Oo walaley inta digsiyaha iyo qadooyinka lala shekeysanayo maa ilaahaygii na abuurtay xalkeenana og lashekeysano
@umanajmo6684
Жыл бұрын
Ha walhi
@sahantoosan9083
Жыл бұрын
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤
@hiilhooyohiilhooyo4007
Жыл бұрын
Pls habo isoboqo❤ rabi haku xifdiyo
@AmiiraIlyaasxasan-zo2rh
Жыл бұрын
Iso😊sheeg
@sahantoosan9083
Жыл бұрын
@@AmiiraIlyaasxasan-zo2rh #sahantoosan
@wardaa889
Жыл бұрын
Naa wll horta wan ka helaa lkn ereygan ah nin abuser ah ama nin ku isticmalaya naagta usamirta karti ayey ledahay maaha sax ee wa doqonimo plz ka fiirso
@umanajmo6684
Жыл бұрын
Wan kuguracsanahay❤❤❤
@fahimomohamed8261
Жыл бұрын
😂😂😂😂 waa lo qarinoya doqon waaye afkii baa juuqda gabay
@qadroabdi8660
Жыл бұрын
❤ m.a thanks abyo tageeero weyn ku ahay wxn jeclhy Marka video la talin ka hadleysid
@ekramabdirahman3746
Жыл бұрын
Hamda kuwaan ma aha naagahaan lacagta dhiibay.kuwaan waa kuwa nolosha ka dhacay oo 24 saac live kujira oo caay u soo fadhiisto Gabadhaan qofkii ugu horeeyay la caawiyay ma aha iyadana nolosheeda in private u ahaataa fiican.
@rahmaabdilkadirmohamed8515
Жыл бұрын
Waaano abuur baa ka horeyeeey, mideee qaadata allah ka dhigo. Funny aa yhy Hamdaay
@khadroahmednur8296
Жыл бұрын
MaanshaAllaah tabarak dhiiri galisadeena talo fcn baad bixisaa MaanshaAllaah
@NagadMcalin
Жыл бұрын
Lol...my favorite part digsiyada lasheekeyso.😂😂
@maryanahmed4477
Жыл бұрын
Wlh ani gabadhan qosol igudish wlh hada mawajcle infirsadho gbrtan😅😅 funny waxba maqarsakarto bo
Istaqfurulla ninka iyo nagtisa social media maxaa lokena dagalkoda kuwa cawinaya waa shaydamo 😅
@ilwaadnuura9182
Жыл бұрын
Wlley xamdiyeey qosol aan udhiman gaaray allow caqliga iyo cilmiga kuu barakee
@xiisstar
Жыл бұрын
Waa qof weyn oo fudud😂 beenta ma ahaan
@AyaanMahamedAli-xm9ke
Жыл бұрын
🎉🎉coming soon 100k
@leylaladan864
Жыл бұрын
Qofkii rabo quraan online ah ilasoo xiriiir wllo
@Its_mia643
Жыл бұрын
Hamdi runtaa kugu jeclahay gabadhan fudeedka wa ka halleynaa
@shukrimidwife5437
Жыл бұрын
Wllh wad asiibtay xamdaay
@ruunabdaleofficial8569
Жыл бұрын
Hadii aa tahy hooyo ama gabr ubaahan barashada quraanka kariimka ah ilaso xirir fadlan
@roodacrixmanmaxamuud6924
Жыл бұрын
Horta wlaly mcnto xamday midan la yaby wxy thy marky is qabtan mxy media u kenta may iska aamusto ilaa anaga awelba isuma guurin ani horta iyada io ninka io gabdhay is hysten tona ma dhex gelin lkn Dhirigelin waqti lacg igag bxy u qory ani maalinty sodohded hdalkeda kenty wxn islahaa maanta isgu dambesa lkn waa isku so laabtan ani wxn aaminsanhy Hdi ninkyga io ani ay sirtena baxdo iny thy maalinta isgu Ken dambese. Talo waa sisey hdy wx maqleso
@yartaweynxusen4970
Жыл бұрын
Asc xamdi mcnto alle darti ayaan kujeclhy abaayo
@nimcoaadan8834
Жыл бұрын
Hamdiyeey inta badan anoo Canjeelo dubayaan ku dawada 😂❤
@hindanuux858
Жыл бұрын
Sido kle Ana kkkk
@yuuuuga1
Жыл бұрын
Mashlaaaah 😍😍😍🥰🥰
@fardowsafarah4762
Жыл бұрын
Hhhh Ala ana sidhokale subixi le firsadha😂
@zamzamyusuf5926
Жыл бұрын
Isoo boqda asxaabta
@munamohomed9835
Жыл бұрын
Kkkk mnshallah Mnshallah Mnshallah
@zamiira.abdi.
Жыл бұрын
Hamdi funny tahy adiga dhan😂
@runkahadasho8495
Жыл бұрын
Aniga horta tik tok masticmaalo iyadane aqoon saas ah umalheen waxaan bartey ayadoo lacag loo aruurinaayo oo qof kasta yuu tubka laga hadal haayo markaas ayaan yuutubkeeda boodey kadib ayaan uqorey hadal dhiiri galin ah waxaana kamid ahaa Waxaan dhahay abaayo waxaa tahay hooyo waxaana kusugaayo inaad caruur kala aabbo inaad koriso waxaana kale dhahay sanadkaan ragga leyskuma haleeyo ee noqo naag ilmaheeda mustaqbal kooda kafikireeso lacagta laguugu aruuriye ku shaqeeso Laakiin madhihin naayaa ninkaaga haku noqon 😂😂😂 waan arkaaye dumar badan oo communities dhahaayaan naa ninka kaatagey haku noqon Waliba ayaan waxaan intaas uraaciye walaaley Soomaalida hadey mar kuu gurmadaan wey adag tahay inaad markale adigoo ninkii wato soo nootid waxaana kaloo dhahay ayaaney wax kuu gurmadey waa dumar ee taasne lasoco Marka ayaan hadey ninkeeda soo ceshaneeso waxaa larabey iney nolosheeda qarsato dhibkaan oo dhanba madhaceen ee ayada ayaa isugu wacan
@munaahmed1121
Жыл бұрын
Ani waxaa ku dhahay cunugaas jeegada xiran masuliyad ma qaadi karo 😅😅😅
@runkahadasho8495
Жыл бұрын
@@munaahmed1121 😄😄😄
@user-yj2ik5wd1c
Жыл бұрын
Ilahay undacwooda markasta oo aad dacwad nimankina ka qabtan hablo saliga qaata ee Tulare allah barya u sheeg sana layidhi saasan ku idhi illahayo iga qabo eeey wuuu waaa 😂😂😂😂
Abyo waa runtaa fuudedka na qiima rido hada dumara nahay saa shegtay contorolka nafteena gacantena ku qasabno
@wardaladan425
Жыл бұрын
Ayaan fudeydka waxa u raaca xamdiyey kalsoni la'aan naftedi bay ka dhaadhicisey sxbky timo falax falax inaanay ka maarmi karayn lkn waligeda la arki jirey nin naag isku jilcisey marna ku tunta marna ku dul meeraysta xata kama tagayo ee wuu ku silcinaya kaso kale alle maslaxad dhexdoda ha dhigo hana isku raaseyo wax kale garan mayne
@raaxoaxmad5914
Жыл бұрын
Kkkkkkkkk
@adnaofficial7367
Жыл бұрын
hadaanan ku daawan maalintayduba ima saxna dhiiri galin ayaan ka helaa waana igu ka baxdaa karti badan ❤
@YusraAbdilahi
Жыл бұрын
Ayaaniita ayada dadka so hor istagatay tiri ninki ba I xumeeye wllyal I cawiya tankle mar dayagay ala dagay lkn mar 2 dagay isaga is dagay ayda marka hore wa ine waxed qarstaa nolosheyda xuman io qurx wexethy lkn malinku baxao ine noso oyso malinku imado qac ma idinka yeertay tirahdo ma qurxano Nolosha ninka kaliya ma aha Ina Go'an yeelato ma xuma anigu guri dumay kuma farxaayo single mother maa ahi lkn ninkas wa nin xun coz wngiisa Noma sheegin ee xumantisa naga gaday wa arkeyna mesha ku dhamato
@jamiilamaxamed2107
Жыл бұрын
Gabdha miskiinta maxa daba dhigey dumarka reer dumey maxa laga faideya
@fatimamohamedalifatimamoha7853
Жыл бұрын
Waa ku salamay baayo waxa idin weydina indhaha hoostooda madow maxa lagu daweya indhaha godka ku jiro ayanita wa la iila daranyahe 😂😢
@Jeceel
Жыл бұрын
😂😂😂😂
@leylaahmed8967
Жыл бұрын
😂😂😂abaayo wa runta ninba tiisa udaran aniga saas ahan jiray alxadulilaah hada wey iga baxen wax yar iguso haray 1-waxa iga cawiyay inaan fiidki seexdo 2-dhiig la'aan ahan jiray feera dhaqtar i qoray 2daas ilahay igu caafiyay
@samarhasanmohamed2820
Жыл бұрын
hadey iska furto maxa uso ziyadsyo talow war nagahan wada dalan wey washen
@hodaniishamohamed1969
Жыл бұрын
Hora loyiri walasha iskuma hubtide seediga ha isku xumen 😂 dumar land dumarka uhilenesan iska hubiya plz
@amiira6653
Жыл бұрын
Naagtan way na ceebaysay hdaan dumarland nahy😡😡😡😡😡
@user-ic6em1nv5z
Жыл бұрын
Gabadha maxaa laga rabaa la agra maxaa loo siinayaa in la furo sorry
@omfatmaaqeeli5240
Жыл бұрын
🤣🤣😅
@firdaushassan2082
Жыл бұрын
Ninkaan ilkaha digirta kulaha war wuxu dhib badnaa caku xamdi
Пікірлер: 66