aqoon kasii fahfaahsan hadad u bahan tahay kalay jamacda hargeisa university . architecture waa cilmi qimo weyn ku leh mandaqadan aynu deganahy iyo guud ahaanba dunida , waana hogamiyaha dhmn nocyda kala duwan ee ENG ku soo biir bahada architects ee jamcd hargeisa gacmo furan
@cabdicabdilaahi3833
8 жыл бұрын
waar ninkaasu ma xasanbaa aadbaan kuu salaamay sxb aanu kala baadnay
@anwarmohamed2105
4 жыл бұрын
Kumaan khasaarin go aankaan ku qaatay sharaxadan anoo xxoog usii baadhay markaan ninkan maqaly msnaha allah imika Waxan u gudbayaa sanadkii Afraad msnsha allah runtii weeyih
archectural engneering iyo civil engeering maxaa u dhaxeyo
@iqroxildiid1827
5 жыл бұрын
Waba tan layabahy wlhi warkan macnaha kafahmay maclinka
@sucaadmaxamad1484
2 жыл бұрын
Civil engineering ku waa dhisida dismayaasha publica sida laamiyaasha,biyo xireenada,buundooyinka iyo wixii la mida Halka architectural engineering Ku yahay dhisada kuryahay dabaqyada iyo wixii la mida waxaynka ka figiraan sida biyaha loo galiniyo dhismaha air conditioner ka iyo waxa laka dhisayo dhismah iyo xalinta caqabadaha soo wajihi Kara dhismaha iyo waxa sababay cilada
Пікірлер: 20