Allaha u naxaristo anoo 7 jir ah meelahas beey diridhabe heesa ayado isku diyaarineysa meeshii baroobada gacanta iiga qabatay ayado taagan oo heeseysa intii anago ilma oo daris la ah la rabay in nala cayriyo allaha u naxariisto sahra ahmed jaamac
@abdirahmandaahirali1239
3 жыл бұрын
Erayo mug iyo miisaan leh baa ku jira heesta Raqba Waa ragede allow kuu naxariso sahra Ahmed fananad qaaliyey ahyd
@Newheesocusub
3 жыл бұрын
Aad iyo aad aaamin aamin zxp🤲
@yasmeinabdi1042
Жыл бұрын
Old is gold Allah yarham sahra ahmed❤❤❤
@farxiyosiidow
Жыл бұрын
Axasan erayo macquul ah waan kuwataa maama sahro
@jaambiir8
2 жыл бұрын
Ahun Sahra Ahmed Jamaac, waa heesihii iigu horeeyay een dhagaysto, anoo ku dhagaysan jiray record yar oo cajalada leeg oo markaa socday. Cajiib wakhti iyo waayihiisa
@saadiq.mohamedismail
3 жыл бұрын
Erayadii Abwaan masmas Ahn habeen hore ayuu hargaysa ku geeriyooday isaguna alle ha u raxmadee .
@muhumedamiin4826
3 жыл бұрын
Waahwaah waaheesahaan sahra axmed ugu jeclahay
@deeqowbarooshedeeqowbaroos8340
2 жыл бұрын
Karen
@cabdiwalibeeroof2483
7 ай бұрын
Raxanreeba ba'anoo.
@akhri2478
2 жыл бұрын
Rabi iyo Alleys badey weeye jaale.
@mohamedhussain6802
Жыл бұрын
Ilaahow kuu naxariiso oo qabriga kuu nuuri.
@adamosman2552
Жыл бұрын
Waa MA RAGAADIN TALADEE WAAN KULA ROGROGAYO Ma aha HA RAGAADIN.......
@ahmedosman5802
Жыл бұрын
Erayga ramaso ee ku soo noqnoqday heesta waa maxay tolow
@ismaciilaxmednuur6900
Жыл бұрын
Ramaas waxa wye micnaheeda meel naq iyo doog leh oo indhaha u roon aan ku waarno cml
Maaha ramaso ee waa ramaas heesina hees lama magac aha ramaso waa hees kale yaa ramaso kula dega 1990s
@adamosman6424
2 жыл бұрын
Kama maarmo hadalkuba Run inaad ka sheegtee Raabiyo Allays baday Ruuxay dani dhex joogtee Raqba waa raggeedee
@togavlog9526
3 жыл бұрын
Allah haw naxariisto Codka dahabiga Ani wali ma arag qof la cod Mar kale alle haw naxariisto Fadlan hada aragtay commentigan Ugu dar ducada in alle anu cadaabib
@abdullahihersi1188
Жыл бұрын
Aamiin Allahuma Aamiin!
@abdullahihersi1188
Жыл бұрын
Aamiin Allahuma Aamiin! Waxaan aad uga naxaa in ay ka tagtay Xeyn Ciyaal ah oo ay dhashay iyo wixii ay sii dhaleen. Koley Qofkasta Ilaahay baa itsaaqadiisa kafaalo qaaday, balse iyada ayaa isku wada haysay kuligood. AUN
@nourhassan1524
Жыл бұрын
Wow
@mohammedosmon
Ай бұрын
❤❤❤
@khaliifaxmed6021
Жыл бұрын
Allaha unadariisito raqba waa eaheedeeh
@abdi7509
Жыл бұрын
Read iyo alaysbaday waaye adeer
@mohamedyusufjeex4260
2 жыл бұрын
ALLAha u naxariisto
@cimranxajiadan5883
Жыл бұрын
Yaaa salaaaam
@liishaaninvestigation6641
2 жыл бұрын
Riwayadii bad jacayl badanaa ereyadii maxed aadan dacar
@faizaislaw4976
Жыл бұрын
Hada aniga wan jeclahay ina qaramiga so qado lkin mel anka bilawa la ahay cod waleyahay
Пікірлер: 43