Machallah abayo i love your channel asha and shay family
@munadegan1625
9 ай бұрын
Masha Allah Allahuma baarik❤
@XanoCali-o5i
9 ай бұрын
Masha allah abayo qof ka nocas lama hero ee ninkan ilalso ilahay haku xifdiyo nin ku jcel ayad haysataa ha iska seydeynin ku noqo ayan ku dhihi lahaa abayo mcnto❤❤
@KafiyayusufaKafiyayusufa
9 ай бұрын
Inchallah ❤❤
@gamer5Real
9 ай бұрын
Masha Allah ilaheey haku siyaadsho qaali ❤❤❤❤
@fahmo4431
9 ай бұрын
Mansha alah tabarakalah ilahay ha ku siyadiyo ❤❤❤❤
Mashallah abaayo, I’m happy for you . Allah ha idin xifdiyo. Waan dareemikaraa hooyo caruur qurbo ku haysata. Ninkaas dantaada ku gaar asagana wanaaji oo nolasha usamir
Masha allah abaayo ninkaga shumiska Farxada shekada iyo rali galinta u badi abaayo qof qalbi fcn aya tahay ilmahana illah ha idin korsho inti an nolol jirto isla nolada qoys muslim ah aya tihin shaydanka illah ha idinka hayo iyo xasidka
@xafsomohammed8516
9 ай бұрын
Mash Alllah abyo caasho cadey Alle haku xifidiyo adiga caruurtada hal talo ayaa ku siin nolosha in aad qarsto ayaa fcn oo aad baanka keenin ❤🎉
@HappyQuetzalBird-dw7wc
3 ай бұрын
Masha allaaah abayo ale haku barakeeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@IfraahmohomedRooble
9 ай бұрын
Maasha allaah abaayo allaah idin xafido
@halimahogan2726
9 ай бұрын
Masha Allah
@HabibaAbdullahi-l1q
9 ай бұрын
Masha alaah habo alaha kuu barakeeyo noloshaada aamin ya rabi
ninkaan shaqo uu aadaa imihii uu xambaarsadaa oo saas uu jiko ku galaa hadana banaankuu usaaraa lacagta reerkana isagaa kee no dharkana isagaa dhaqo adigana cuntada jiifkaa laguugu keenaa markaan kuxanaaqo waa iskafuraa hadana waan soo ceshaa naag haduu lahadlana neeftaan ku ceshaa the best actor and the best angel man waa is ka caadi filmada kaleba wan daa wanaa maxaa noo diidaaya cadaan ilmihiisa korsanaaya inaan fiirsano
@maryamfarahw9773
9 ай бұрын
Maasha Allaaha abaayo nolshada qarso ok
@ladanjama4222
9 ай бұрын
Masha allah mashallah tabaarakallah Walashay quruxey halka dalqo ee kuu dhiman plz ilaali ma rabo inaad noloshan waydo walashay ilaaali ninlaaga ixtiraam noloshadana qarso intaad awoodo ni ka sidaa kuu ah xataa mid uyar dhow soo heli maysid ilaasho noloshada quruxeey❤❤
@hamzahoyoo7702
9 ай бұрын
Mancha Allah tabarkalah hafidullaah Wall mcn farxadada iyo nolashada quruxda badan qarso il iyo hilaca jirta ninkana wuu xishood badan yahay e camirada kada plz illahay ha ku barakeyo nolashada quruxbadan wall mcn
@anabbile386
9 ай бұрын
Mashallah
@QalbireerxusenQalbireerxusen
6 ай бұрын
Mashaallh guleeyso sis
@maryanbuule-hx1jg
9 ай бұрын
ManshAllah
@فاطمهمحمد-ف1ط7ث
9 ай бұрын
Allah hakuugu wado aamiin
@TsehayneshTesfaye-su2jh
9 ай бұрын
Beautiful kids 🧒
@MohamoudAli-gi8qq
9 ай бұрын
Asc abaayo isocli
@TsehayneshTesfaye-su2jh
9 ай бұрын
Always here for u ❤❤❤❤❤❤
@TsehayneshTesfaye-su2jh
9 ай бұрын
Masha Allah mcto❤❤❤❤
@sacdiyomaxamed5215
9 ай бұрын
M.a abyo alle ha nii xafido
@asmaabdi6257
9 ай бұрын
Mashallah tabrakallh family quruxbadan Allah ha haydin barakeeyo wlo❤❤❤
@hibomm4748
9 ай бұрын
Asha u have beautiful family keep as much as u can it is hard to keep family together these days is not only u we all have a problem sister 😍😍😍😍😍😍😍
Maansha Allaahu tabaraka allaah illaahay ha kuu xifdiyo familkaga casha ka daa caruurta KZitem xajigaga illaasho sasababo waad u jeeda dhibka o dhan wuu ka illaalina illaahay ha idiin xifdiyo amiin yaa allaah ❤❤🌺
@Uhah174
9 ай бұрын
Abyo illhay hakubarkayo
@halimaqueen8067
9 ай бұрын
Masha Allah familkaga quruxda badanna allaha ku xafida
Maasha allah làakin abaayo u sheeg hadu markale ku furo in aan isu Soo laabasho jirin marki 3aad sow ma ahn hada allah isku kiin shaqo dad ilmo leh baa tihiine
@anabanabhassan7556
9 ай бұрын
Mashallah Mashallah Mashallah 👍 ❤️ ♥️
@dayiboahmed7511
9 ай бұрын
masha allah tabarakaallah
@nimcocali9042
9 ай бұрын
Noloshaada baashaalka qolka lee noo dhiman iyo adoo xaaraayo bes
@Laylaabdullahi12312
9 ай бұрын
casha salama Caleykum maasha Allah abayo illahay haku brakeeyo nin kaaga illahay haku brakeeyo aamiin aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ashaandshay
9 ай бұрын
Wcs mcto Mahadsanid ❤❤❤
@KafiyayusufaKafiyayusufa
9 ай бұрын
🎉🎉🎉
@zahramohamed5183
9 ай бұрын
Abayo alha kubarakeyo ma sha alh
@fatimaelmi1038
9 ай бұрын
Masha Allah Allah ku xafido
@maryanalimahamud41
9 ай бұрын
Masha Allaha tabaarakalaah
@FarhiyaGele
9 ай бұрын
Maasha allaah ilaahay ha idin karakeeyo noloshiina ❤❤❤❤❤
@Sacdiya_hussein
9 ай бұрын
Asho maneeno gar iyo gardaro aniga waa kuwataa😂😂
@Ashaandshay
9 ай бұрын
😂😂😂❤❤❤
@fathiafara9156
3 ай бұрын
Sax mashaan allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sahroali2761
9 ай бұрын
MANSHA ALLAHA ❤❤❤
@KafiyayusufaKafiyayusufa
9 ай бұрын
Salam aleykoum salam
@TsehayneshTesfaye-su2jh
9 ай бұрын
Illahey hakudesto mcto❤❤❤❤❤
@idildaganofficial9137
9 ай бұрын
masha Allah abayo caruurtada dartood ugu dulqaado haduba sida kula korinayo. ilahay ha isku kii sikhiro
@dunjanuur277
9 ай бұрын
Ashaa dad weydagaalaan hadana weyheshiiyaan ninkaan usamir maadaama aad heysatid Caruur kale uun asaga dealin waa nin waagsan sida ey aniga ilatahay Reer kaa dhaqo maashaa Allaah waan kuu soo duceynayaa Allaah haku u barakeeyo guurkaa iyo Ceruurtaadaba aamii n yaa Rabbi❤
@laylayusuf2209
9 ай бұрын
Asc Aisha abaayo manshallah tabarak lah. Wlh abaayo family kaga aad ban igu farxaa Nolasha ad ku heysato shay. Because ninkale oo somali waligaa sas camal kuma uu subiyeen. Nolasha dad ka xun ba jira. Dhag haw dhigin. Hore u soco. Wax kastana ugu dulqaado. Ilmahaga wa weyn nolashey kujiran. Qurbo wa naqana say u adag tahey. Cadowga iska tiiri heysku jabin ❤️
Пікірлер: 247