1989 ma ciidan qaran aya jiray? waxa jiray waxay ahayeen dhiig miiratayaal lagu shaqaysto ciidan qaran Somalia waxaa ugu danbaysay 1978 markii dagaalkii Ethiopia laga Soo laabtay
@yaxyec4972
2 жыл бұрын
@@raagedirir9171 muhiimaddu waa in taariikhdaas heesta la qabtay. Wixii xumaan dhacayna way diiwaan gashanyihiin.
@bagalxaranbaa1187
2 жыл бұрын
Heestaan waligeeyba ma maqlin, waxaan islahaa fanka soomaaliyeed in aan waxbadan ka aqaano, laakiin waa bad walaahi lama gaari karo, hees iyo bar dheh. R.I.P inta dhimatay
@ismaaciiljaamac3355
3 жыл бұрын
Axmed-nuur iidow abtiile AHN
@axmedcadwaan3194
3 жыл бұрын
Allah Ha Unaxariisto Dhamaan Inta Dhimatay. Fanaaniintu Makala Dhacaan. Yaaa Salaam.
@daauudmaxamuudmaxamed458
3 жыл бұрын
Ala yarxamu raaximiin
@abdirahmanmohamed5424
3 жыл бұрын
Magaca iss ka sax Waa Axmed Nuur Jaangoow
@xasanmagafe5780
2 жыл бұрын
Ereyadii Jamac Gaashaan cadde waa mujaahid weyn oo snm ka tirsanaa waa nin isaaqa habaryonis ah. Viva isaaq somaliya iyo s.landba isaaq baa u heesay dibna loogu heesi maayo
@sankamohamed3044
2 жыл бұрын
Allaha kusoo hanuuniyo kaabe juwaa fanaaniin qaran Isaaq Iyo waxaad kahadleysid waa ka weyn yihiin.
@IbraahimHaji04
3 жыл бұрын
Waa Hees wadani Ahoo Qiima Badan Allah yaa Raxma dhamaantood
@SuugaanSafaari
6 ай бұрын
Alle haw naxariisto Dhammaantood
@CarabeyMohamed-ph9ld
Ай бұрын
Carabey
@CarabeyMohamed-ph9ld
Ай бұрын
Carabey
@maxamedismaaciil2509
3 жыл бұрын
Codka uurcadaa u cad cad
@abdiasishaybe3237
3 жыл бұрын
Rag culus baa is helay inta dhimatay Allaha unaxariisto Aamiin
@abdulkadirmohamedagey231
3 жыл бұрын
ALLA QIIMO WEYNAA HEESTU HORSEED
@Tubeec699
3 жыл бұрын
Allah cajiib sanaa hadal qiimo iyo Murti wey kudhantahay Yaa curiyay talow
@yaxyec4972
2 жыл бұрын
Ereyada : jaamac gaashaan cadde Laxanka : jaangow
@sankamohamed3044
2 жыл бұрын
Fanaaniin qaran allaha idin dhowro intii dhimatay allaha unaxariisto
Пікірлер: 28