Huwan uma jixiin jixo ohanjebada Kama baqo hadaladay daldalayan iyo madhegaysto tawawaca ehalakaco tolkaygow jidhku wayfam qanayaa🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@MaxamedXasan-xx2se
2 күн бұрын
SOMALILAND GUUL
@jamalskp7280
2 күн бұрын
Walee geesibaad tahay ind ubaxle midia ❤❤❤
@caashayarcaashayar8488
2 күн бұрын
Imikana anigo ah reer Somaliland waxan idin faraya inta ay meesha ugu yimaadeen e Fiqifuliye ka madaxda ah shaqa ka qabataan wa kuwa u sacbinaya e.
@BulloHassan-xg4xr
2 күн бұрын
Niman kan dhulbahante Shaqo ha Laga Qabato joogosan maayaane
@jamalskp7280
2 күн бұрын
Maanta ceerigaabaa la sheeganayaa barina burco
@awilmohamed8473
2 күн бұрын
Ciyaalkan Ceerigaabo jooga ee bilaa camalka ah maa 60.000 la hubeeyo oo loo diro Boosaaso iyo Garoowe.
@naeemayusuf6464
2 күн бұрын
MashaAllah
@CumarAqli
2 күн бұрын
HOOYAABAADB EENUSHEEGATAY. KARAASHOOW
@brbynulolilumu
2 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AyaanIsmail-ro6ir
2 күн бұрын
Sheekada ma fahmin maxaa keenay marka horeba Axmed karaash Meeshaa uurka hadlaayo dhuumeelasi ba maxaa keenay Somalilandmaan fahmin warkeeda
@user-ks7oc1bz1e
2 күн бұрын
Waa iska hadlay,markii sheekadii Puntland ka dhamaatay wuxuu raadinayaa meel kale oo uu Fidno ka rido,shaqo kale ma Ahayo oo aan Fidno iyo xasilooni daro ahayn,shartiisa Allah ha ku celiyo
Somaliland wax duminaya waa golaha wakiilada? Somaliland guul itoobiya guul itoobiya our brothers well come beside us ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@princehigh-flierp8965
2 күн бұрын
DADKA NOOCAAS AH XIRSI IYO INA KHALIIF AYAA II NOO JABIYEY
@jamalskp7280
2 күн бұрын
Haaye aynu xirsiga is dhaafino shaqsi kaliya muxuu u qasayaa dal dhan
@Sumayo987
2 күн бұрын
Waa run kuwaasa inoo jebiyey lkn maray habaryoonis lahayid hj muusa dagaalka gelinaya horta mayidin cadaatay daarood inaanay ku kala jeclayin
@princehigh-flierp8965
2 күн бұрын
@jamalskp7280 hahaha 😆 Waa runtaa walaal. Laakiin waxa dadkeena ku badan too much uneducated, ignorant, greedy and tribalism. Kuwaas oon waxba ka aqoon waxa wadaniyadu tahay. Markaas walaal ilaahayoo meelbaas inoo dhaafiya mooyaane talo majirto Khalif iyo ICTISAAM na wuu la shaqeeyaa
@princehigh-flierp8965
2 күн бұрын
@@Sumayo987 HY dad badan oo Jamuriyada brakaysan jecel ayaa ku jira waana walaalaheen ee yaan cadowgeenu insgu farxin ee aynu isku duubnaano. Ogowna cidwaliba weyleedahay DOQON CADOWGA U NII KIYA GUUL JAMURIYADA BARAKAYSAN
@jamalskp7280
2 күн бұрын
@@princehigh-flierp8965 Haa rabi ha ina dhaafiyo runtii xirsi dalka waa ku dheeraad
@dauuddaaauud8339
2 күн бұрын
Tiisii baa dhamatay axmed dameer
@halimaaden275
2 күн бұрын
👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@yasinyusuf5629
2 күн бұрын
Waxaa soo dhan waxaa ugu wacan maamul jileeca muuse biixi Siduu ugu guul daraystay laascoonood maalinba qolo cusub ayaa soo baxaya markaa waxaynu ku jirnaa la hubsayoo gorayo haad noqon weydey muuse waa mujaahid gacan kululla ha ina deyso
Innagaa isgu wacan waxaa sowmaaha, car cirro iyo ku raacsani haka jawaabeen, sow iyagu garxajis maaha.
@ahlanhussien
2 күн бұрын
Maasha Allah
@fahiimae7336
2 күн бұрын
Allah a xafido Somaliland. Reer Somalilandnow gacmaha is qabsada dalkiinana difaaca. Gardaro waligiin ka fogaada ilaahsyna isku xidha. Guul Somaliland 💚🤍❤️
INAY SIDAA U HADALAAN HY AYAA LAGA ARKEY OO MARKII AY GOWRACEEN REERKII SACAD YOONIS ILMAHA UGU YARAA SANAD JIRAY EE HOOYADA QOYSKAA DHASHAY UUR LAHAYED OO AY WADA GOWRACEEN SIDA ADHIG AYEY IS MAHADIYEEN .
@caashayarcaashayar8488
2 күн бұрын
Madaxweyne Musa Bixi wuxu matala Qaranka Somaliland isagaaba ah Somaliland o dhan. Anigu Madaxweynaha waan taageera anigu wax aan ka doonaya jirin. Waxa I deeqda qaranka iyo naftayda iyo shacabka u noo ilaalinayo o igu filan😊
@cismanabdi2416
2 күн бұрын
Guul Somaliland Down Cadowga Somaliland Geesi Qaran Ubaxle Media Suxufi U kacay Difaca Qarkiisa Barakaysan Ee Somaliland
Xildhiban don’t say reer SSC leyno wax reer SSC la yidha majirto idinka ugu wacan oo dawladina lugaha qabtay
@muheidinismailmose1083
2 күн бұрын
Asc , War Gaalkacyo waa lagu kala adkaadey oo waxaa ku guulaystay SSDF 1991 Ilaa 1993 gacanta ku haysaa, Waxaana Nabataean ku baaqay beeswax Cumar Maxamuud oo uu Cabdullaahi Yusuf hogaaminayey, waayo Islaan cabdulle waa noolaa waqtigaa oo da, ayuu ahaa, wuxuuna geeriyooday 1996, go, Sanjay nabadda Kanada beelood waa Wada qaateen illaahay haddana nanda bay ku Wada nool yihiin, laakiin reer SSC ama Dhulbahante iyo Habar jeclo caqli ma la Iman karaan.
Ummada la waraysanayaa waa teen😂 adeer soomaalida ad sheegaysa ee wax la waydiinayaa may tooda daryeelaan? Kuwan guryahooda u hooyam karin bad na leedahay wax waydiiya 😅 caqli xumadu waa ta halkaasi idin dhigtay wll
@jamalskp7280
2 күн бұрын
TUULADAA FIQIFULIYE DHULKA HA LALA SIMO HADII KALE GOD ABEENSO AYET NOQONAYSAA WAA CEERIGAABO OO SHAN LAGA FIGEEYAA OO LAASCAANOOD UGU SOKAYSO
@iftin2024
Күн бұрын
Nacas riyoonaya waa in fiqifiliye laga saaraa Huwan gabalkeedii baa dhacay.
ASC ubaxlle media Waxa u axmed karaash keenay Fiqi-fuluye waa laba tafaraaruq ka jira Somaliland gudeheeda Iyo madaxda Somaliland oo hebed iyo hanfade noqday oo dee xitaa geelihii Jabuati xitaa Hadalka dadka biqi jiray manta u yidaahdo
@abdirizakhassan5734
2 күн бұрын
Fulay wax iska dhici meeshaad gelaysaa na sii raadso
@AdanSiyaad-mj8jr
2 күн бұрын
Halgama nolow
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
2 күн бұрын
sida muuqateed aragtaan reer somaliland iyo cadawgoodu way is hurran yihiin, haday dhacdana Wallee gobolka sanaagbaan dib loo wada sheegan, sidaa awgeed reer somalilandoow cadawgiin ha jabee quluubtiinna iyo mideeya cududdiina oo meel Aad joogtaanba heegan iyo wada ahaada gaadh buuxa, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa,, for ever Somaliland rep,,
@roodakarreiyehkaire4714
2 күн бұрын
Aye ciye
@ahmedfarah5928
2 күн бұрын
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.
Ubaxlow uma arko inay mid lagu faano tahay inay Somaliland difaac kaga jirto Ceerigaabo halkay ka hadli-lahayd inay jabhadi ku jirto Las-Anod oo laga saari-doono goor ay noqotaba . Ceerigabo ayaanu difaaci-doonna maaha wax lagu baano
@abdirahmanmohamud1635
2 күн бұрын
😂😂😂😂😂futo karaash wuxuu kadhigan yahay dhidar inta bakhti laga eryey ka samri waayey oo dul qoonda qoondaynaaya
@user-zu5qx7ff9n
2 күн бұрын
Galkacayo waxaa laha hawiye waxaa kaqaday daarood oo damo u sameeyey huwaneey haku kadsomin oo haku riyoonin ceerigaabo inaay tahay kalkacayo tuulada lacaanood waxaa dhawan laga taagaya calanka somaliland xadkan walasoxidhaya ee riyada aad ku nooshihin iskadaaya xukumada waaxu ku boorinana inaay iska deeso tuuralaha oo u fasaxda ciidanku inuu gacan birah kuqabto kooxah ismadiyeey cadawgu waxuu u hasta in somaliland wax gaadhen ciidanka yar ee aay ku fanaan waxaa isku teegey daarood oo dhan iyo soomaalidii kale ee aay cagah ku jeedanayen waxaan huba hadii ciidanka somaliland lagu fasixi laha inaayan kuqadanan saacad inaay ku gaaran garowe iyo xamar
@horijoogmedia
2 күн бұрын
Dufaaca dalka ha loo midoobo
@user-wx1bn6hy1t
2 күн бұрын
Ciidamada JSL ma difaaci doonan Magalada mise waa la dayn oo waa dad reer somaliland ah baa la odhan waar reer ceerigaabow cidamada ha isku halaynina ee magalada ha la difaafo hana la diyaar garoobo
@user-uz4ly1js4p
2 күн бұрын
In ay gobolka sanaag hawaystaan dhulmahante waa abaalkiin iidoorow
@caashayarcaashayar8488
2 күн бұрын
Abdikarim Meecaadow adiga iyo Mayor iyo Badhasaabkuba wa jotaane maxa u qabanweydeen intaad dawlada wax saareysid. Dawalada idinka matala e sirdoonkiinu ha shaqeeyo o ha soo qabqabtaan tuugta dhumaaleysiga kusoo galaya tuulada Fiqifuliye.
@user-wx1bn6hy1t
2 күн бұрын
Waar Somaliland Karaash ma kaftamaye ee hadalka uu leeyahy yaanu idin dhaafin Khatumo naas-dheer Ceeri waxay ka dhigteen xaramkii waanay iman
@Somali3000-
2 күн бұрын
Bal aqligaas ma saxbaa. Calan soomaliyeed hadaad Isaaqow diideen SSC sidee ku qasbi kartaa??? It's not logic.. Samaroon/Ciise dhulkooda amxaar siisaan soomaali yeelimeyso weligeed. So Isaaqow wax kale keena
@Yusufliban-ty2tl
2 күн бұрын
Xildhibaan malaha maad ogayn dagaalkii laascaanood ka dhacay inuu ceerigaabo soo gaadhi doono ma maantaa waagii kuu beryey oo indhahahaagu wax arkeen shalay markaad dawlada fashilinayseen adiga iyo tolkaa ee buurta gasheen miyaad is lahaydeen sidanay u dhici doontaa booraantii aad qodeen ayaad ku dhacaysaane ku abshira Shalay waxaad sheegateen yuusuf daarood iyo yusra harti maanta Wax ha idiin gooyaan magacyadaasi
axmaarku ki ad u oolulyaysen miyanu ahayn ee ad ikamuqdusho gaysen kuwi cabdi ilay ka dhashay ee dabadhilufka weligood amxaaro u aha miyaydan ahayn kuwi muqdusho geeyay amxarada miyaydan ahayn kkkkk faqash indho adaka kkk
@Jeenyokajeenyo
2 күн бұрын
Itoobiya oo aan soomaali aqoon u lahayn waxaa konton kun oo askari oo itoobiyaana ku soo hogaamiyey muqdisho cabdulaahi yuusuf, dadkii iyo dhulkiiba ku baab’yey. Soomaali wax la yiraahdaa ma jiro qof walba interest giisa ayuu doonanayaa full stop
Пікірлер: 104