Music 🎶 codka dhan walba heesta waayka dhiseen reer Djibouti 🇩🇯 one ♥️
@Cawaale2024
2 ай бұрын
Asma waa Mucjiso Faneed. Waxa ay dib u qaadday heeso ay lahaayeen hooballo waaweyn sida Kinsi X. Aadan, Khadra Daahir, Sahra Axmed, iyo Faadumo A. Dhinbiil. Dhammaantood na waa ay dul dhigtay oo si la yaqaanno ayay u qaadday. Eebbe codka iyo canbarka ba ha u barakeeyo. 🙏🏽
@MohamedMohamedAhmedMouss-pi4mj
7 ай бұрын
Asma, ogow, huna dey , wil qasta ou rajaynaya Asma oo kale oo oubah sida ! Jayliya fankaga! Xaga hore, Asma ! Hanbalyo, djiboutien ! Merci pour votre talent.
Пікірлер: 15