Ereyada aad Kula hadalayso baabajeey kadaa fadlan Hadal aad kaftan utiri ayaa laga yaaba in uu qof u naafobo wll marnaba Iska ilaali inaad dhaawacdo qalbi qof 😭😥
@kaafi9839
3 жыл бұрын
Waa ku baryaa baabaha markaa la kaftameeysid lugta ha soo qaadin baabaha kaftanka wuu ka batay lkn waxyaabaha qaar ee noloshiisa ha kula kaftamin hadaa talo iga qaadaneeso Baaba adina ha uqaban quftaan dumar waayee
@ABDIAZIZ318
3 жыл бұрын
nio lawadaan qof qosol ka ayee iga dhameeyen waan idin wataa lawadiinaa🤩❤️❤️💕💕❣️❣️😍
@abaasbillioner290
3 жыл бұрын
Abaayo lugtiisa kalexo
@birqaayeofficial5019
3 жыл бұрын
Baaba shaadiya noo keen igu baxdaa wllHi
@deeqosheikh4150
3 жыл бұрын
Sax
@mahadibrahim7993
3 жыл бұрын
Walhi waa furay socdal idhaha ama laga baxsada kulaha😂😂😂🤣🤣
@Mowbinali
3 жыл бұрын
*Wiilo aby baba lugtisa wax hakashegin wa amar alle plz&plz*
wilo abayo malmahan waxad arki dontaa su kor uqadmo yutubka waxan samayn in aan asxabtayda kaga saaro sabiscaraab
@walaalahaqalbiga6584
3 жыл бұрын
Wiilo qosolkaaga kuheesta wlhy Abaayo mcn💯💘💘💘💘
@qadawofficial8843
3 жыл бұрын
Horta labadinaba wan idinsalamay runtii labo qof oo aad funny aha ayaatihiin waxaanse aad iga qoslisa willo, qofkii xanaaqsan wiilo hasoobooqdo😁😁😁😁😁🙏🙏🙏
@deeqoali3277
3 жыл бұрын
Wiilo iyo baba jey 😂😂
@suhaybaahmed4459
3 жыл бұрын
Masha allah
@mofarah3972
3 жыл бұрын
Wiilo iyo baaba funny wye 😂😂😂
@samiraqasim6767
3 жыл бұрын
Baba jey qof kafiican ilahay dunida masoo sarin fadlan baba jey Mar daba xasid Haku shegin
@xamdixiis2891
3 жыл бұрын
Wiilo iyo baaba jeey I love wiilo waxaba hakasheegin baaba ilaahay kacabso wilo abayo labadina waan idin jeclahay inolaada
@iqroahmed7908
3 жыл бұрын
Waa kuwata abayo horay usoco 🥰🤣🤣🤣🤣
@ina_mohamet
3 жыл бұрын
Manshalah
@ayaanumunaafac9742
3 жыл бұрын
Walaahi waan idin jeclahay
@nuuradiinoffici
3 жыл бұрын
Asc saxiibtey wiilo aad ayan ku salamaya wiilo haley dhafo waa qof aad igu qaliya oo aan aad ugu xiranahay baaba jeey wiilp masha allaha waye malmahan inay catowday ayan filaya wiilo mopelka ha udidin hadi kale wadanka ayad urod ku imana wiilo wax walba wey istahisha waa qof qalbi fican oo dacad ah
@walaalcadaawe6128
3 жыл бұрын
Wiilo waan ku jacelhy
@maandeeqbarre5095
3 жыл бұрын
Wiilo abaayo waxaatahay gabar aan jeclahay o aan tageero walasheey pls wiilkaan aad gacmaha lagaleeyso markaad qosleeysid pls dhaaf 1qaacidadaada uma fiicno o waa nin ajnabi kaa ah 2 gabar asagaaga ah ayuu qabaa qalbigeeda dhowr o ninkeeda gacmaha kala bax🙏
@xurmoqowdhan7126
3 жыл бұрын
Keep going hppti 🙏♥️
@napiilraiz8366
3 жыл бұрын
Maazha allaah walaalo isjecel warabe ma cuno
@baastoow90
3 жыл бұрын
masha allah waan idin xiisay
@sonnachelsea5730
3 жыл бұрын
Baba jey maxaad ugu diiday Queen wiilo mobilekaaga why why? Dhiiga iyo dhuuxa ayey kuu shubtaa Cute wiilo adna mobile xuna ayaad udiiday yaahuu baba? Dahab iyo diinar ayey mudantahay In lagu dul daadiyo wiilo Answer this quetions baaba??? Shame on u babA ?
@Instagram-KAMAAL.98
3 жыл бұрын
Wlhi blhi muuqaalka waan sii daawan kari waayey , qoftaan aflagaadada iyo ceyda ey u geysaneyso wiilkaan. Ogow qofka lixaadka la' si kasta uu kuugu qoslo hadhow ayuu kusoo ceshanayaa cajiladaas ereyadaas aad kaftan ahaan u dhahaysana hadhow ayey sidii utun ugusoo kacayaan 😢😢 shame on you wiilo.
@ramaas5896
3 жыл бұрын
True wlhi
@deeqokulmie8389
3 жыл бұрын
Aqlaad halabarto cayda lahajojiyo
@monam7931
3 жыл бұрын
Wiilo ceeb wllo lugtisa waxba ha ka shegiin yuu ilahay ku cadhoone sida Kala u cay Lakin lugta ka leexo kk
@sumyahhassan9888
3 жыл бұрын
Hhh kaftankiina jclhy🥰🥰
@hibaqabdisalan7993
3 жыл бұрын
Mashallah abaayo macaan 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@abuamal7991
3 жыл бұрын
Wiilo wlh mucjiso wayay😂
@eagle5457
3 жыл бұрын
Wiilo qurux badana👀🥰🙏😻yaalagu coowryin e niqaab so xiro talizo wiilo💅🤹♀️
@warsancadeeymohamed2473
3 жыл бұрын
Man sh alaaah cadeey
@luulu1moxiidin680
3 жыл бұрын
Wan ku salamay willo iyo baba jeey
@ahmedomer4594
3 жыл бұрын
Good horay usoco my sister
@zaknana2510
3 жыл бұрын
mashallah wan idin xisay
@maryammaalim8265
3 жыл бұрын
Funny walhi wiilo iyoBbajeye😁🤔
@Hudaabdallaah
3 жыл бұрын
naya wiilo haku caayin lugta ibaabajeey adiga haku dhaho wuxu rabo ado lkn asi ma dhamestirno inkasto kaftan isla taqaaniin hadane asi waxa laga yaaba inu is cii ciilo
@fardowsa55
3 жыл бұрын
Abaayo gabdaha naya majecle 😬
@moohaduale2680
3 жыл бұрын
waan Odin jcla masha allah
@xaawoluulshariif7621
3 жыл бұрын
Wiilo love u
@fatumamohamed7289
3 жыл бұрын
ManshaAllah xxbty
@ghettoangel7740
2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wallahi waa dhintii qosol dartiisa
@xamdixuurshe9945
3 жыл бұрын
❤❤❤❤💯
@sahragacal4319
3 жыл бұрын
🌹🌹🌹🌹
@khaalidmahamedbarsheey5073
3 жыл бұрын
Waan idin tagera labadina ee soo badiyo videoyadan oo kale
@ubaxxasan6854
3 жыл бұрын
dumashi from nuune❤️
@ismailmohammed7568
3 жыл бұрын
9:00
@ahmedcabdi6642
3 жыл бұрын
Wiilo wlhi baba jay farxadaada waaye
@deqokadrey9816
3 жыл бұрын
Wilo plz lugtisa wax hakasheeginwoniy jaba
@hanimahamed3743
3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂🤣🤣
@Hudaabdallaah
3 жыл бұрын
shiiraaaye😂😂
@mohamedmaahir1569
3 жыл бұрын
Wiilo waxa babajey copy rhgt ku qabtay adi waye😅🥰
@Zamzam_Ahmed12
3 жыл бұрын
Wiilo waa cadaatey maalmahaan 🤣
@napiilraiz8366
3 жыл бұрын
Saad iskaga frxisiin allaha idinkaga farxiyo
@zackchris2795
3 жыл бұрын
Ok bro 😂😂
@berdilacshe6046
3 жыл бұрын
Baba jey kkkkkk
@salah9444
3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂baba i naxariso bal. wanfure
@hanadqase2332
3 жыл бұрын
Babaab jeey waa ku hystaa sxb sare marka xanaagsanhy babaab jeey ayaa dhagestaa waa iska qoslaa i nolow babaab jeey
@QasimAli-et5sc
2 жыл бұрын
Hhhhh
@muhumednathirhanshi3112
3 жыл бұрын
Wiilo wan kujeclahy
@kingmubarak9146
3 жыл бұрын
Baabajey shaf milatry kulahaaa😁
@sumayedagan7402
3 жыл бұрын
kkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@rgkey8988
3 жыл бұрын
Wiilo ka xishoo wllo quruxley sas u dhaan
@deeqhaajiabdi7013
3 жыл бұрын
Salaan boqortooyo labadiinaba😘😜🤪😝😝
@nimomohamed7123
3 жыл бұрын
Wcs abayo
@sahrosheq4176
3 жыл бұрын
Willow baba jey wuu ku dhbsanoya gacmaha kadaay abaayo
Пікірлер: 150