Ninkaad farxad kahesho ayaa qofwalba kaaga sokeeyo hadaad farxad ku heysato allaha isku kiin barakeeyo isha cadawna allaha idinka qabto
@orscinema9181
Жыл бұрын
adna ma dhilo kale, Ajnabiga la tumataa tahay?
@zuhuurizuu8345
Жыл бұрын
@@orscinema9181 kheir ku hadal ama iska aamus walalka 🥺ramadan soo dhaw af-kaga ruuxa haga nabad helo hadaa kheir ushegeyn ika raali noqo🙏
@najaxupdy9594
Жыл бұрын
Waxan arkaa qaar badan oo gabadhan caynaya oo leh ajnabi aye guursatey waar ka dhamada gabdha hadey guursatey ayadaa ikhtiyarkeda leh weligey ma arag nin maseer San yaahu😏
@cartancartan8452
Жыл бұрын
Ka leexdda inanta
@maslah345
Жыл бұрын
Wiil iyo caano gabar iyo caano ALLAHA KU IRSAAQO AWLAAD SALIXIIN AH
@ayaan850
Жыл бұрын
Masha allah rayma quruxbadan xbbti adiga iyo sowjkaaga iyo carurtaduba farxad iigu noolada 🙏💋❤️❤️💯 carooskana allaha barakeeyo insha allah awlad saalixana alle hasiiyo 🤲🙏
@sharmakeabdirizak6490
Жыл бұрын
in ramadan insha allah 100.k
@mariachannel1976
Жыл бұрын
Masha’allah mabruuk Nuur iyo Cawo ❤guurkiina guur qeer gurigiina guri nagi Amiin wiilka wan aqanaa reer Kaiserslautern ahaa 🎉🎉🎉🎉
@user-mu8ub9py1s
14 күн бұрын
Dar ilahey aan ujeclahsy gabadhaan horay usoco abaayo m.a❤
@aminoabdi1882
Жыл бұрын
Mashall wllshay waan ku jecelahay allah ku xiftiyo
Mashallah you so beautiful congratulations abayo mcnto may Allah always blessed your marriage with many happiness and joy 🤩 ameen
@saciidoahmed4727
Жыл бұрын
Family Qurux badan Noolada Arooska Cusubna Allaha Barakeeyo🎉❤
@maryaniitacadey6039
Жыл бұрын
Mashallah family qurux badan
@ebadoadan7819
Жыл бұрын
Maansha alaah ilaahay ha idin xifdiyo
@reymasadam9770
Жыл бұрын
Maanta anaa ugu horeeyo😁😁..lakinse Europe na korontada maka tagtaa😳😳
@asmohassan4460
Жыл бұрын
M.a hampalyo allaha idin xifdiyo pyo
@maanomohamedali6135
Жыл бұрын
Masha Allah hambalyo ❤️ ❤️ 💝💝
@nimomohamed7123
Жыл бұрын
Masha allah
@zoyaquruux1466
Жыл бұрын
Masha allaah quruxay
@smiiemedin8449
Жыл бұрын
Mansha alah abayo alehayskukindayo
@ubahindho3414
Жыл бұрын
Mashaa Allh Hambalyo hambalyo 💑👏👏
@manemaneahmed1229
Жыл бұрын
Woooooow abayo iho karim😂😂😂🥰🥰🥰❤❤
@shukriabdi2953
Жыл бұрын
Masha allah 👑 ❤ family 👑 ❤ 👪
@farhiyoabdi1604
Жыл бұрын
Ameen yarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@bongasasa3895
Жыл бұрын
Love these types of Unsi & carat gigs you get high just sniffing all that voodoo stuff! Shit will keep you high for weeks
@jannah3447
Жыл бұрын
Mashallah
@sahantoosan9083
Жыл бұрын
Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤
@ayushkareayaniita5089
Жыл бұрын
Asc
@ismhan2398
Жыл бұрын
Anaa rabee xagee joogta telkaga isoo qor
@hamdaismail6155
Жыл бұрын
Xagee laga helays
@maryanabdi-ge7gl
Жыл бұрын
Mansha allaah tabarakallaah 🥰🥰🥰❤❤❤💓💓
@user-ob3uh5po8c
Жыл бұрын
Masha allaah
@najmaahmed3104
Жыл бұрын
Manshallah
@zeitunmohamed3462
Жыл бұрын
Asc manshallah
@aayanitaali6168
Жыл бұрын
M.a ilaahay iskudhaq
@nasrimohameddahir4744
Жыл бұрын
alle haisku barakeyo🎉❤
@ayanabdi5894
Жыл бұрын
Congratulations 🎉🎉🎉
@abaneymahamuud9615
Жыл бұрын
Asc mashallh Allha gulinshallah
@yasminmaow4747
Жыл бұрын
HANBALYO HANBALYO 🎉❤❤❤
@nimcoabdulahi4466
Жыл бұрын
Abyo ciylka neh yaa igu so tagye 🥰🥰🥰
@natramohamed8233
Жыл бұрын
Masha allaah 😍
@najahahmed6763
Жыл бұрын
M.a allh
@saraxlaboodosman5362
Жыл бұрын
waxaan la yaabay. naagaha soomaaliyeed markii ey shisheeye arkaan badankood candhadey soo kala qabanayaan waa yaab. hadhowna wey soo ooyayaan markii shisheeyuhu si xun ula dhaqman Allahayow gabdhaha wanaagsan oo aan shisheeyaha jecleyn noo xafid
@hamdaismail6155
Жыл бұрын
Shisheye maha wa wiil muslim ah shisheye waa galadalada xata hadu walalka yahay
Dulmiga ma fcn dulumaatu yoowmul qiyaame weeyaan mugdi. Qof aan waxba kuu geeysan inaad iska maagto walle buugaaga ayey ku qoran tahay malaga garabka kuu saaran baa qorey Alle utoobad keen cafisna wll she weydiiso
@bintuibrahim194
Жыл бұрын
Umu afarta cunug magacagan kuhaysata salaam wllo
@woderfullwoman1099
Жыл бұрын
Masha allah
@umuhamam4616
Жыл бұрын
Iso duceya inuu Allah iPhone i sahlo aad bn u jeclahy
Пікірлер: 127