Allah ugargaaro reer falastine Allah ayaaa ugu fiican wax gaarah 😢😢😢😢
@shamisali4599
2 күн бұрын
Ilahayow qofan ka baqeyn hanagu saladin ladhaha yuhuda waba cadawga dunida ugu daran wilka dhawaca ee leyihin guriga gal bisinka yarabi ka dulqaad 9 bilod sii soctaye yarabi ayaga dhaxdooda is ku salid yarabi
@fartuunmohamed1062
2 күн бұрын
Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin Allah ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali yuhuud iyo xulufadooda aamiin Allah ha ka dhexsaaro umada muslimiinta munaafaqiinta ku dhexjiro ee cadowga u adeego aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha xamaas aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino shacabka walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin
@Rehaanadam9235
2 күн бұрын
illaahay ha u gargaaro walaleheen Reer falastiin gumaysiga io dhibka Allah ha saaro oo u hiiliyo illaahayow guushaada sii amiin 🤲🇵🇸🇸🇴😭😭💔
@NgaAlutacontua
2 күн бұрын
Aamiin
@FaisaMahamed-zl4lg
Күн бұрын
ilaahow u gargaar falastiin oo garab u noqo ya allaah ya raxmaan ya raxiim adiga ayaa awoodleh
@user-fb1lo1yu3p
2 күн бұрын
Xasbiyallaahu wanicmal wakiil illaahay ha ka furfuro wiilasha sidaas loo galaayo oo la silcinaayo illaahaw faraj khayr leh ufur rabbiyow rergaza caawi way dhibanyihiinee😢
Arxan daro kasta oo ay samaynayaan wax aan la yaabayo maaha sababta oo ah waa cadow muslimiintii maanta arinkoogu duco kaliya ayuu ku soo aruuray halka ay gacmaha is wada dul saarteen umadani inay diinkooga u soo laabtaan jihaadka xaqa ah la qaado maahane si kale wax kuma hagaagayaan.
@user-gh7rk5fq6t
2 күн бұрын
Walahi 2 habeen aan ku riyooday yahuuda taangiyada laga gubaayo amee soo saaren maxaabis falasin oo eegayan in laga gubaayo iyo inkale inkaar alaha ku rido yahuuda😢
@MUUSE967
2 күн бұрын
Yuhuuda dadka Falastin ayay ku ganbanayan Naclatullah yuhuuda
@Nanny53
2 күн бұрын
Isticmaar bal dadka ayuu iska hormariya waxey ayaga sameeyan ayey hadana dhinaca kale ku naban .
Пікірлер: 19