
@mumtaas420
4 ай бұрын
Bahdilan waaxid aad ah dhadhaanyhow
@ayaansalad1062
4 ай бұрын
Maxa bahdila 😂😂
@Xamdimuhamed
4 ай бұрын
Like taada baahi umahayso bahdil uma jeedno Annaga😏😂
@RaxmaIsaaqRahma123
4 ай бұрын
Bahdil uma jeedno e aboowe adaa bahdilan oy cidna ku ogyn War hooyd yan lysku firsan dadkana yan lagu fogaanin xumaan yan layska faafin xurmada yan layska faydiin sundusteeyda cashaqa
@Simaneyy111
4 ай бұрын
Sundus= cumeer kulahaa ala amiira😂😂
@memonxalima4499
4 ай бұрын
300k🎉❤
@Mineyyyyyyy
4 ай бұрын
Alla suduus😂❤allha ku xfidoo❤wlhi wn ku jeclhy wa dhima gre😩🤣cawa qosool yarbii waba isku kdiye
@RaxmaIsaaqRahma123
4 ай бұрын
Aaamiin inanta wa hap hap❤❤❤❤❤❤❤😊
@cabdinaasirxuseen6620
4 ай бұрын
Brother coming back koofid wadalat sudusaa qosol aanagu dishi
@saybaahmeth7842
4 ай бұрын
Yaaiskadhale eray faniwye😂😂
@ShukraFarxan
4 ай бұрын
Qof qalbi wangsn wllhi wllshei mcntoh❤❤
@aaminaxussen8345
4 ай бұрын
Alle sundus funny waaye qosol ba cwa igu dishay cwa wlh fashil socda ba tahay Amiira iyo ceyda 90 fashil
@NajaxAbdi-qi8fg
4 ай бұрын
Alla qosol u dhinty😂😂sundus cumeeer😂😂
@Caliya529
4 ай бұрын
Wll Iso duceya go aan qadashada Igu Adag Illhay dartis
@jamiilaelmoge
4 ай бұрын
Sundus sorry wlhi wa iga qoslisay😂😂😂😂
@umunuseyba9871
4 ай бұрын
Siraa fakatay maandeeq heee..........
@amaalcadey6890
4 ай бұрын
Wllhi qosolka iga dhamady😂
@marwamustafe8270
4 ай бұрын
Amiira way xanaqday halaga xishodo ceyda wu kayar yahye😂
@dahaboosman1633
4 ай бұрын
Tumo jeclaa yaa iska dhalay tan kulahaa sundusaa😂😂😭😂😭
@NuuraSalaad
4 ай бұрын
Cayda amiir
@CiwaadXasan
4 ай бұрын
Alla sundus wlhi kilide ifurisy amira kulha ceyda 😂😂
@Hamtha_Apdilahi
4 ай бұрын
😂😭💔adno kle alle nooma waayo
@RahmaRuuxi-t1l
4 ай бұрын
Team sundus like
@Hipoosman-
4 ай бұрын
Sundusayyy ku samee amiira parnk
@bilandahir
4 ай бұрын
Sundus aan fiirsaday maqoslin been dheh😂😂
@Fairygurl23
4 ай бұрын
Sundus ayaamahn mxay isla xanaajisa🤔
@Gosha-rercarale
4 ай бұрын
Walalh yaa dhex gal yiri wey utash teen miskiinta😂😂
@Suuban225
4 ай бұрын
Sundus markaan garab istaagnay oo dadka ka celinay wey ka sii dartay
Пікірлер: 219