Gabadhaa walasheena waxan dhihi lahaa xaga allah ku abuuray ucarar waxad tahay adoon isna waa adoon allah ayaa labadiina idin abuurtay habeenkii salatu layl ukac allah bari istiqfarta badso iyo saliga nabiga clyhi salat wasalam allah ku abuuray usheego waayahaga sujuuda aad ugu ducayso wanan kuu ducaynayaa walshay allah hakaa farxiyo oo faraj aadan filanayn allah haku arsaaqo waa kaanaxay wlahi waad kabaxaysaa bi idnillah qofna dhib kuma waaro
@Fardawsafiican1
2 жыл бұрын
Ayaan qurux shukran adi mcnto sidaa noola soo wadagtay qisada Gabadha wllsheen ah❤ gabadhana waxaan leeyay Xbbti waa 2 midba 1 Inaa u samirto oo alle bariso salatu laylka iyo 2 inaa ninkan maadamoo uu dhaqaalo haysto hal canug bas aad haysato intaa xoogaa lacag yar isku tootoosisisato ganacsi yar ku furo inkana iska fur xbbti aduunka waa maalo maalmahaas yar murug yay kaaga dhamane😭
@seynabnuur3020
2 жыл бұрын
alle hakuu soo hadeeyo Xaajigaada mideeda kale iyada Salaad Leyl ha u istaagto oo haduceysato salaad kasta wakhtigeeda haku dukato faraj khetr qabo Alle ha u sahlo
Ale haku saqiro Abayo salada Ale ku bari kana AMus Ale haku waa fajiyo qeerka
@AXMATO_
2 жыл бұрын
Waa qalad Wxaasi Uu ku dhaqmayaa ninkasi Alle Xaqa ha garansiyo ninkaaa
@almaabdi5648
2 жыл бұрын
Allah nago og xaqiiqada waxa laga yaba iney ka jeedisay xageeda xaaska weyn sabankaan waxa so batay dumar diinto da iyo aqiradoodaba nin dhafsaday nacudu billah abyo alle irsaqada hayo jada huri weyso iskaga taag aniga bahdil kuguma waninayo inaad kusijirto alle bari inu wado kufuro AMA ukusojedso xaajigada qalpigiisa
@sowdaabdiulqadirabdidaahir1922
2 жыл бұрын
Ilhy ha ku xfdiyo mcntyda one love♥️
@queenfardowsa5926
2 жыл бұрын
Illahay arimeheeda hawsahlo ani waxaan kula talinlahaa ikraan abaayo marka hore allah bari oo salaatulaylka sookac tuko ducayso dikriga allah amba xuska rabina badi waliba saliga nabiga badi oo afka hakaqaadin xaalkuugu wuubadalmayaa oo illahay khayr buu kuugu badali ee afkaagu yaanu kugabine dikriga afkaaga hakaqaadin illahay farxado hakusiiyo asigana illahay xaqa hatuso
@umuabdulqaadir7523
2 жыл бұрын
illaahey xakabixiyo aamiin xa iskasamirto illaaheyna iskuxir
@haala552
2 жыл бұрын
Alle ha usaqiro gabadhaan lkn qofka markii naftiisa kor uqaado ayu qofkaasna kor ku qaada hada hoos isku dhigto waxu aamina asaga lee inuu risiqa ku haayo alle bari abaayo asagana indho kulul tus naagtaas ayada ka keensatay laga yaabe hadalka macaan waa jecelyihiin raga waa ilmo cml lkn gafuur taag xal mahan
Waalaga shaqeeyay xabiibti ayaaney walh taasi way wada haysataa nin somaali walee waa sidaa
@ubahabdi9992
2 жыл бұрын
Baryada Alle badi Alle kaligiisna bari
@hindaofficialchanel8893
2 жыл бұрын
Iyaduu ka arkaya waxa layiri ishiisisa laga arkaa ushiisa lagu tuma 🤔
@deqadegan
2 жыл бұрын
Intaas oo sano wax ma aruursa weysay biilkaada inaad meel waxka dhigato illahey amuurta hakuu sahlo lkn waxaan dhihilahaa inaad wax jiraba ka soo qaadin oo nad la hadlin nin afka markaad ka xirato waxoow ka necebyahay ma jiraan adigoo isku xanaajin waxii aad u qaban jirtayna aan dhaafin illahey na bari waxna aruurso. Sidaad shaqo ku abuura leheedna raadso.
Allaha rahmanka ah haka qado dhipta ani ahan waxn kula talinaya abyo ikran intey iska samirto hadeyn melkalo ado aqon istiqfarta io saliga nawigena csw iney badisa haweynkina sidedda sac iney so kacdo Allaha rahmanka o naxarista bdaneh iney bariso baryada illah marnawa laguma qado mar waliba alle dhipkeda haushegato asa dhipta fedo rabi dhipka haka qado culeska fuded alle haugu badalo Amen
@maxamedciise2310
2 жыл бұрын
asc abaayo cunugtaada darteed ugu samir sababtoo ah rag manta majiro ee dumarkeenaa samir lagu galaday
@nadiifoabdullahi3266
2 жыл бұрын
Subxaanalahi yaa rabbi maxaa dhib yaalo allaha usoo hadyeeyo
@hamdiabdullahiwali5400
2 жыл бұрын
Ilaahay ha ugargaaro
@halimaisse6884
2 жыл бұрын
Asc horta talo waa tii ale laakin hooyo iyo aabe alle how naxariisto laakin bahdil haka yeelin wallahaa iyo baadiyo iilmaha geyso adaguna shaqayso soomaliya shaqo waa buuxdaa wxas oo dhiba looma dul qaadan karo hal cunugna isu gumeyso illaahay talada u dhiibo kana dhaqaaji hadaad wax haysato waxaaga qaado laakin taasi mid loo dul qaadan karomaaha ee rabarey is noolay hal cunug looma duloobo ee gabdhow gumeysi ha qaadanina waxad sheegeysaan hady run tahay tasho
@mushtaaqcaday472
2 жыл бұрын
allaha guu gar gaaro abaayo wllhi talo waa kuku cagaran dahay alle subxaana wadacallaa culeeyska ku haya alle subxana wadacllaa ha kaa dul qaado allahi ku abuuray taladaada u dhiibo rabi hakuu so saqiro allah ku ooy una sujuud insha allaah farajbuu kuu furi insha allaah😥😥😥😥😥☝️
@marwodumar
2 жыл бұрын
Waaalal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo hadii aad subscribe iisarto❤️
Wale waan kaxuumhy waan kuu soo ducayna wan somanhee markan afuuro adna duucaysoo inuu ale kuu soo jeediyo haduu khayr uu yahy 💔😪
@seynabnuur3020
2 жыл бұрын
Masha allh Ayaanqaali waankugu farxaa
@hooyo994
2 жыл бұрын
Rabi xaqa hatuso allah ha kuusoo jeedsho Amiin Yaa rabi
@faadumoabdirisaaq3841
2 жыл бұрын
Wll ilaahey bari
@kheyrjecel22
2 жыл бұрын
abayo walahi waa bahdilad taas waxa fican maha ilahy igu ma keeno gabadhas waxan kulatalin lahaa abayo ha ogolaan bahdilad go aan gar ilahay na talo saaro kabac dina duceyso
Mansha allah ilaahow ku xafid adiga iyo famikaga ❤
@zuuzaana9682
2 жыл бұрын
لا حول ولاقوة 😭😪 Illhy Hakudhib dhaamo wad ka Bixi dhibta I.n illhy Udhigo arimahaga🤲
@salaadoabdullahi7414
2 жыл бұрын
Masha allh abaayo qaaliya
@ayaanmuuse4169
2 жыл бұрын
Masha allah ayaan qaali dumar Alle haku xafido aamiin 💋💋💯💯❤❤
@hakimaabdi7701
2 жыл бұрын
Iska sabar wallo
@hawaluul7213
2 жыл бұрын
A s c walhy wa xanun bahdika lkin waxa kaga gubykrta alle bari duciso aniga waxa igu dhacy bahdil lkin wan u adkisn wayay waka tegi ninkii i qabi lkin ilmho ma hysn hdan waxn jogy meel somli ka baxsn hda waxn kala maqanhy 6sano ma gursan nimaka dhan waxan qady rajo xumo asxbe isoduceya ina alle isiyo midki hore iga ficn
@xuriyocali7837
2 жыл бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@ubahabdi9992
2 жыл бұрын
Sabarku waa kharaar markii la sabrana sabarku Waa Malab, waxaan kula talin lahaa Illahay in badan habarido in Quluubtiisa Alle u soo jeediyo , Xaaskiisana waligaa haku xadgudbin Illahayna Khayr kiisa iyo Khayr reerkiisa haku waafijiyo
Ha usamirto ayagaa ha dhow isku dhacaaya salaada suno tuko ilaahay bari
@ayaanhousein3897
2 жыл бұрын
Ilaahay talo saaro una Dacwood una sheego dhibka ku haysta
@asmacabdi1795
2 жыл бұрын
Alhe haw gargaro wllshen wlhi dhibata hysato
@laylaluul3397
2 жыл бұрын
Rabi qeer ka haku wafajiyo mesha qerka ku jira ilaahey asiga og wax kale oo an ku dhahow magaranaayo xabibti hol adag waye Joshua lakin ilaahey xagiisa kama adka rabi faraj qer qabo haku wafajiyo abaayo mcn ilaahey iska bari marweliba insha allah farxad baa ku rajeynaa
@kowsardubad7065
2 жыл бұрын
Abyo dar ale ku jeclhy ❤️👸🌎
@ahmedabdirahman4226
2 жыл бұрын
Asc wlshy mcn 2 arimood Ayan kuleyahay aniga Mida 1 Ninki Sabra siidkisa mawayo is ka Sabar wlshy mcn Illahey wax walpa wuu awoda 😭😭😭 Mida 2 Hada is ka fuurta ninkan wuxu Illahey ku qoori mawayneysid Magarati Irsaaqada asaga Kuma hayo Tass ogow 2 arimood mid yeel Huno Asc wr wb wlshy mcn
@abdishisaack
2 жыл бұрын
Aniga uguxoreya 🥰
@maxamed8830
Жыл бұрын
caleyhi salaatu wasalaaam❣❣❣❣❣👍👍👍❣❣❣❣❣❣❣👍👍👍👍❣❣❣❣👍
@fatmazahraqurux2324
2 жыл бұрын
War ileen balayo agoon la adeegsanayo Aduun kle ayaa joognaa
Пікірлер: 198