Qoraaga Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax (Ina Guri Barwaaqo ) oo marti noogu ahaa Studio-yaha Star TV, wax- soo saarkiisa qoraal ee baaxadda leh qaybo ka mid ah Qaybtan 1aad waxa xoogga saaraysaa buugaagtiisa " Hal-bixinta Ereyada Computer-ka" iyo "Dirkii Ina Sanwayne", iyo wacaale kale oo la xidhiidha qoraalladiisa
Негізгі бет Baadisooc iyo Baashe: xogwaraysi Ina Guri Barwaaqo
Пікірлер: 12