Abadala jamaal io ayaana iney hore iskula shekeysan jiren inta og like sar
@amrancismaan6973
3 жыл бұрын
Abayo ilaahaygii ku untay ka cabso oo cowradada asturo dartaan waa dartii adunyo bari bey dhamaan waxana usoconaa daar an dhamasho leheen oo qof walba wuxuu adun kusamesto baa la horkeni donaa ilahay danbigena iyo kan walidkena ha dhaafo abaayo adna ilaahay hakusoo hanuniyo adigana dadaal
@farhiakaftan7689
3 жыл бұрын
M. A
@Abdulkga
3 жыл бұрын
Meeshan alshabab loogama baahno, orod iska seexo! Ayaana waxba ha ku mashquulin.
@farhiakaftan7689
3 жыл бұрын
@@Abdulkga waad jiran thy illaah ha ku caafio Kkkkk
@ismahanibrahimmahamoud397
3 жыл бұрын
@@Abdulkga hadu inyar qalbigaga iman ku jirto sida umad hadashen ee adna alle hakuso hanuniyo
@Abdulkga
3 жыл бұрын
@@ismahanibrahimmahamoud397 dumarka alshabaabka agtooda waxay ka yihiin adoon aan xataa xuquuq bani Adam lahayn, oo xata waxbarasho loo ogolayn, misna, kuwa afka alshabaabka ku hadlaya ee difaacaya dhaqanka alshabaabka, ee jawaanka madow ee madaxa loo geliyey xata habeenki ku seexanaya, waa naago adiga camal. Sow wax lala yaabo maaha?
ma bidixlad tahay adu kkk waxay nin bad leday qosolkaga igu filan 😂😂
@shashowabdalla3496
3 жыл бұрын
Inta iladaremeyso cabdalla jamaac camerada gadasheedda in uu jooga like
@zuummoha4395
3 жыл бұрын
qali allah kabaq waxan waa aduunyo ee is astur hada waa dhiman karta he alllah uso tobad keen alllah waa raxiim waa qafuur walalkis ad neh isdhowr alllah ku dhowre waxa tahay qof fiican lakin xumanta ka dhorso shukran
@khalidiinissack4177
3 жыл бұрын
she has a beautiful smile mashaAllah
@asadnuur6986
3 жыл бұрын
kashka waa qosolkii oo qof ah😂😇
@mohameddhalahow6825
3 жыл бұрын
Subxanallah War naagta maxa ka qaldan
@inasayidabdule2251
2 жыл бұрын
ALLAHYOW soo hanuuni hanuun hadii aad la rabto AMEEN YAA RABBI
@mohametharawaati4230
3 жыл бұрын
Kashka xaaran caadiya😀😀 Ayaana malab yar😜
@nazeerkaka2722
3 жыл бұрын
😂😂
@farhiakaftan7689
3 жыл бұрын
Maxaa jira macanaha
@maymuunabdulahiwarsame8198
3 жыл бұрын
War maxaa tidhi
@anuushhaaji2597
3 жыл бұрын
@@maymuunabdulahiwarsame8198 .
@nimcoali4487
3 жыл бұрын
Cabdale jamaal aniguna waan jecelahy ee halay radiyo waa wiil aad uu qurxoon aan tii sadexaad kuuu noqdee❤️❤️❤️❣️❣️😂
@amalismail7772
3 жыл бұрын
😂😂😂
@saciidsuleiman1355
3 жыл бұрын
Sheeko cusub
@ruweidaahmed6820
3 жыл бұрын
😂😂😂😂 an aderky dhaly makugu daraa Dee huuno
@samiyanuradan89
3 жыл бұрын
Subxaanallah nin aaba umaleynaayey oo timaha deystey is,astur
@aw8823
2 жыл бұрын
Their laughter is contagious🥰
@nuuramahamed3919
3 жыл бұрын
Abdala Jamaal on the beat😄😄
@billionerzam2048
3 жыл бұрын
Ninkan waa farxaan wllhi keep going pro
@hassankkk824
3 жыл бұрын
Mashaallah mashaallah kel beau sourire ayana 😍😍😍😍😍
@queenhamdachannel6929
3 жыл бұрын
Abdullhi kashka the one and only 🥰✌
@aaminasaidismail2955
3 жыл бұрын
Tageero bn ku ahy abdle kashka 👏
@Yaayurta77
4 ай бұрын
Haa😂❤
@farxaancade1036
3 жыл бұрын
Abudallhi kashka qofta waka dhanan sate 😂😂 cafio pro i'm joking😄
@samatarsheikh3375
3 жыл бұрын
Been beey shegeysaa waligeed waliged fan kumey riyoon🤣🤸
@jamaljeego2753
3 жыл бұрын
Abdale jamal another level ayd tahay
@najipyare420
3 жыл бұрын
Ayaana somali umaba eka😂so beautiful wlhi🥰
@ashaabdullahi8061
3 жыл бұрын
Lapis la isku dhaafay gabadhaha somalida badana ma lapistaan
@hafsinaofficial2071
3 жыл бұрын
@@ashaabdullahi8061 nuucaan maa labis utaqana🙄😳
@nuwara8333
3 жыл бұрын
@@ashaabdullahi8061 saan hadaan ulabista uquxda aduunka waanoqon lkn muslim baynu nahy
@abshirgaylan1531
3 жыл бұрын
Waa xariirtii samaroon ✌️
@nimcomohamedahmed1779
3 жыл бұрын
Maxa somalida Seey U Ekyeheen kuwa lanoshahay hadey dan kafolxunyeheen somali lama joktidee kacarar mesha
@tgrlucky6328
3 жыл бұрын
Qofta qosol wacana 🥰
@amaalhayir3229
3 жыл бұрын
War yaabe maxa qaliya
@abdiqanihassan6299
3 жыл бұрын
War ileen gabadhu afsomaliga way taqanaa woow
@salmadeeqa4572
3 жыл бұрын
Waaw ayaan lajamad waayin
@Faysalabdiqadir2233
3 ай бұрын
Yaa daawanaya 2024
@talasamemedia5487
3 жыл бұрын
War kashkoow qoftaan love ku ahy salaan iga gaarsi❤⚘
@daudiquotes0978
3 жыл бұрын
mansha ALLH she is so amazing !
@khiareraage8991
3 жыл бұрын
waaw nice labada wof an tagero wlhy batihiiin runti
@whizzxasan4382
3 жыл бұрын
war waxaan day war is astur lkn waa yaabee soo ula fadhiyaa neh🥺🥺
@nasirxasan1233
2 жыл бұрын
Walal madaxwayne waanu ka dhigam lahayne Wxanu diidayna madaxwanihi baa uur leh in nala dhaho 😂😂♥️ AYAANA Fav ayaad i tahay wlhy ♥️
@captainkateamdirisle8909
3 жыл бұрын
Qofta dirisle uukuhaystay miyaa tan Mase😂😂😂
@fardawsacali75
3 жыл бұрын
Iyadii waaye
@GeelleMedia1
3 жыл бұрын
Sweet voice
@idrissiyat8349
3 жыл бұрын
War adhiga qof weyn ayaa akteydha Faadaa ledhahay Muslim nimaa sheganisaye ...gabada Muslimadha aah Xijaabo daxthet ninyow waah!
@Lander02
3 жыл бұрын
Ayaana is gorgeous .
@ashaabdullahi8061
3 жыл бұрын
Lapadaan waaba qosol socda 🤣🤣🤣🤣🥰😍
@abdoulkaderdaher4868
3 жыл бұрын
waw ayana Djibouti baa laka soukaya walal🇩🇯🇩🇯❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@umuiqlaas6469
3 жыл бұрын
Wlll Ani waan u dardaarmi ee isheeg yh Abaayo xijaabka xiro 😍 dheh
@jeonkimminpark5248
3 жыл бұрын
Qays Qaysar☺ ayan sugayey inay doorate ma Abdalle Jamal bay ka dhigtay 😒 haye Wa laba KZitemr onkla dhicin 👏👏👏👏
@khdershiine1785
Жыл бұрын
Oo wayoh cabdle jamaal waa quruxlay
@Masscanada879
3 жыл бұрын
Next ilkaano😘😘
@ayancabdinuur5612
3 жыл бұрын
Subxanalah alle ka cabso wllshy
@samiryare0012
3 жыл бұрын
Ayaana iga gaarsii. Waxan kaso salaamaya Stockholm. Rinkeby ❤️
@anisashire9044
3 жыл бұрын
Kashka libaaax inbadan mela kale kaadawada caawa lkn channel ka kuso biire keep going walalkey
Cabdulaahiyow aboowe walaakey aan jeclahay ayaa tahay adiga iyo yahye wiilasha kaleba marka barankiyada sameeneesiin bakeeriyaasha iska fogeeya ama galaasman caadi ah ukeen qofka martida ah si dhibaati uga imaanin ama dhaawac idinka soo gaarin
@sagalturkish9095
3 жыл бұрын
Next ilkaano funny 🥰
@Wariyeabdisalam
3 жыл бұрын
Wlshey waxan ka codsanaya halmid oo ah in aad is asturtid maxad ka bcabsanaysaa in aad ku qurux badnan waysid hubaal aad ayaad ugu rux badnan lahayd xijabka dadkii aan waligood aan madaxooda galin ee galada ahaa ayaaba hadaa soo jeclanayaa xidhanaya dhar asturan adigii ilahay ka dhigay muslim ee nasiibka lahana waad katagtay asturnantaadi ilahay hakusoo hadeeyo wll 😷😷
@adnamohamed1948
3 жыл бұрын
Keep going brother kashka
@ashrafmohamedali6398
2 жыл бұрын
QURUX BDNA AYAANA
@medsaid357
3 жыл бұрын
masha allah ayanna aad baad u qurux badane tahay , avec ton beau sourire t es tres sublime
Пікірлер: 746