You are the source of Joy and truthfull. Thank you so much honestly I learnt alot from you.
@FatxiyaCabsiiyeChannel
Жыл бұрын
Wow, thank you habo!
@Maaido740
Жыл бұрын
“They go to the worst possible way” 😂😂😂 “Khadar qojoboow” 😂😂😂😂😂 Fatxiyaay hadalkaad tidhaahdaaba waa qosol miidhan horta anoo daalan ama xanaaqsan hadaan ku daawado wallahay mood-kayga oo dhan baa is badala thanks a lot.
@Arafodore
Жыл бұрын
😂😂😂
@rajwa00000
Жыл бұрын
Khadar wa young most handsome men
@amiira6653
Жыл бұрын
Naag in wax laga sheego waxaan ka necbahy ma jirto ninka hdan adunka ugu jeclhy inu naag kle in yar oo khalada ka sheego ma jecli nin kasta oon la haasaawo wuxu idhaha adi difaac naag ku jirta uun😂
@shamai1570
Жыл бұрын
I think most people these days are hanging their dirty laundry in public its shocking
@cananale
Жыл бұрын
Faraxiiyo. Kobo. Shah 😂😂😂😂😂
@cananale
Жыл бұрын
❤❤❤❤
@womenwithprincipal5175
Жыл бұрын
MaanshaAllaah Anoo Mashquula xitaaa wana usooo gelaa ama Raadiya Fadxiya🫶🏽❤️ Shalmadda/ Gerbosaartaaa demiska eey huwantahay waan xasuustaaa mar aad loogu xaragoon jirey.
@blueblue5427
Жыл бұрын
Khadra Keeyow the new “ Somebody call Tyrone”😂😂
@zulekhajama2894
Жыл бұрын
😂, love it how you suddenly pause to complement yourself😂 go girl!!
Hadaad hees rabto dee galoo orodoo youtuoe ka raadso maxad danbiga noola soo doonaneysa subxana allah
@munahassan7406
Жыл бұрын
Daber iyo dockayerba daanka larujiyaa danbi hadad kacararayso maxa mesha kukenay takale hestan kahadlayo mataqaana ma mic baa masikala maxad ka ogtahay
@hodanabdirahman8080
Жыл бұрын
Fadxiyay mad salida iso dirtid wll hargaysa jogaye
@nabaadlove6019
Жыл бұрын
Waan la yaabay wallahi,besides ma qofaan qof la sheekaysan oo jeclaan ayaa yaab ah. Waa munaafaqiin dadka qaarkood iyagoo taas iyo ka daran sameeyey, ayay matalaan siti muldhukh xx
@rajwa00000
Жыл бұрын
He is 20 years old
@simranqurux595
Жыл бұрын
Mamo Qurux runtaah kugu jeclahay ❤inolow
@zainababdi781
Жыл бұрын
Waxaan uga yaabay keedii bay waxay uga tagaysaa naag buu guursaday iyadiina mid naag qaba bay daba ordaysaa naagaha soomaali meel bay la yihiin
Horta allaah halaga baqa cid hubtaa iney la seexatay ma jirto sameyn hadii la sheego tii uun maaha kuma taageersani iney nin ajnabi ah la joogto at all laakiin hadane faaxishada aad la wareegeysaan allaah agtiisa sidaan ugama fududa ee rabbi ka baqa dadkaan waashay ee ay foolid uun ay ka gashay malahaas xun waad ka qooma meyn doontaan ee dadow rabbi ka xishooda oo suuratul nuur arka hadaad baqaneysaan xumahana ha raac raacina si aan allaah tiina usoo banaan dhigin ayadana waxaan leeyahay abaayo allaah ka baq isna xafid rabbi haku xafidee salaama
@Zaak100
Жыл бұрын
fathia cabsiye waa naag wali la guursan karo
@samsamomer217
Жыл бұрын
Habo mcn in aynu isku codayno weyi waa in ad is amanta amani afkaga kaama horayso no dulaysde romatic ah alle haynaga sofurto
@Gemisnotmyname
Жыл бұрын
I thought I was the only one who thought our somali society is very hyper sexual and have little hayaa ( shame)
@Casiisoaxmed-c8q
7 ай бұрын
Farxiyo marakan shekadad dhagesto wan iska qosla
@UgbaadFaaraxtttgaoooddd
Жыл бұрын
Kkkkk waad iga qoslisay cawa😂😂😂😂😂😂
@abdijama1984
Жыл бұрын
Waa saxan tahay❤
@fatwahassan4476
Жыл бұрын
Alla Fatxiya u so funny any way we love you queen
@roodomaxamuud2418
Жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@iqraabdullahi509
Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤fathiya waan ku salamey Walalo
@ayniabdullahi-sk5jo
Жыл бұрын
Waa runtaa abaayo
@safkaxaaji8132
Жыл бұрын
Adiga ma 4 in loo baneeyay maa shaki kaaga jiro mise ?!
@FatxiyaCabsiiyeChannel
Жыл бұрын
Yes!
@ayaanlooyarkadumarka9212
Жыл бұрын
Innaa lillaahi wa innaa Ilayhi Raajicuun asagana malakeenay asagoo carrab xun la wareegaya 😮 waa umad wada baaba’a ah akhas
@chailatecookies7341
Жыл бұрын
I would have to disagree with you on the part where you said ‘ I don’t want people to know that he even cheated on me and people to think that he only had eyes for me ‘ that’s really not a healthy way to think if you ask me’. Because if someone cheated that’s their insecurities and doesn’t make you any less of a woman or not worthy of being loved so we should really be careful on what we say as young girls are growing around us and we don’t obviously want our daughters hiding things while they’re being kept in the dark. Let’s not build castles in the air. 😮
@barniabdirahman6475
Жыл бұрын
Adaa. Luu. Leefii. Ee waaligen. Maan. Araag. Waad. Sheegesid. Ee. Wiilka. Haayin. Sit. Baad. Uhuufesa. Wuumaya
Gabdhow cashar aan idin siiyee hal nin hala sheekeysana illaa aad guursataan waayoo markaad mid uun isku illaalisaan waad ku waalaneysaa laakiin hadaad midkaan wuxuu ku dhahay kan kale ku illowdo don’t love 💕 some body deeply
@kamalyusuf6211
Жыл бұрын
Iska guuruso khadrea keyowo Waa isku soobaxaysane
@hamdayousof
Жыл бұрын
Inabti Salaan Qaaliya ❤
@rolaothman7700
Жыл бұрын
U r so funny habo 😂🤣 lv u wlahi
@dahaboadow3892
Жыл бұрын
😂 😂is jeclaada horta haduu 3/4 years ku daba cararaayey maalintuu kusoo ritto kiiba maaha kaniiniga qalbi dhagaxaan taa ka cabay walee ima dagaan
@user-xy3te2yb7u
Жыл бұрын
Qoyano dhan mel bey furatay Ben mahan nagihi wa washen😅😂😅
absolutely, you are right, darling man, it's not talk, talk, talk talk, but ladies, it's not good, you know how to get easier brush jealousy, I hate it Ben
@hasnanoordeman5828
Жыл бұрын
😅😅😂😂😂
@amiira6653
Жыл бұрын
Markan arko naago isku diganaya ama nin isku jebinaya wlhi waxan is dhahaa yaa hilibkooda cuna malaaa anigu naaga ihi ileen naag ila mida weli ma arage😌
@deqaaxmed3720
Жыл бұрын
Qadar keyow lawada cashaq😂😂😂
@mariasuldaan2217
Жыл бұрын
❤️💋
@ilovebeingmomnaagiskadhig5658
Жыл бұрын
arinkii babajey ba lagu baa'bi'inayey ileen nin ceeb maleh wa sey isugusheekeyanee . kkkk ceebi wa ninleh iiyo ninlagu tiro
@nabaadlove6019
Жыл бұрын
Hahaha, down town kaa baryahan lugu waashay 😆 🤣
@Amuuncumar-w3m
Жыл бұрын
Waanku wstaa sxb
@abdimadoobe6030
Жыл бұрын
umad ilahay ka qaada dad kib hoos todi ka dhaman waday marki adiga ka qaalay
Shadiyo iyada an waxba baran o 100 cod oo baryo ah dirtay nin naag qaba na ka dhac is lahayd lkim wa lagu fahmay iyada vedio kska dubaysa iyado la qabo
@zahramohadhemanta2525
Жыл бұрын
Somalida baar baa ka dhex furan kuligood
@farahcasowe6346
Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk❤❤❤❤❤
@fartun9503
Жыл бұрын
Asc
@Rabiyownabadbaadi
Жыл бұрын
Fadxiya warka somalida week ka dib ayuu gadhaaa kkkkkkkkkkk
Пікірлер: 124