Mahad sanid eedo qaali our great future son thank you so much for your support and came from our beautiful city muqdisho caday you all love ❤️ our bright future legend
@snw9257
Ай бұрын
Masha Allah tabaraka Allah guuuuul iyo gobanimo SSC Khaatumo
@farhanabdi1102
21 күн бұрын
Hawiye Waa soomaali dad sharaflehna weeye oo saamaali ah dagaalkaana way nala jireen caqliga Leh waana ognahay
@dulmaraxmed94
Ай бұрын
waa arrin sax ah soomasliyey is difaaca gacmaha is wabsada cadogiina is ka celiya ciddii soomaali u eg oo caddowgeena hogaanka u eg horaysiisa daba dhilif ka soomasli u eg guul
@mohamednur1696
Ай бұрын
ALLAAH YARXAMHU FIL JANNAH❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Shin-wu4mi
Ай бұрын
Wallaahi waa run Allow idin xifdhi waa wiil caqli u saaxiiba ❤💎🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️🇸🇴❤️🇸🇴🕋🇸🇴❤️💎🕋❤️🇸🇴🕋❤️💎🇸🇴🕋🚁💎🇸🇴🕋❤️🌴🕋🕋🌴🌴🕋🕋🌴🌴🌴🌴🌴🌴
@shukrilibax
Ай бұрын
Masha allaha ❤️👏👏❤️❤️👏🌹😂😂😂
@QOFKA.2469
Ай бұрын
Soomaalaay idinkoo soomaalinimo isugu yimid qabiil ha ku dhawaaqina soomaalinimada ayaa inagu filan kulankaasi mid ina mideeya oo inaga dhiga soomaali waa mid Ilaahay haynooga dhigo waan naxaa markaan arko qof soomaali ah oo meel soomaaliyi wada joogto reerkiisa ku dhawaaqaya Ilaahay hayna mideeyo oo colaada iyo qabiilka haynaga masaxo quluubteenana mid ha ka dhigo intii madashaa abaabushay intii timidba Ilaahay jasaaigooda ha siiyo khayera ha ka dhigo kulankaa Abwaankaa buugiiisa laysugu yimid Ilaahay Jannadii fardawza Albaabadeeda haw furo iyo mad
Alha u naxariisto janadii farduwsa Allah geeyo abwaanka ❤❤❤😅
@nimaali1932
20 күн бұрын
Crying 😭 this song was crying 😢
@anabfarah1178
Ай бұрын
Allow unaxariiso
@Shin-wu4mi
Ай бұрын
Garaad mideeye 💎🕋🇸🇴❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️waa dadkiisa ❤u🇸🇴❤️🇸🇴❤💎💎💎💎🕋 u istaagay ❤❤❤❤❤
@saynebboersma6635
Ай бұрын
ASC Masha Allah Allhamdulilah🤲 💯 Allaha ha unaxaristo Insha Allah Jama Kadiye ❤ he was the wave for SSC and de historie Left Behind 📖🖋we will remember forever and he made us proud my Allah reward him jannah fardausa Insha Allah🤲💯 SSC KHATUMO GUUL🤲❤💯👍🦁🐎💐 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@amalhassan7383
Ай бұрын
Masha Allah guul Ssckh Alhamduilallah ❤❤❤❤❤❤
@hindaofficilchanle2956
18 күн бұрын
Mashaa Allaah thanks🏇🏿🏇🏿🇸🇴❤️💪
@fosiyaabiib9380
Ай бұрын
Qore❤❤❤❤you are amzing❤😂
@user-sf2oo1ln4v
Ай бұрын
Guul iyo gobonimo ssc kkaatumo
@fosiyaabiib9380
Ай бұрын
Maashallah
@Umo580
Ай бұрын
MAANSHALLAA ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️
@SShire-x3i
Ай бұрын
Somaliweyn❤❤❤❤❤❤
@HodanMusa1
Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ we are all one ☝️ person 🩸☝️✌️🤛🙌🙌🙌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅☝️🩸🩸
@iqraEid
Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@farhiyahassan3648
Ай бұрын
⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️
@ahmedgaileh
22 күн бұрын
ISAAQ COLAADDA LOO SOO JEEDIYA WAA U TAAKULAYN MAXAAYEELAY WAY ISRAACAYAAN OO MAR KALE AYEY FAQASH KALA DIRI DOONAANE IN YAR SUGA.
Maxaaskiisiibaa? Mase maxrambay utahay? haddii aysan 2daa midna ahayn, ogaada garaadku fisqi buukudhacay, iyo anshax-xumo, ee halo sheego raaxaamtaa uukudhacay si uu utawbadkeeno, hadduu diido, wuxuu rabbi kala kulmo ayuu leeyahay....
@apdiaziizpaazhe2991
27 күн бұрын
maxaa shuubo iyo qaniis meesha iskugu yimid welle mar dambe kuma kulantan waaba lojoga reer qamri cabe kuwi dilay maka so qayb galen riwaayad badan
@geediga.hayaanka
20 күн бұрын
war waa been baastarkaan lama qabno waligeen daarood hiil uguma imaan nagama dhaxeyso isaaq iyo daarood dagaal ka dhaxeeyo inaa daarood u hiilino ma dhaceyso mana dhici doonto ninkaan wajigiisa ayaan u jeedaaye waa fsqasha hawiye been ka sheegaya
@abdihakimibrahim9506
Ай бұрын
Darood waa hurdaa waxay aminsanyihiin inay somaland uga aarsadeen tii siyaad barre afka snm dhulka ugu dhufatay Adeer tii siyaad barre snm ka dib may arimin wayna laalaabatay Halka darood ku faanayo 4buurood dhexdood o waliba iyagu leeyihiin ayaanu somaland ka saaray allow alle Bal 4buurood dhexdooda ilaaliya isaaq tii horena isaga idinka ridey idin gumaystey hadana wali dib ayuu uso socdaa Dhulbahatena waa un dhilo dhilona nin wasaa leh Adeer sanad baa joogtan e tuulada ama anaga naso raciya puntland ama halkii hore geeya
Dawlad ayaan ridnay faan ma ahane waa gunimo maxaad heshay waxbarasho dhakhtar nabad wershado beero waxbarasho debedeed oo dhinacwalba ah ayaad dawladaa ku haysataye maxaad maanta haysaa isaaqnimo sadex magaalo isku xidhay ayaad ku sugan tahay dawladana been ayaa kuu akhriyaye daarood ayaa ridey markaa wax hubsoo soomaalidaada dhinaca ka raac keliyi waa karaahiyo
@user-pv2ww7ln6m
Ай бұрын
Hawiye always id Dameer
@CmonNowTellme
Ай бұрын
Edeb yeelo
@NIMOAbdi-nr8wu
28 күн бұрын
Ma runtaa diidaysaa walal shacabku waa walalo waa isku mid meel kasta ha joogane
@CmonNowTellme
28 күн бұрын
@@NIMOAbdi-nr8wu Dameer miyaa run ah?
@NIMOAbdi-nr8wu
28 күн бұрын
@@CmonNowTellme anigu dameer maan odhan lakiin waxaan u lajedaa waxa dameera meesha majogaan bili Adaam ku wa is ku mid mafahantay
@firdowsmusay-ze9gs
Ай бұрын
ssc khaatumo way guuleysatay laakin wa in khaladka jira lasaxo oo ah hadi larabo in maamulku saldhigto oo hore usocdo wa in jegooyinka lagu taxay qoyska fiqishini laga qaado wayo wa khalad waxna ma hogaaminkaran wayna muuqata dee dhulbahante runta uun ba anfacaysa ee maamulka socod siiya fiqishinina meel hafadhisato xildhibaan uun bay leeyihin ilaa ssc dowlad adag noqoto oo saldhigato
@franklingohe6681
Ай бұрын
Finishing ha aado dhulkiisii was tuugo kula YAALA tab Kuma waydo GAAJO iyo silic BAAN IGU dhimayna America WAAYO WAXAY soo hogaansadeen Spanish kii South America sida list under British UK Charles under slavery holder's black 🖤 hunters Isle Iceland and so on colonies we needs Euro court scammers court of Allah not give up a Court of hue thieves HUMAN trafficking goes under box and they are POOR HUNTER'S
@doubledeqabus6815
Ай бұрын
DOQON KASTAA KURDISH DHULMAHANTE GAAJOONAYA HA ISKU SOO SAWIRO 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@munayousuf8460
Ай бұрын
Hadaad maskax kurdish yeelan lahayd kun halkaad joogtid maad joogteen dhubahantena haduu gaajo yahay bal ha dhinteen
@Waryaa123
Ай бұрын
Dhulbahante waa ilahigii ku abuuray marka danbe ha galine waad inaad harti oo dhan u sujuuda danbe dhaaf hadaad rabtid❤ Rohinga MYANMAR baa tahaye ha ilaawin siyaad barre iyo tuke iyo sababtaad soomalinimadii u nacday😂😂😂😂
@Cici_mimi
Ай бұрын
Idoor Bilaa Qabiila baa Dhulbahante wax kasheegaya Alloow Alle. Waa dad Bilaa sinji ah.
@SharmakeJamac-k7q
Ай бұрын
Abwaan Jaamac kadiye Xafidullah Allah U naxariisto🤲🤲🤲
Пікірлер: 65