Asc walaale ama habar yar Namco hadii ilaahay kusiiyay hakasheekeen yana lagu carrying ee bisinka qabso oo qarso wax kale ubadal sheekadaas no familigaaga iyo nikaaga iyo caruur taada wan kuu aqliyeeye ee ifahan waxaan away hooyadaa oo kale walee waba kaa saban mayo waxaan away ayeeyo hoyadaa oo kale ee ifahn ale haku xafido amiin dhamaan teen
@s_h4807
3 ай бұрын
Fariid maansha Allaah habaryar sidaas ayaan kuugu ogahay haba ka daba harin fartuu qaado ka daba qaad illaasho ninkaga iyo gurigaga illaahay ha idiinka qabto xaasidka hana idiin xifdiyo amiin ❤❤❤
@sacdiyaabdimalik6897
3 ай бұрын
Abaayo jir kaaga qarso aduunyo ayay ku qaadin alle dartiis isku astur sister please 🙏
@AyaanMohamoud-ro3kv
3 ай бұрын
Marwalba waxn kugula dardaarmaya in sida uu romantic kugu yhy uu ku jecelyhy ad adna ugu muujiso jcylkaga gift marmar ukeento marwalba ad dhahdo mahadsanid cunto fcn siiso waqti kaligi marmar laqadato wxn huba inu kusii jeclan doono sharmuuto walba oo so hawaysatana uu eryi doono ilaahay isha cadawga haka qabto wllo diintana macankeedq marwalba bar haka daalin udgoonkaagu ha socdo naag ku gadhaysa ma jirto qumayoyinkan kugu waashayna quraan ka shido bini aadanku wa xaasidiin waxba iskuma ogola ilahy haynaga wada qabto qof walba oo qofkale dhibkiisa jecelna isaga haku koobo Masha’allah guleysta adi iyo familkaguba wllo❤naftaada quruxdedana haka daalin waligaa always keep going wllo❤❤❤❤❤
@nuuro8336
3 ай бұрын
Na waxa fiyuu be ku radisaa qoftas Waa benteed ha ru mesanin Waa bug ya ka raba ninkas xaninsan waba loo jedaaye ine wax si ka yihiin
@safiyaabdiaziz1829
3 ай бұрын
Wllo masha allah hadaad ninkii gacanta kudhigtay nin naagqaba naagayna hakudaalin caaisha fariid waakutaageeraa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SaynabAbdullahi-nt4ic
3 ай бұрын
Asc walalayal waxan idinka codsanayaa muraad Ayan leeyahay meel ayaa howl igaga xanimantahay ee in Illahay ii fududeeyo faataxada iso mara please
@nastehaelmi3819
3 ай бұрын
Allah si aa rabto qeir bathan hakagadigo
@SaynabAbdullahi-nt4ic
3 ай бұрын
Amiin abyo mahadsanid
@user-xr2qb7jm1v
3 ай бұрын
abyo wn ku so duceyne muraadkaga si deg deg Allah kugu siiyo lnsha Allah
@SaynabAbdullahi-nt4ic
3 ай бұрын
@@user-xr2qb7jm1v Aamin Abyo mcn shukran
@Munishaabdi
3 ай бұрын
I watch after 30 mint ilove you sister allah rerka haku xafido carurtaba
@FarhiyaGele
3 ай бұрын
Ilaa hada wax cadeeymo ah ma heyno walee daraamadaan waa kuu shaqeysay❤❤❤
@user-bs5gk2nl3l
3 ай бұрын
Asc abayo casho m.a familyga aan sirta uqarsaniin madama aatire ok ❤❤❤boqol family ayaa jirto oo aan sir uqarsaniin balse anshax xumo kula jooga baraha bulshada ayaa buuxa m.a abaayo m.a isdheh ❤❤sheyna qalbigiisa ilaali soo adiga kaaga u ilaalinaaayo shukran❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@lamafilaan6968
3 ай бұрын
Today I am number one your video I love you Aisha cdy❤❤❤
@Ashaandshay
3 ай бұрын
Yay! Thank you!😊
@user-en7uw6vn9b
2 ай бұрын
Asc mashaa allah❤❤❤❤❤
@hindaawad1234
3 ай бұрын
Naagtani ninka way kuwaalatay naagtay lahadlaysaa waa been fiyuus ayay raadinaysaa😅😅😅
@user-il9il7ym4z
3 ай бұрын
Masha allah tabarakalh❤❤❤❤
@user-xr2qb7jm1v
3 ай бұрын
Masha Allah❤❤
@HalimoIbrahim-ok2oh
3 ай бұрын
manshalaah casho Ragay sasaala rabaa shay kala wareeji Janis u diid uu ku arko naagkale❤
@user-bj9iq1mv5p
3 ай бұрын
Mashallah Alle ha iskukiin daayo qali naagtan kale nin raadso oo amaan sii reerkan doqoney
Uf necbiya gabar gabar ka daba tagto nayahe mid melaha ka so jido homeless ba ahade jaf jafo gabadha odeygeda u da rerka ka dhex bax Asho dhulkad ku jidey ka har wa hadeycaqli ay ledahay islanta so dushay waye by Asho
@FarxiyaMuse-eb9ju
3 ай бұрын
Nimcada alle kusiiyo,qarso,waxaankugula talinayaa inaad diinta islaamka barato, si aad ufahanto arinta gaarAh,iyo midguud,
@RaashidMaxamuud
2 ай бұрын
Libaaxad baa tahay❤
@farhiyajamaa7717
3 ай бұрын
Xabiiti qali Allah ha ku xifatiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ilasho ninikaga
Bottle si fiican noo tus aan ka qoranee saaxiib si waadax noo tus waa laga sawiran karaa markaa
@HannyBeuty
3 ай бұрын
Wlley xat dhaaf kaciska dhaf
@fadumosahra734
3 ай бұрын
Walaaleey walaaley reerkaaga ito nikaaga mooyi wax kale kama hadli kartis ILLAAHAY ha cabso sorahaaga iyo ninkaan amaan sii WALAAHI waan ku waaninaaya Caashooy bal is baarxagga caafimaadka sidaan caadi ma aha maalintaan Chanel kaaga arkay ilaa maanta Ninkaaga uun baad ka hadlaysaa haddaad rabto inaad social media kashqaysatid reerkaaga banaanka ka mar walaaleey
MAANSHA ALLAAHE ASHO EEDO NINKAAGA SUU KU JECELYAHAY U JECLOW OO U ROONOOW GAAARI GURIKEED KU FILAN NOQDA SIRTA FAMILY NINKAAGA ADERESKIISA QARI SOMALIA QAARKOOD WAA DHIB BADAN YIHIIN NINKAAGA GABDHO BADAN BAA RABE QARSO
@nasrohasan4943
3 ай бұрын
Xaqaaga dhacso❤❤❤ado dagan❤❤❤❤❤❤
@user-pg8oj8ej3y
3 ай бұрын
Markad dhaheyso somalida waxay sameyso ma jecli
@DhaweeyeDarawal
3 ай бұрын
Naagtan dowonimadeeda nin naughty guursaday see NAG MADAXEEDA UGY CAYDA 😅😅😅
@hamdaaymahdi9422
3 ай бұрын
Intaa nin dadoow dheeman ka dhigi lahayd adigu dheeman iska dhig qoyaneey
@zeinabomar-mc5jf
3 ай бұрын
Naa iskaga tag naagta soo weerarty iimanka lagaa qaadye
@user-vf4bv6nh5d
3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@NasraAhmed-px5nk
3 ай бұрын
Abaayo group whas app ma samaysidoo aan ku saaxiibnee naag adag baa tahay waalaahi waa ba iskaa jeclaaday 🎉❤
@TsehayneshTesfaye-su2jh
3 ай бұрын
Asho we want to know if you are pregnant 🤰 😂😂😂😂
@mandeqomar7713
3 ай бұрын
Asha wan kusalamay abayo 😊
@fowziyamohamedhussein4510
3 ай бұрын
Was wlshey qali ilxaasid Kuma aragto
@aliaaaaaaaaries
3 ай бұрын
asha naagta Alaabta masoo qaado tusi Wexey tahy
@ismahanhaji7700
3 ай бұрын
WAAA RUNTA MALABKA SAAFIGA AA U FIICAN WAJIGA WALIBA WAX BADAN LAGUMA HAAYO WAJIGA 3 ILAA 4 DAQIIQO AA KU HAAYNEE
@AnisociisemaxamuudAniso
3 ай бұрын
Abaayo lkn sirtada hoose qarso saxib wanagsan sameso e last wadag hada rabto meshan ha keni
@nimosuleiman
3 ай бұрын
Wll ma prank bad nagu wadaa aniga wan yaabanahy haday run tahayi maslaxadaada bayka shaqaynaysaa wayo ninkii bay ku jeclaysiisay iyo afaarahaagii ad shigi jirtay bad qarsan doontaa
@sacdiyaabdimalik6897
3 ай бұрын
Sister please is astur
@sidrasirad9475
3 ай бұрын
casho nagta ma ninkagay rabta maxa waalay may xishooto dad is qaba maha inay dumiso gurigooda
@sacdiyaabdimalik6897
3 ай бұрын
Sister please is astur please and please 🙏 is astur
@faadumodahir2883
3 ай бұрын
M.a ❤❤❤
@user-yt8xc2kr8x
3 ай бұрын
Maseer aa kaa waaley hadaa nin gacanta kuugu jiro maxaa gabadhaas karabtaa teeda kale ninka hadaa ceshan kartid maa ceshatid ileen isagaa raadsadee ilayaroi gacanta la qabsan karo maahee gabadhaas ani ahaanteyda gardaraa ku haysataa iga cesho haday ku dhahdo wey heli kartaa. Xooog aa iskugu dhexyaacday kontariilkii baa kaadhumay
@lailadumbuq3695
3 ай бұрын
waxaad tahay fariid
@fowsiyonuur8990
3 ай бұрын
Musalsalki wali masocdaa
@FarhiaAffi-yi1ik
3 ай бұрын
Light maroon.
@Ashaandshay
3 ай бұрын
Thanks mcto
@foosbaddi6753
3 ай бұрын
Maroon
@sahrnoriye5560
3 ай бұрын
Cayshaay wan kugu daydaa naag adag baa tahay saas ka raba qali tankle naag darted guri aad adi ledahay haoga bixin
@maimunmahamud1144
3 ай бұрын
Soal Asho nagta ad sheegey seey somali meey aheed ninkaga allbta uso gateey
Su Al xapiipti waa ka adka hay ayaa tiri haada ka adagta naag maxaa Ugeey uu kuu qayanay adigaba quen ahe sxp naagkale haku mashquuline asaga meet saar
@user-ef6rb1bw7j
3 ай бұрын
Acs cimrada and oo llaah isku dhiib faxada inuu kuxifdiyo
@user-yc3cy1in3f
3 ай бұрын
Caasho niman cadaanka laba naag ma guursadaan sidee wax u wadaa
@user-id4uj5yt7w
3 ай бұрын
Mid kale oo private ah o isaga iyo naagta ah ayuu samaysan karaa
@yasminadan9519
3 ай бұрын
faanka joji abaayo shay wa bini adam maxa ka ogtahay in u allah u qoray naag kale ha gafin allah indin xafido naag kale allah kamatuso naagaha adiga jeclaysiyey ninkaada
@fadumaweli1555
3 ай бұрын
I lama ahan in aad ka adagtahay ninkaga Everyday waa taga wuu solabana
Пікірлер: 172