Ar dhora! kulaha markay fiirisay sadexdaan wiil ee guriga joogta ayeey is dhahday badrudiin waa wiilkaan ka doortay 😂😂😂maashaallah Allaha ka yeelo guri lagu dhiso jacaylka Ilaahay iyo rasuulkiisa! Rabbina ha ku arsaaqo awlaad khayr badan oo wiilal iyo gabdhaba isugu jira oo dal,dad,diin iyo waalidba anfaca.
Пікірлер: 76