Ilaahaw aabe siyaad u naxariiso kudaafad ayaa ka danbaysay nijaas ah. Hadii siyaad barre xumaa aaway kuwii yiri anagaa ka fiican. Ilaahaw siyaadaw kuu naxariiso.
@mukhtaarmaxamed9997
8 ай бұрын
Allah ha u naxariisto siciid mire xaydar taageeero weyn baan u ahaye.❤😢
@user-jx4bw8zp6p
Ай бұрын
Alle ha u naxaristo adeer keyga 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdullahigargar1047
4 ай бұрын
Axsan fanaan siciid Mire alle how naxaristo amiin qarni waxaan jognaa aan qiiq laysku qarin karin true 💯%
@abdinasiib5444
Жыл бұрын
Ereyadii allaha unaxariistee Abwaan salaad diirshe xirsi
@YusufAbasOsman
2 ай бұрын
Alle ya cizag Siciud mire ceydara❤❤❤
@Nuur107
Ай бұрын
Allahu ha unaxariisto siciid mire xeydar iyo guwa kalaba dad WA dadgi hore dad idingama danbeen Allah ha idinka raali noqdo
@Buneysead
Жыл бұрын
Rabbi naxristi kano ku siiyo acer beri wa mlnta 9aad iguso duceya in u qabrigiisa rabbi u nuuriyo
@afjiic
Жыл бұрын
Waa hees qiimo iyo xaqiiq intaba ka hadlaysa
@maxamedibraahimyuusufshida2970
7 ай бұрын
Allaha u naxariisto saciid mire xaydar wlhi taageeero weyn Baan u ahay ilaaa hadda wxn isweydiiyaa sababta tvyada somalida heestaan qiiro uga siidee waayaan si ay madaxda dalka u gaarto
@gacalkeynan
Жыл бұрын
Waayo waayo, dadki hire
@xidig3833
Жыл бұрын
Alha abti
@farhiaismail1984
Жыл бұрын
Qabilkeynu asna qabrigisa lo dhacay ku qarabtayashi ayan qusan weliyo
@usaamemaxamuud599
2 ай бұрын
Siyaad barre aakhirki suuli buu ku dhintay😂
@ed-kd8ht
Ай бұрын
Siyad bare wuu fiicnaa wayo qimen hadi aadan kumaqnen xukumada waxna aadan qorin aba badiyo tahay radarka matorki lagu shido tirtir mushahar kuqado adigo wax baran dhigaga sanadki mar shaqala mushahar qato tahay dhiga ushub hadu cafimad qabo hadu qabin walagu daweeyna ruqsad sodono gunada
@addeahmed9812
7 ай бұрын
Beenaale mujrim ah
@Sarahmohamed21
11 күн бұрын
Soyaad shadow xumaa hada ayan ohaaday wahoo somaliland pundlan iyo kuwo kaloobadan unable jaysta in ay sidaas dowlad ku yihiin ithopia hoo badaan ee I aqoonso kenya hoo jubilant again celi somalida kale intaas oo dhan waxay ii cadaysay in uu fiicnaa siyaad
@AliHassan-hb1bn
Жыл бұрын
Qabiil uraaye waakan waqooyi galbeed yaalka
@muhudiinmaygag2345
Жыл бұрын
alaha unaxariisto
@mohamedhajir1910
Жыл бұрын
Hadraawi oo waxaan dhageystay heesihii uu tiriyey been ka sheegaayo oo leh ujeedadaas baan ka lahaa oo been ah tana waa la mid qof kasta wuu fahmayaa inuu ninkaan been ka sheegaayo heesta oo aysan kacaanka joojinin
@jakuukakin1024
Жыл бұрын
Madhalin tii kacankka ayad ehed
@AhmedMohamed-tn5yg
Жыл бұрын
Heestan. 1978 ayay ahayd markaa ma Adaa runta sheegaya
@mhassan0163
Жыл бұрын
Hadraawi baa been sheegaya wacal inaad tahay dhallintii kacaanka boonta Mareexaan laga dhigay. Oo qofkii Afweyne kasoo horjeeday u haysta cadowbiyo beenaale
Пікірлер: 25