Xildhibaan Jeesoow "Ma ahan waxa la diidayo Gaaljecel kaliya Hawiye oo dhan ayaa la diidayaa waad aragteen wixii ka dhacay Baraawe,Digil iyo Mirifle waxa ay cuqdad ka qabaan Luqada Maxaa tiriga,Aniga Gaaljecel ayaan ahay Maxaa tiriga ayaan ku hadlaa"
- Күн бұрын
"Aniga Gaaljecel ayaan ahay Maxaa tiriga ayaan ku hadlaa,Digil iyo Mirifle waxa ay cuqdad ka qabaan.
- Рет қаралды 14,829
Пікірлер: 52