Hadii dowlad islaami ah oo imaam caadil ah oo diinta ku toosan aan heli laheen reer galbeed ka anagaa ka lacag badan laheen sida sax ah na loo aruuriyo mashaa alaah ilaahow nasii dolwad islaami ah aan aheen khawaarij ta tarax tagtay oo muslimiinta dilaysa
@mohanedabdulle299
4 жыл бұрын
Khawarij ma waxaad utaqanaa muslimiinta dagaalka kula jirta gaalada soo duushsy iyo xulufadooda murtadiinta?
@MohamedHassan-ni6un
2 жыл бұрын
Mya wllo khawaarij wa kuwa muslimiinta isku sheegaya oo islaamka kaliya ka adag. Kuwa dhiiga islaamka caba.
@CabdirashiidMaxamuud-hp5hn
2 ай бұрын
Sh maxsmed dirir dhar ayaan iibiyaa markaa sideen ugabixiyaa sakada
@samiraali4220
6 жыл бұрын
Jisakalah kheer sheikh allah ku barakeyo aduun iyo aqiiro
Пікірлер: 63