AXMED MOOGE LIIBAAN IYO XALIIMA CABDI AFWEYN | CAGTA SAAR WADADA I OFFICIAL SONG LYRICS BY SHOKANA FILMS
HEESTII:"CAGTA SAAR WADADA Saar"
CODADKII:AXMED MOOGE LIIBAAN IYO XALIIMA CABDI AFWEYN
LYRICS BY:SHOKANA FILMS
PLEASE SUBSCRIBE!!
Lyrics;
Curuuqdiyo lafaha
Culeys Saranooo
Ciijayad Taheee
IIIaah Caadilee
Ciida Ka Khalqeee
Cadka Kaa Dhigee.ee
Calool Kugu Korshaaa
Ku Culeysiyee.ee
Anigu Kuman Cadigin
"Haaahaaa..Hehe..ahaha"
Inkaston Cadhiyo
Ciil Horee Ku Baday
Kol Hadaan I Cafoon
Cagahaaga aal
Ciida Haygu Ridiin
Codkii Aan Lahaa
Ado'on Ceeb Ka Dhigaan
Ciyaar Buu ahaa.aaa.aa
Aan Ku Caawiyee
Maxaad Ciil Qabtaa Caawa Kugu Daran?
Caano Iyo Biyaba
Kolay Calaalis Tahay
Anfaacada Dhamaan
Wan Ka Caaaganoo.oo
Caashaq Weeye Kanii
Quff Aan Cudurba Hayn
Ceeshba Kama Go'oee.eee
Ha Cabsooninee.eee
Ha Cabsooninoo
Ceeb Ha Moodinee ee
Ma Cuntaab Rabtaa..?
"Haaahaaa..Hehe..ahaha"
Caad Iyo Ufiyo
Caydh Bay Wadoo
Cirsi la'aan Dartaa
Caku Uso Maree
Ciida Haygu Ridiin
Cidhib la'aay Walaal
Calaf Waa Mar Qudhaa
Tira Waa Cudoon
Cishadii Tagtana
Lama Soo Ceshee ee
Cagta Saar Wadada
Haaahaaa..Hehe..ahaha"
"Ahaaaaa
#CagtaSaarWadada#SubscribeShokanafilms
Негізгі бет AXMED MOOGE LIIBAAN IYO XALIIMA CABDI AFWEYN | CAGTA SAAR WADADA | OFFICIAL SONG LYRICS BY SHOKANA
Пікірлер: 71