Dayaxa iyo cadceda darad leyga yeray Daruraha korkoda durban leyga tumaya dariqan ka labtaba dabeylahi jacelka igu so degayo deris anu noqonay mid an dawado kale dunidaba ma joge meyay nur keygi wale deyrta manta ah midan dawada heli amaze dalayo dhacay digfeer awada galay anon dunyo xolo ah dexda I darereyn jacel dalano culus igu dadshay dhagax wax kaleto daye dahab canaheda dacar I dhadhamayo dibnahaba ma saro meyay nur keygi wale deyrta manta ah midan dawada heli amaze dalayo dhacay digfeer awada galay intan nur jecladay doqu iga ha babay sida an gar daranahay iska dabo waregay jacel ki cilmi ba dilay igu dugano dadka kale ma ado Ana leygu dow galay meyay nur keygi wale deyrta manta ah midan dawada heli amaze dalayo dhacay digfeer awada galay 😂😂😂😂😂Aun digfeer inu galayo wa ku hesay mudo ka dib wa galay wa ku dhintay hospital digfeer 😂😂😂
Пікірлер: 42