Maxaa. Keenay. In. Xamar. Waxayaga. Naagu. Waabasadaan
@user-yi1nu9ne8t
18 күн бұрын
Wa kuwa kujira xisbiga.waxa umadaxa mayorki hore sotelco tuga ugu Wayne.
@engab001
18 күн бұрын
Ka ku haystaa waa xildhibaan, mayor iyo xukuumada ka loo cabanayaa waa xukuumada ta hoose iyo ta dhexeba. Kulu fitna cinda xukuumad weeye. Bal wataas ee ninkaa ha u xaliyaan arinkiisa. Meeraysi bay ku dawakhin
@MukhtarXrir
18 күн бұрын
Muwaadinoow dacwadaada badhkeed sax ayaad uwaday balse xaga danbe ee aad mayarka u abaal sheeganaysid waa khalad sharci waa inaad sharci wax kudoontaa balse sheeko abaal ayaan kuu galee adna iigud khalad khalad sharci weeyi xaqa alle ha ina waafajiyo
@eng-shabanibrahim8027
18 күн бұрын
Maba rabo inuu xataa wax uu u ilduufo ee kaliya waxa uu ka rabaa inuu waraaqaha sharci ee uu soo marsiiyay dariiqa saxdaa inuu sida uu waajibkiisu yahay ka fushado miyay haboontay inuu idhaahdo waraaqahaagu waa sharci ee lkn hablo igu qaaliya oo ololihii si wayn uga qayb qaatay ayaa culays isaaray mana fulin karo taasi maanay sharci daro ahayn
Пікірлер: 6