اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@lucky.family098
Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤️❤️SCW ❤️❤️
@zahrashariifhassan1347
Жыл бұрын
lacagtu yaran magasho mahamdas aniga iga qora 😂🤣😂
@nasuutahir6025
Жыл бұрын
Haa wallah 😭😂
@Boqorrafil1
Жыл бұрын
Ku sali nabiga scw 💚🦋
@Boqorrafil1
Жыл бұрын
Sorry
@abdiwaxidshekhcumar7547
Жыл бұрын
Dooli wuu dhaafay kan kulaha faranfar ayuu marayaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Samiirofarxaan12
Жыл бұрын
Hadaad Aad Aragto Magaca Nabigeena Muhammad scw Like Saara 💟💟🙏💞
@zakinhozk8566
Жыл бұрын
Sidaan waa Danbi weyn bro maxaa kaa qaldan???
@ayaancusman2020
Жыл бұрын
Walashay maslaxo ku jeclhy abaayo mcn
@ayaancusman2020
Жыл бұрын
sallallahu caleyhi wasallam
@barwaaqosiyaadahmed4149
Жыл бұрын
Kusali nabigena Muhammad scw scw
@hassenabdullahi6487
Жыл бұрын
Xajiyadayda mustaqbalka ilahy igama waalo 😢
@fatumaibrahimbarisle4515
Жыл бұрын
manshallah muuqaaladuu xiiso ayay leeyihiin taalanti ayaad leedahay wax sida wax loo metelo ayaad ku fiicantahay qosolkii ayaa iga dhamaysay❤
Wasiiir iGu sHaraf MadasHa KZitem kaYGa Aflaamta Goo Go an soo GaLiYaa
@sacdiyoraaxo7552
Жыл бұрын
Ala sakariyow wll qosolka aan qoslay caawa danbigiisa alaha kacfiyo 😂😂somalida waa dad funy ah ilahyba iga dhaliyay 🤲ilinaa igatimid wlhi 😁
@jok-manhb9610
Жыл бұрын
Allaha ku xafido brother wa mahadsantahy sida noga qoslisay ado hargamsan xita long life for you 🙏
@ObsieYare
Жыл бұрын
Barnamjikan #waziir sidan u sugayey ma rumaysan kartid😅😅😅 Aadbaan ku salamaya #waziirka from hargeisa 🙌
@MANANAKMEDIA
Жыл бұрын
Kappa what a great 👍 mix, funny 😄 and and awesome 👌 bloody #waziir Niyow kuwaan nosobadhi walalka 🇸🇴 ❤
@nuhabdi6250
Жыл бұрын
We need more legend 🙏zakii
@mjalaatoofficial7711
Жыл бұрын
Kusali nabi Mohammed scw
@bahjobilan5298
Жыл бұрын
Waziir manta lataganyahay nin wanagsan majidho rag wanaagsan allh keeno beace and love ✌❤👀👂
@siraajikhaliif3989
Жыл бұрын
Kusali walaal rasuulkena suuban scw scw scw
@mudan3817
Жыл бұрын
Ilahay hku shaafiyo wasiirkeena🥺 wasiiro 7 qof baanu kugu dawan oo qosolka saqafka saraa kac 😂😂😂 saanu u dhikh Lee nhy faraxad aan dhamaan baan ku rajeynyaa wasiir🕊🧡
@saleebaandarwiish526
Жыл бұрын
Saraakiisha heeganka ah yaa Iga soo horeeyay 👍👍🖐🖐
@alaali7891
Жыл бұрын
Haa waaruntiis dr.gabadha ninhade hesho cafimad keda waa100 kiba100
@hodangeenyo8558
Жыл бұрын
Wasiirow barnaamijkaan waa nalaga soo daahda😆😆waa uxiisa aragtida dad waynaha
@generalkaro9082
Жыл бұрын
Somali is not easy wllhi ee yaa la karbaasha ka seexday somaliyeey wan idinka seexday
@dahablow2846
Жыл бұрын
Gabdhahaha haloo guuriyo war dhagoosha haloo guuriyo intee waalan
@musiclyrics7674
Жыл бұрын
Wasiir xabadkoo dhagool usoo jawaabay qofta u dambeeso😂😂
@sahrocali9645
Жыл бұрын
Maanta zakiyow 😂qosal ayuu ahaa barnaamijka all videos ka soo wada qaadatay waa ku mahadsantahay ❤
@ibraahinxasan2760
Жыл бұрын
Wasiir arimaha gudaha zxp keep up wllhi maanta barmaamijka wax laga qaban karaa ma jiro♥️
@abdinasirali4794
Жыл бұрын
Legend wlhi waakuwataa☝️
@ZahraAli-ks6nz
Жыл бұрын
Have million coming soon 🥰🥰🥰🥰🥰
@CaliBaraf
Жыл бұрын
Half million dheh
@ObsieYare
Жыл бұрын
@@CaliBaraf miskiinta wd kuso qabate😅😅😅😅
@ZahraAli-ks6nz
Жыл бұрын
@@CaliBaraf anyway meshan ula jeedo waa la fahansan yhy 😅😅
@CaliBaraf
Жыл бұрын
@@ZahraAli-ks6nz anaga xitaa waa fahansanahay 🤝
@ZahraAli-ks6nz
Жыл бұрын
@@CaliBaraf somali maa igu diree hee 😂😂
@qadra2059
Жыл бұрын
Wasiirka arimaha gudaha zxip zaki wllhi hadii aan awoodo caawa kaliya Ayaan 1m ku gaarsiin lahaa somaliyey is muujiya wasiirka sida haloo dhaamo yaqey dhiiga ha igu ku cinina
@adnannoor4455
Жыл бұрын
gabadha dhaqtarad waaye waziir waan kaa haray😅😅😅
@nuurmaxamuud4929
Жыл бұрын
KU SALIYA NABIGA SCW 🤲♥😍😳🔥❤🤲♥😍😳🔥❤🤲
@safianuur9278
Жыл бұрын
Waziirow barnaamishkaaga mala maqnaan karo wllhi farxadaa uso raadsanaa agtaada mahadsamid Coming soon insha allah 👋Haaf million 🥰🥰🥰🥰
@sadaamkeeyowchannel6036
Жыл бұрын
Xalay waad noo gambiday wasiir micnaha
@safiyacatiid2029
Жыл бұрын
Muuqaal aan daawaday aan qoslin majirto like ne lamadhaafo waziir🙏🙏
@mshamso5872
Жыл бұрын
500k gari dona insha allah team sarakisha❤❤
@alaaqani5741
Жыл бұрын
Allha ku cafiyo wzr
@wadankawaakeeni2415
Жыл бұрын
Allah ku caafiyo insha allah waziir aamiin keep going
@caskahaji
10 ай бұрын
Xarifka ogu horeyo wu galbadey wazir Allah u naxaristo iskadaya
@faizaaden2987
Жыл бұрын
Waaw cawada anaa uhoreya m.a😘😘waziir🙌salansare
@kingmohaali5023
Жыл бұрын
Waziirka iskuda in aad kahadasho oo aad dhirigaliso King jeesteye
@kingmohaali5023
Жыл бұрын
Mean iskuday
@Ilyaasabdirahman
Жыл бұрын
Wasiir guuleyso cafimad wanagsan wll qali 😊😊😊🤲🤲🖐👊
@baaqshacab1440
Жыл бұрын
Niin shacabka jeceylyehiin aya tahay sababtaana qabyaalada iyo qudhunka. Ayad kaa aqliyaysaatay horey oo soco wasiir
@sundusmohamutt
Жыл бұрын
Alla barnaamijkan saa usugayay lee wasiir👑🇸🇱♥️
@calimaxamed8405
Жыл бұрын
Komati qurux badan iyo lake qurux badan laimow ❤❤
@sumayamohamed4512
Жыл бұрын
Caawa qosol naguma Harin hadaa saraakiisha nhy Waziir wan ku wadanaa inoo soo badi muuqaalada aragtida dadwaynha 🙏
@Alimohamed-fq8fb
Жыл бұрын
Wilka fadihyo oo arooskaa mahin in la beelay sxb balse wa curyaan oo ma isdaki karo sidas dar deed xaaskisa aya sidas u sameysay macnihi wa cuuryan Zaki xaaji wasiir🤳🤳🤳🙏🙏🙏🙏
@maankacadde2068
Жыл бұрын
8:07 War kan cawa hdaa dhinto asaa loo hesta coment ga qosol miiran wyeh ( qosol u dhiman rpa iga so gara 😁😁😁 Keep going pro from Mogadishu somalia 🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@bulshaawipoy6301
Жыл бұрын
waa ku wataa waziir guuleyzo
@axlaammohamuud8497
Жыл бұрын
Cawada aniga ugu horeya war wasiir wan kusalaamy
@muuseshukri7709
Жыл бұрын
Masha Allah Zeki bin haji. Ad ayan ugu qosolay istareeski aya iga qaxay.
Sxb saki Haaaa waa Run sheekha hadalkiisa waxaan arakay Hablo inta aan la Guursan ka hor Quraan saar lagu waday hadane markii la guursaday jinkii iyo afarihii maba lagusii arkin
@shako_y22
Жыл бұрын
SARAAKIIDHA BARYAHAN WAN MAQNAA ❤
@user-mahamett
Жыл бұрын
sharma boy 1M ayuu gaadhay hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo soo dhaha team wasiirka
@inamohamett1693
Жыл бұрын
Vedio dhan baa loogu so hambalyay
@NaleeyJiinoow
7 ай бұрын
Wall.qali.alle..kacabso.kunasalinabiga.scw.scw.
@maanka1111
Жыл бұрын
somali waxba iskuma quuraan fiiriya bal caawa 1k igaarsiiya bal yaab
@xamsetoni7352
Жыл бұрын
Jah cawa wa cawadeeni somaliyey wa idin salamy🤣🤣🤣
@sakariyemohazaki
Жыл бұрын
Waziir allaha kadul qado hergab ka cafimad taam ah I.a mudane waaziir
@abdenaasirmuuse9124
Жыл бұрын
Gabdhoow guursada qooqaa nai waalee😂🤣
@maryamoruun1532
Жыл бұрын
Mashalah jiliinka caadi maha
@yuusufalidalboon747
Жыл бұрын
Xariifkas gaaban waa la caawiyay wllhi yeeli mayo iska uureyay🤣
Qof ka wangzn Nabi mahmed Allhu musli cala saydina mahmed ma so Marin Adunka 😢
@MoohaFaarax
Жыл бұрын
Hhhhh saan qoslay lama qiyaasi karo waziir zaki bin xaaji shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba 👏👌 😆 ♥😆 😄 🤣 😂 😀
@mohamud__dobie9158
Жыл бұрын
Hhhhh wasiiir manta waa shidanyahy barnamijka
@mohamedalikuluow
Жыл бұрын
Hhhhhh wasiir waagu wada naaa
@vhdcomps5912
Жыл бұрын
5:09 Horta gabdhaha ama hablaha makay dhacan ama la dhaho Jin baa galay waa been Sababto ah wagi schoolka ayaa subax walba habla ayaa midi suuxda ama la dhaha Jin baa galay markasay wuxu ku darsamaan Malintii danbe ayaa mamulaha schoolku yidhi inantii dhacdaa Amaba suuxda badalkeda Ayaan Sinaya ama schoolka ka eryaya Malintii kadib inan danbo dhacday may jirin😅
@abuudi1080
Жыл бұрын
😂😭
@ifrahhassansheikhdon8744
Жыл бұрын
Wa sira please communityga nosobadi
@caliyare77mohamed4
Жыл бұрын
Mr zaki walee waanaga qoslisay CAJAAIP
@mohamedabdullahiaden8929
Жыл бұрын
Hhhhhhhhhh wlhi caaawa zaaid ban uqoslay zxp Zaki wan kuwataaaa
Пікірлер: 537