74 kaan qof e like ku sary , aygana wa kula jecel yhiin miyaa🤣🤣🤣 Qoftan laftigyga xataa ihi ihi 🤣
@dekaabdullahi4231
Жыл бұрын
Masha Allah dhaha gabadha
@habicabdiofficial2365
Жыл бұрын
Inta armaan iska jecel inuu gameka ku jiro mar walba👍
@munomusemunomuse7917
Жыл бұрын
Game walbo inu ku jiro walibo iska jeclahy
@maqsuudcqadardalab254
Жыл бұрын
I love you armaaan
@ayaangesood3539
Жыл бұрын
Viva arman
@shuuchannel3135
Жыл бұрын
Meee
@nasrasaid4665
Жыл бұрын
✌
@nastehaissack3325
Жыл бұрын
With out koko the game is nothing❤️
@user-vg8mf5yu5g
3 ай бұрын
Safiyo
@Yasin.Hassan.Mohamed
Жыл бұрын
Xaqiiqdii Game kani waa Game ugu fiinaa ee aan intaan ku xirnaa Barmaajiryada Team 27 Asad Hagio zxp horu socosho mooyee Dib unoqosho ma jirto zxp qaali insha allaah
@yaxyamaxamedcumarexyaayaa6006
Жыл бұрын
Inta iska dhaafisay peysii love saara🤣
@imaniimaan5429
Жыл бұрын
Abowe asad ilaahay ha ku furo lugahaga amiin 🥺
@MOHAN_LARZON88
Жыл бұрын
Koko is fav person in this callenge🥰😍
@__xa781
Жыл бұрын
Inta KOKO ku haysata armaan one minute bey ku dirtey😅😅😅😅❤️💪
@faizahodan2757
Жыл бұрын
Iyo fosia ayan ugu tagera
@xanaandhuxulow
Жыл бұрын
Labadooda hadee kujiraan mit kamid ah barnamijka caajis dhan maleh
@abdulladen7807
Жыл бұрын
Barnamijkan aad baan oga helaà...ManshaAllah 🙌 Team 27 keep going
@maxamedsheekh8513
Жыл бұрын
Barnaamijkan soo badi wll
@aliyare4134
Жыл бұрын
The best ever The most knowledgeble and the most shine of Allah greated is prophet mohmamed scw
@liibaankolombo373
Жыл бұрын
Koko aad bay u qurux badan tahay 🥰
@Ibadam
Жыл бұрын
Inta gabdho ka soo muuqday kanaalka asad kooko iyo fowsiya waaabada oogu quruxda badan Mashaaallah I love them 😍 walaahi ❤️
@cabdirisaaqcabdulaahi8619
Жыл бұрын
Been maada sheegin
@ayaanaragsan7544
Жыл бұрын
Amiira ha dafirin aadbey uqurx badn thy
@dekoyusuf70
Жыл бұрын
Dadkaan amiro ma ujedan miya wa naag dher o ilahay jir iyo joog waji smale intaba qurxan mashallh lkn somalida gabdhhahn kucusub kuhaystaan @ayan aragsan
@uzaame_7k
Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge shine created prophet Muhammad scw❤
@abdirahmanmanka6180
Жыл бұрын
koko is very funy wlh la'aanteda marax wye chalange hka so tagin qoftan wku heesana qosol wnagtan🥰🥰🥰
@queenemma3031
Жыл бұрын
Omg 😳 I love this challenge 😍😹 we need more Mr asad hagio 🥰
@dixiinstudio5170
Жыл бұрын
Alle rabadanta nabad hanagu gaadhsiyo Nabi maxamed ku saliya scw
@abdikhaliif9493
Жыл бұрын
Scw
@ugbadomar5881
Жыл бұрын
اللهم صل على محمد وآل محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@maryanshire9423
Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Kadiye641
Жыл бұрын
Koko always she is make me laugh 😃 koko it's legendary of this game
@cabdicasiisxasan5035
Жыл бұрын
Koka is an other level 👏 🥰
@Abdi__rahmaan
Жыл бұрын
Aan ku salino nabi mohamed scw ❤️🙏
@ugbadomar5881
Жыл бұрын
اللهم صل على محمد وآل محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@mubarakabubakar3480
Жыл бұрын
Salla allahu caleyhi wasallam
@Daud612
Жыл бұрын
inTa JiiFka Ku dawanysa waa iDin Salaamay 😂🙌🙌
@xanaandhuxulow
Жыл бұрын
😂😂😂
@zeinabmohamedzeinabmohamed6804
Жыл бұрын
Arman is so funny keep going brother 🥰♥️♥️♥️
@saynabjamac-dq9fk
Жыл бұрын
Goatka game waa koko waa gabar hadalkeedu kudeeqyo,degan, bashaash ah. Waa gabar xeelad badan, caqliguna udheeryahy Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah
@mahamadfatxi695
Жыл бұрын
Bisha Ramadan aya sodhow saliga han badinno scw♥️♥️♥️
@amranaxmed3469
Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️ ♥️
@nimcoahmed4262
Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@ugbadomar5881
Жыл бұрын
اللهم صل على محمد وآل محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
@nuurmaxamed8931
Жыл бұрын
P
@amaalibrahim2223
Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@apazade1220
Жыл бұрын
Koko,s smile killed me 😊
@jigjigafilms4119
Жыл бұрын
Xariifnimadu haday qof noqon lahayd waxay noqon lahayd #Koko. I love her
@meydadiiriye
Жыл бұрын
CAWA WA Jumcee AAN Ku WADA SALINO XABIIBKEENA MUHAMMAD SCW🙏🏻🕋❤
@jamalali8091
Жыл бұрын
Koko very smart midakale koko waxa caawinayo waa gabar dagan waliba afsomalia badan taqaan masha Allah waa ciyaal xamar koko aniga koko taagera weyn u ahay sababto ah waxa aad isoo jiitay kalasoonida ka muuqato Masha allan koko pig fan 👌✌️
@nacimohassan2582
Жыл бұрын
Reer xamar baa hadal yaqaan aa wax ay lajoogto majidhee umadii luqada somaliga udhalata meesha imaan
@saadaksaaul3662
Жыл бұрын
Reer jowhar u egtahay
@hothohanaadi1543
Жыл бұрын
Inta ka shikisan Koko iyo armaan inay xalku yahy dhiindhiin meel iguh qora😂😂😂😂😂
Asad iyo Team 27 aad ban u salamayaa from somaliland muuqal kasto so galiso ima dhaafo Wll Asad nin fiican oo xirfad yahan ah ayaad tahay chanalkaana Runtii mudo kooban ayan ku jiraa ilaa laba sano way gaadhasa waxan bartay chanalkaga wakhti aan xanuunsanayay oo hospital ku jiray aadna u murugaysnaa mar walba oon daawado farxad ayaan dareemi jiray wlhi shukran ciyaartana waxy noqotay mid xiiso leh oo aan laga dhamaanayn 🥰🥰🥰
@Abeera..Cade..
Жыл бұрын
Koko It's the girl Only Makes me laugh Keep going Koko 👑🥰
Ilahey amarkisa Macalimuu iyo koko wan iska jeclahy 🥰❤
@RuMaan7
Жыл бұрын
Koko is smart girl masha Allah dadka ka yaban caqligeda masha Allah dhahaha ilahi ha u barakeyo caqligeda
@missmariimissmarii7199
Жыл бұрын
Asadow ani barnamikan waku jeysta wlhi hada so dhigin xita kuwi hore firsada waa dhurtaa mr marka qaar hal mar wada firsadaa😍😍😍😍
@UINTED
Жыл бұрын
Koko is not easy🔥
@zakiashire9759
Жыл бұрын
Yeah
@abdirizaak1920
Жыл бұрын
Koko is a moving mind
@Lakum100
Жыл бұрын
The best person ever the most knowledge able and the most shine created prophet Muhammad 🤍صلي الله عليه وسلم
@luuljamac4880
Жыл бұрын
Arman wll xishmada ku ku jeclahay walibo rer hajio ilahay ha idin dhowro sido kale team 27 adinka xita xishmad ad ledihin gabdhaha iyo wilasha Mansha allah ilahay ha idin dayo ❤❤❤❤❤❤❤
Пікірлер: 1,9 М.