Wcs ayaan Qaali sharafay ❤❤❤masha Allah ❤❤❤❤❤ayaaney Alle ha kudaayo ❤❤❤
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@hafsaismael4657
Жыл бұрын
Ac😮 Quran aqris aa ugu jeclahay
@rukiasugal4942
Жыл бұрын
Ayaanye ❤ wankusalami xabibty
@ugaasocismaan733
Жыл бұрын
Wcs walaashey mcn ayaan ina xirsi goobdooney waan kusalaamay adna sidookale my abaayo
@sagalsaafi2215
Жыл бұрын
Sax wayo abyo walhi runti allah no siyadiya cafimadka
@salmougaasxaad9956
Жыл бұрын
Nayaa ayaaneey saka waxan jikada ku galo wan wayay hado an hawshayda so dhamaystay ba vedio so galinysa 😢
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
Ooh 😞 sorry sis
@salmougaasxaad9956
Жыл бұрын
Wllshy qali wllhi wehel ba ii tahy hdan ku dhaysanyn shaqada dhnba wa ka caajisab❤
@faxdiali8741
Жыл бұрын
Wcs m.aalha ku xafido xabibiti
@nadifaosman9389
Жыл бұрын
Aduun kan aanu joogno labdeyd waalid ayan ugu jecelhy❤❤❤😢
@CanabCabdulahiaadan-rv4cr
Жыл бұрын
Abyo ayaaney waxan ku jaclhy alle dartise
@salmomaxamedsanaag6220
Жыл бұрын
Ayaney wlhi qisadada marka kashekenese wan ilmeye ale wax kudhibo kumtuso abayo mcnto❤
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
Aamiin xbbt dhamaanteena
@samsamadam4532
Жыл бұрын
Mashalah sax waaye tas
@bashiircabdi1856
Жыл бұрын
Ma jiro Ruux dheeli tiran Ma aha aadmigu dhamays Dhac dhacu waa shay jiree Ha qaadan go'aan dhaqsa ah Eraydi Cabdiraxmaan fiili
@Queennashaa
Жыл бұрын
So daawo channelka sona dhiira gali waa gabar walaashaye
@zhamsacabdi
Жыл бұрын
Naa ayan basdeee video hore ayn zoo dhamayn lahay malmahan wn ka mashquulay abayo wxn iz laha ayn wy kuzoo bafinee lakii may dhiciin 😂😂❤❤
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
Amaan ku baafiyay hee aadan maqal🤣
@zhamsacabdi
Жыл бұрын
@@ayaangobdoon3254my wlhi intrigued labafinayayba magacaygan ka dhagezanayeey Ramadan 10 dhexe Aya igu ka Dan bayzay hadan wx Mary gabartii aribodka laga dhumanayeey icha Allha wn idiin zoo dhadhii😂😂
@filsandheeman9795
Жыл бұрын
😂😂
@Fadumomaxamud-qi8mf
Жыл бұрын
@@ayaangobdoon3254 😊😊]٠٠٠😊😊
@Fadumomaxamud-qi8mf
Жыл бұрын
@@ayaangobdoon3254 😊😊😊
@Deeqaibrahim62
Жыл бұрын
Waaw 🌻 ayaan qurux bal waad inoqotay qli sharaf ku nolow 🤍
Ani aduunka waxaan uku jeclahay waxawaaye hormarka aan rabo inaa nolosha ka gaaro oo markaa hadow gadaal so fiiriso oo daho Alx wee fiicneed inaa ilahey ku kalsoonaado oo talo saarto🤲🏼💯✨
@salmomaxamedsanaag6220
Жыл бұрын
Xaqiq wlhi ayney cafimadka wax kamu himsan majiran❤
@ayanmohamed11
Жыл бұрын
aduunka lacag baan ujeclahay ayaan quruxeey
@idilabdiraxman8884
Жыл бұрын
Ayaan walaahi waa iga qosol siisay gabadha ninkeda eey aduunka ugu jeceshahay anaga aa kakan ah iyada jacelka eey wax ka taqan
@FardowsoFarah-sr9sb
Жыл бұрын
Fadlan I sojawaab abyo
@umfuad4641
Жыл бұрын
Allaha caafimad haku siiyo wlhi aniga isaso xusustay curadkey caafimad ku dhalay curud lawadkey iyo sedaxadba caafimad daro ku dhalay sedax habeen sedax malin dhaqtar ku jiray runtii dhimasho qalbiga ku hayay alxm qisadey kasheekeyna hadii dhaho qoral kuma so kubi karo ilaa hada daawa ku socod ayaan ahay 😢😢😢😢😢alxmdullillah magac Axmedna naxriis xaajigey asna Axmed ayaa ladhaha Masha allah wax ka naxriis badan wali ma arag alxm
@zamiira.abdi.
Жыл бұрын
Wlhi waa runtaa ayaanay cafimad markad haysatid wax walpo wan qabsan kartaa hadanad haysana wax aad qabsankarto malahn marka ilahy waxan kabaryayaa inu caafimaad ka ino siyaadiyo ilahy cafimadka inagama qado inta xanuunsana allah ha caafiyo aamiin yarapi😢
@hindimaxamed286
Жыл бұрын
ayaanay in aad ila talisaan rabaa ee isoo qabo
@Xamdimaxamad-bh1qm
Жыл бұрын
Na ayaney abyo amin abyo shalay wan ku xisnay in kasto ani xata xanusnay abyo I hada wan xanusanhy abyo
@maxamuudcabdi3383
Жыл бұрын
الحمد لله على كل شيء 🤲🤲🤲🤲🤲
@hooyosundus9516
Жыл бұрын
Wllhy qofki xanuun adag mara bes ba garan kara cafimadka muhiimdisa alx wli ma marin waligay dhib badan alx lkn maaqaan san umaqly dhibatda ilmo dhalista cabsi cabsi le dareemoya
Ayaany ilhy aqliga haku siyadsho wllhi bila cfmd inany waxba qabsan karin
@nastexokhalid9439
Жыл бұрын
Ani waxan adunka ugu jeclahay ina Alah la Kulmo waxan kalo jeclahay cafimad ka
@najmaaligaani2983
Жыл бұрын
man rabbuka maadiiinuka mannabiyuka
@abdirizakosman557
Жыл бұрын
Cajiska allha ka qado habo Quran aqriso Ama isaar Wad ka fcnane I.a
@ifrahdalmar1142
Жыл бұрын
I oo
@mohamedolow9794
Жыл бұрын
Mashaa Allah walashey Allah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah
@HudaMukhtar-gy1pz
Жыл бұрын
Ayaane wlhi wan garawaye aduka waxan kugu jecalhy lkn aniga no sheegey mash Allah alle ha no igu wadoo
@samia1218
Жыл бұрын
Asc Ayaan qalbi see tahay❤
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
Wcs xbbt
@nasteexocabsulqaadir8381
Жыл бұрын
Ayaan sharafy allla haku sharfo
@Zahra-fq3fe
Жыл бұрын
Wa run mahad sanid ayaany
@harethamohamed3530
Жыл бұрын
Masha Allah ,Ayaan.
@ifrahmuze3593
Жыл бұрын
ayaney qisoyinka istiq farta iyo digriga allah ku sabsan ino sogali
@xeyboadanmuhamed3715
Жыл бұрын
Masha Allah xafiduAllah Allah kaxafidooo
@maxamuudcabdi3383
Жыл бұрын
ayaney xbbti adi iyo asxaabta igu sooduceeya gabar walaasheeya foolanooso fosha ku adkaatay iigu soducooya 🥰💞
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
Alaha ufududeeyo xbbt
@maxamuudcabdi3383
Жыл бұрын
@@ayaangobdoon3254 اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲
@hibonoor4805
Жыл бұрын
Allha u fududyeeyo anoo ah mid aad u xoog badan team ayan gobdoon
@luqmaan753
Жыл бұрын
Wallabies ayaaaaeeey imtixaaan aa sooo martay Allah akbar
@haala552
Жыл бұрын
Wlhi majiro qof dhameystiran alle hana hagaajiyo dhamanteen dumar iyo ragbo
@saynabsaxardiid1533
Жыл бұрын
Ayaan qurxy waan ku salmayi wlll❤❤❤
@SiciidoYusuf-tv3wc
Жыл бұрын
Asch ayaaneey walaahi caafimaadka wax aan siisanaayo malleh
@maxamuudcabdi3383
Жыл бұрын
اللهم امين يارب العالمين
@ayaanahmed7946
Жыл бұрын
Masha Allah tabarakalah❤❤❤❤❤❤❤
@zahramohamed1131
Жыл бұрын
Markeee Ka jajabto anagaaa kaa garaceeno😂😂 haka walwalin Ayadoo la iweydiinaba ku dhahaa ooku kudigriyadaa Hooyadeey, Aabaheey iyo ilmheygaa ugu jclyhy😂😂
@ruqiyoismanmaxamad3047
Жыл бұрын
insha allah ❤❤❤ allah nawad nagugarsiyo caawe❤❤❤
@fertunali1007
Жыл бұрын
Masha alaah talo fiican ayad siisay gabdhaha qolkooda laga xaluusho. Ayaaney lakin mid ayaa jirta gabadha iyo wiilka isqaba hadeey firaashka ku kala guuran jeceylka intuu cararo ayuu dabaqa ugu dheer iska tuura otamatik adoo qofka kala jecleen ayad is arkee marka waa hade war qof waxan so jirabay 😂ana guuray cml marka mafiican kala guur hadana maaha wax reer dhan loodumiyo 🥰 Mida kale aniga waxaan aduunka ugu jeclahay ixtiraamka 😂😂
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
Waa sax in Lakala guuro wax fcn maaha
@Anisa-vg3kd
Жыл бұрын
MashaAllah Tabarakallah runta ayad ka hadashe abaayo qof walbo meelu ku fiicanyahay lkn baalgaliskaga wan isga baahanahay 🤣🙈 jazallah kheyr ayan taladad wanagsan.
@faizaaden2987
Жыл бұрын
Macaneey San kujeclahy 🥰❤️wllhi xabibti allaha ikaxafotho 🤲
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
🙏❤️😘
@hafsaismael4657
Жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Abaayoo magacay gaa Waa Hafsa Een Abaayoo I got confused about your 2 channels
@abaneymahamuud9615
Жыл бұрын
Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo
@Sagalin
Жыл бұрын
Walahi taas been ma ahan ayaaney illaahy hanasiiyo cafimad dhamn intii umad islam
ilahow waligay ma guursan gabar yar ahay ilhow mustqbalkayga quruxda bdn ee aan ku riyoodo ilhow i rumee anigana bariyad iga dhig isagana kii laygu tala galay iiga dhig
@Hamdamukhtaar-rf9gk
Жыл бұрын
Asc ayaan qaali Wadmahsntay alle duucad hano aqblo
@xafsamaxamadsalaad9881
Жыл бұрын
Amiin 🤲
@aaishamohamed3968
Жыл бұрын
Ayaanay anigu waaban diiqadooda in qolaka la Ila jiifto
@mulkimicraaj-ig4nn
Жыл бұрын
Nimco kaste nuzqanteyda ayey leedahay
@FardusMohamoud-rv1ug
Жыл бұрын
AYAANEY XALEY WAAD NOGASTEY SALAAM XBBTI FROM BURCO
Пікірлер: 174