Asad Rabina waa ku jecelyahay 8nsha allah. ❤❤❤❤ we love asad walll
@mohammedrasheed7684
2 ай бұрын
Kan doqonimadiisa naguma cusba Waa dameer dameer dhalay Hussein og
@nimahassan1798
2 ай бұрын
Asad hagiyo kar iyo kartaraba wan wadana kuul wllky ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maslah345
2 ай бұрын
ASAD SHALAY LUGAHIISA AYUU KUSOCDAY WUXUU AHAA QAF SHAQAYSTA XABAD AYQAWARIJ KU DHUFATAY BUU UNAFOOBAY MAR INAAD MAANTA GAARIGA CURYAANKA KU CAYSAA WAA WAX AAD IYO AAD UFOOL XUN ALLAHII SAATARAY ASAD XAJIYOW WHEELCHAIRKA ADIGA KUMA MOOGA EE ITAQILAAH
@farnafarhan
2 ай бұрын
Asad hagio horee uu soco nacabku waligi haa daalo❤❤❤❤ I love you asad hagio❤❤❤❤
@MushtaaqXasan-m3e
2 ай бұрын
Asad iyo adiga waba la arkaa ka aan akhlaaq leh asad waa qof aad u qiimo badan sharaf iyo karaamo leh kan soo jeeda dad aad u fcn ❤❤ waa Akhlaqadii oo Qof ah asad ka leexo waryaa raga baa ka soo horeeye from funny asad
@Umalkhyradan-gu5xm
2 ай бұрын
Ilahey ayaaa uqorey luguhiisa haduu wadadin 😢
@Attqui
2 ай бұрын
Asad mama waan kuu duceeyay Allah ayaan laxaad kaaga kusoo celinaaya oo dad uu dhibayna ka qaadi
@LelaWarsame
2 ай бұрын
We love you ASAD HAGIO you our best beloved person ❤️❤️❤️💪💪
@fartuunahmed5963
2 ай бұрын
Asadhajio nin lagariwaa Maxaa lagarabaa😢
@Umaari416
2 ай бұрын
KAN VIEWS KU RADINAYO IYO MIDKAN GURIGA KU XERAN WAXBO ISMA DHAANTIIN ISMA DHAANTO IYO DHASHEEDA TIHIIN NACALA SHEDAN KU YALEE NOOGA LEEXDA LEGENDKEENA ASAD HAIGO ✊🏾
@maslah345
2 ай бұрын
AR MASEERKA HALAYSLA ARKO SOMALIYEY MAXAA KU HEYSATAAN ASAD XAAJIYOW ORDAHOO HOWL YEESHA
Asad xaajiyo ceeb io caytoona ma qabato waa wiil qalpi vcn. Hormarkiisa ka xuntahay . Wxn rajaynayaa inuusan kuu soo jawaabin.
@maryanCraxamaan
2 ай бұрын
Maba usoo jawaabaayo wlhi
@Dheyman-l9y
2 ай бұрын
Asad keep going😊😊😊
@Umalmaxamuud
2 ай бұрын
Asad halaga xishooda dhalinyaro ❤
@Khaalidcade01
2 ай бұрын
sundus wa shuubada 27 qof fcn teamka geysta moidedakale meelwalpa ma qabiil baa ladoonanaysaan waar teamkaas reernimo isuma keenine ka dhamaada dhalinyarada
@MaariyaBarre
2 ай бұрын
Dadkaba ma caayo wlhi ninkaasi ha ku gafina😅😊
@HamzikBarkhad
2 ай бұрын
Ilove you asad ❤ hagio 😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊🥹😭💔
@SadiyaNuur-cd2dh
2 ай бұрын
Ciilku ku hayo waa la iska yaqanaa Waa gaari la'Daha adiga iyo intta kula mid ah Curiyaan nimada la iskumacaayo waa qadarka Allah qadarka Allah hadaad taqaanid saas uma hadasheen asagoo saas ah ayuu bohol jee aadan gaari adabtiisa kartidiisa fikradihiisa Naxariistiisa Waa nin Ilaah jecelyahay qayma weyna siiyay waa ninka aduunka ugu nasiibka badan l 5:43 Labada milyan sees u gaaray waaye wax caay laguu soo sheegay majiraan waa jeebkaaga Waaye nin rag caytamaayo waa la yaqaanaa wuxuu yahaha Asad cirka iyo dhulka hadaad isku keenti ma gaareysi Adigoo kale markup waxqaban waayo Wayne u toosi waayo yaat wax ka shegtaa ya caysaa Asad cay ka deer waa ninka weligii Annan arag asagoo dad cayayo ee beenta aad soo dhisatay dadkii oo dhana kula fahmeen ceebtaada ee xisho Asad waa la yaqaanaye aniga intaan oo dhan waxaa iga keena ninka qadarka ilaah ku dhacay ku ceynesi iyo asagoo ah nin qeymo weyn kuleh shacab weynaha waat ceebowday is qari
@rahmaosman7946
2 ай бұрын
Alkuliistayaasha baahasha MAA kasiisay in ay Asad afka KU taagaan
Пікірлер: 184