Adigu 2021 baad ka hadlaysaa aniga caawa ayaa igu horayso oo ay tariikdu ay tahay 9/20/22, intaas halkaan ku maqanayna ha iwaydiin pls.
@maqsudisse1946
Жыл бұрын
Cafwan 9/10/22 baan ula jeeday
@king_koofi4266
Жыл бұрын
@@maqsudisse1946 Wax kale BAAD TAHAY MSHLH
@abdiayeeyo4102
4 жыл бұрын
Qof Itaalku meel dhigay lama tuso awood 😥😥
@mahrezdepio7848
6 жыл бұрын
Wixi Hestan jacel like igu qabta
@wiilhoog4404
3 ай бұрын
Ku Kab amusnano afkada mazul kanoqo🥺 still am listening this song in 2024😫💔🤦
@happyahmed9629
7 жыл бұрын
mashallah long life hees way dhaaftay ooooh really song axmed arshe wll xasan dhuxul abdiraxmaan xaaji futile inta kale looma kala hadhin noolada wllalay
@cirday3251
3 жыл бұрын
Waxa jiro hal erey oo heesta dhan kamuhimsan.oo somalida aad u anfacayo waana Afkaga masuul kanoqo
@S.jHasan
Жыл бұрын
adoo galikara
@ZACKFILMS
7 жыл бұрын
Qof ujeeddo kaa lihi Kuu sammee kun iinnood Hadba eray Gunaadliyo Kuu raaddi eeddoo Sharaftaada iib Gee. . Qofka Bello abaabbula Qofka aamussaa Dillay Xalku Aarsi Maahee Qofka waxa ayaan-darran Daba galla qof aadmiya . Inkastooy ayaamuhu Ku Barraan ilaaqdiyo Adyadiyo xad-gudubkiyo Qabka aadmi kugu nac'o Aqoontaadda oo gudhan Ku kab aamus-naannoo Afkaaga masuul ka noqo. Qof itaalku meel dhigay Lama tuso awooddaha Nasiib kuu irmaaniyo Kugu simay ayaankuye Tiisaa la eeegaa. Addoo fali kara asxaan Ha u noqon xumaan ee Ifku maalmo weeyee, Ha shaqaysan aakhiro Waxaad eersato hadhow.
@sharmarkeabdi9107
7 жыл бұрын
ZACK FILMS
@yamyamfood3844
7 жыл бұрын
ZACK FILMS ❤️👏👏👏👏👏
@somalituneshd7637
7 жыл бұрын
ZACK FILMS Thanks 🙏🏻
@Truppaa
7 жыл бұрын
ZACK FILMS Thanks 🙏🏻
@alameen4926
7 жыл бұрын
wtf is this crap it sounds like a dying pig🐖
@dhaldarwiish7795
3 жыл бұрын
Heestan waxan dhageysanayaa caawo aay tahy sabti tariiq 16/1 /2021 oo dad raban inay sharafteyda mel oga dhacy lkn allah ku dayey oon tala sartay😭🙏🙏
@maslaxmaslax1950
3 жыл бұрын
Ku samir Allah dartee abayo lkin waxa kaa xun qofka ad u sanirtid
nasib ku irman bu kugu simay ayankuye tisa laega hhhhh
@AHTutor
5 жыл бұрын
Waaah waaah waxaasa coda Bk iyo nimcaan hilaac daadka la raaciyay Wiilkani raga afsomaliga ku heesa waa No 1
@mahadmaxamud3478
4 жыл бұрын
Ok
@omarhassanabdi3729
3 жыл бұрын
Ado fali kara asxaan ha u noqon xumaan 🔥❣💯 somali people to the world 💫💜 Ramadan mubarak 🇸🇴❤
@shamsoabdulahi
Жыл бұрын
Ramadan mubarak another Ramadan abowe manoshahy🥺
@hsadia2799
4 жыл бұрын
this song dadka dadka daba gala ku socotaa oo xasidka ah 🔥🔥🙏
@maxammedraage12
7 жыл бұрын
wey iga gadan tahay wlhi heesta top 10❤💯 inta igu raadsan like igu qabta
@sareedomahamed242
5 жыл бұрын
Zakariye Hassan
@califashlepbozz9002
4 жыл бұрын
Hhh
@saalimxasansaalimxasan3467
4 жыл бұрын
Wwww mashllh walhi waxs aa kaahesaa
@princesssagalqurux2743
4 жыл бұрын
@@saalimxasansaalimxasan3467 . Waa I think Xad
@leilaali2280
4 жыл бұрын
Stsgseevzqrfx
@ibrahimmohamed4477
3 жыл бұрын
Qofka balo abaabula qofka aamusaa dilay, Xaalku aarsi maahee Qofka waxaa ayaan-daran daba gala qof aadmiya These are really amazing and nice Words I like it 💗💞💝🥰❤️💋💕💗💞❣️💓💗❤️👌✌️👍
sibaan ugu helay cajiiba heestan nice Axmed arsho fanankii qarniga
@zalmahersezalmanuura1654
7 жыл бұрын
😍Afkaaga mazuul ka noqo😍 Axmed Arshe😍😍😍😍
@umiiiabduul4578
6 жыл бұрын
Ish cala ereyo iga deh inta iga dnbeyso likete igu qabtaaa alle dartisa😂😂😂
@happyahmed9629
7 жыл бұрын
wooow heestan kamaba dhargo walaahi ilove more inbadan s awirkana waxa buu ka turjumayaa walaahi me and my brother's .... idin jeceliyaa inoolada xamda iyo cabdi hani iyo axmed arshee sadex qof ookald iga tu rjumaysaan 6 👏👌👍❤
@Hooda36
7 жыл бұрын
waaaaw yasalaam yasalaam axmed aarshee fanaan buuxa igadheh👍🌷👏
@ibraahimshakulyare3018
7 жыл бұрын
asaal codka heesta way zhidanyiihin💟 zack films tnx mzuul srw💟💟💟
Hestan Waxan dhageysanayaa Hawen ii gooni ah ina ahan doondo postigan so qorayo xasus ma guran ah Wayo Waxa jiran dad badano mar walba ii sameyo iino badan ah Waxeyna jecelyahiin iney sharafteyda mel oga dhacan o ay i dhawacan Ane Waxan jawab oga dhigay Amusnan iyo Samir badan ah Mar walbo Oo ay i cayan Wa Hawen Sabti so galeyso 10/ 7/ 2021 🥺😭😭
@quensaaba3423
Жыл бұрын
I.a wad ka kabsani waxas oo idil
@apdilahixanafi2925
Жыл бұрын
Bro nin raga iiin malaha how bixin libaax
@cabdullahikhaliif
Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@mariah..9884
Жыл бұрын
Sxp Manooshahay Cawa Aana Kula Mida Ehee
@user-wo2ns8he1j
Ай бұрын
😢😢😢
@zuhaybpimpen266
6 жыл бұрын
abti waliga inan ha caayin cuse wa wllsha oi kale niyow ragga dumarka la tursada wlhi wan necbagay nice song you get ma like
@abdulladan
3 жыл бұрын
0
@asturtva
6 жыл бұрын
ninkaan isku fasalka ahayn salaan sare AXMED AARSHA
@riyaaqmaxamed1745
4 жыл бұрын
M,q
@sakariyecabdi3865
27 күн бұрын
Oo wll guurma school soo wda bilow Deen ninka se classkee ahaydeen
@moismail6233
7 жыл бұрын
daahir calasow hala dhageysiiyo heestaan nice song
@filsancali1491
5 жыл бұрын
daahir calasow waa qao jiro amaana kaagama baahno ee wax is ku fal nin koow adiga miyuu lafo kaa tuuga
@abdirashiidmaxamed7851
4 жыл бұрын
Mohaz Ismail Midka waa mid dhintay Carana ah wlhi
@mahamedmahbuob9264
3 жыл бұрын
@@filsancali1491uu
@nimoelmi966
2 жыл бұрын
Sidiibuu wali dadka u haystaa after 4 years 2022 wali muu dhagaysan heestan
Axxxxxxxxx nice voice and nice song ar iso qabta wilkaan coda mcn mansha allah ❤❤❤👏👏👏🌹🌹🌹👍👍👍😍😍😍👌👌👌💯💯💯Huno mcn Nolow waliga
@abdirahmanibrahim9230
6 жыл бұрын
Hodan Ali 0634045354 LA hadal
@ubahabdihassan4345
5 жыл бұрын
g8i
@munam.a5179
5 жыл бұрын
@@abdirahmanibrahim9230 lll
@filsancali1491
5 жыл бұрын
masha allh xaqiiqo ayuu ka hadlayaa
@bishaarobashka9721
Жыл бұрын
@@ubahabdihassan4345 will s xllada Like My phone RingH so much for your message back yet he said waye For your
@fariihayazzen5978
7 жыл бұрын
afkaga masuul ka Noqo hestani iga Gadan tahay tnkzz Zack filims mahad baladhan broh 😍😍😍
@ZACKFILMS
7 жыл бұрын
Adigaa mudan walaaashay
@blueskytv5678
6 жыл бұрын
Fariiha Yazzen anaa kaa horgaty lkn
@yaasiinibnugamdiidyaasiind2736
4 жыл бұрын
Fariiha Yazzen walhi hees mcn wye
@princesa9676
5 жыл бұрын
Qof waxaaa ayaan daran daba gala qof aad miyaa walee heestaan waxaaad modaaa in aniga leygu tala galay
@abdallamohizza4980
4 жыл бұрын
O sabab lagugu tala galay 👀
@princesa9676
4 жыл бұрын
@@abdallamohizza4980 waa hadal cad bro
@abdallamohizza4980
4 жыл бұрын
Dabcan qisada hesta ayn umlyn dhwaqeda in è kusamaysay
@mohaduran1712
3 жыл бұрын
Qaarba kugu daba jira
@princesa9676
3 жыл бұрын
@@mohaduran1712 has bro waa aduun iyo shaqadiisa🤷♀️
@sharmakejibril1300
2 жыл бұрын
Musica inta yare dhexda ayan heestan u daawada saxardiid another level 🙋♂️
@abdikarindhibis158
6 жыл бұрын
Fanaan walba codkiisa Kuma so saari heesaha nocan oo kale balse axmed aarshe wa fanaan aad u cod mcn hees walbana codkiisa kuso saara guul ayan ku rejeynaya
@munaabdirazak3221
5 жыл бұрын
Qofka waxa ayan daran daba gala qof aadmiya hees iyo bdh
@maamewaawe9307
7 жыл бұрын
arshe one buu noqday fanka sanadka sxbyaal liketu lacag ma ahan
Пікірлер: 1,4 М.