Aqoonta Islaamka:
Duruustaan cinwaankoodoodu yahay "Aqoonta Islaamka," waa taxane duruus ah
oo loo diyaariyey qaab su'aalo iyo jawaabo, si ay bulshada ugu faa'iidaystaan
oo ay ugu faafto aqoonta diinta Islaamka. Duruustaan waxay ka koobnaan doonaan mawduucyo muhiim ah oo ku saabsan caqiidada, cibaadada, akhlaaqda, iyo taariikhda Islaamka, si loo kordhiyo fahamka iyo aqoonta bulshada ee diinta Islaamka
Негізгі бет Aqoonta Islamka Qeybtii 10 Aaad
Пікірлер