muuqalkan wuxu ku saabsan yahay Arabsiyo
Arabsiyo waa meel in Badan jirtay waxayna soo martay marxalado kala duwan taas oo maanta Noqonatay magalo
waxa hadda loo sameyay birishyo waawayn taas oo kutusinaysaa inay Arabsiyo sii kordhayso
waa meel ku Qurux badan dalxiiska #darisle #asadhagio#love
chanelka subcriber noo saar
Негізгі бет ARABSIYO SOMALILAND || THE NEW ARABSIYO
Пікірлер: 9