Mantay igu socota heestan oo ay tahay 31/12/2023🎉🎉🎉🎉 aad iyo ayaa uu jecelahay heesta iyo bada cas. Thanks walal❤🎉🎉
@samaaleabdul3178
2 жыл бұрын
Omg 14 years ago 🤯 Caawa oo ah habeenka kowaad ee sanadka 2022 ban dhagay-sanaya hestan yaa ila mida ☝️ illahey sanad wanag haynoga dhigo dhamanten greetings from 🇺🇬😴
@faraxibrahinfarax11-jh8zk
Жыл бұрын
2023 ta daawanysa kawrn ee uso tuubo raacday chanalkan inu yhy mid somali isticmasho ki ugu horeyey 2024sugayna inshllh sanad curto wacan
@muscabcabdisalaam4596
Жыл бұрын
@@faraxibrahinfarax11-jh8zkyamyam Maa kasoo raacday zxp😅
@Farm_With_Suhaib
Жыл бұрын
I’m here In December 31, 2022 22:05 Wax ka yar laba sacadoodba ka dhiman Sanadki cusBa 2023… Alllah swt Wxan ka barayaya in iga dhigO Sanad Quruxbaden, Sanad Rajo iyo riyoooyinka aan leeyahey igu rumooban… Qof wlba oo heestan Dib Kasoo dawaan doona Waxan UU rjynya, mustaqbal ii fiya ✨ ☀️ 🌟
@AliAhmed-fd7td
Жыл бұрын
2023
@saidalaba1553
10 ай бұрын
Exactly waqtigii an dhashy 31 dec 22:06 2000 wht a legend
@ducaalecawil3174
9 ай бұрын
Unbelievable Yaa ila dawanayo heestan Caway oo daqiiqado yar ka dhiman Sanadka Cusub 2024 Cidii iga dambeesa 2030 allah nabad nagu gaarsiiyo🤲
@yaxyeym3766
Жыл бұрын
Anigoo sogotinaya sanadkan ay hadhay bil iyo laba cisho 2023 Waxa rajaynaya inuu naqdo sanadkaygi
Kii noo hagagee noqo loo hanwaynyhay 2023 saacado unbaa ka dhiman. Legend badacas ❤️
@imaajyarre
13 жыл бұрын
maxaa ka taqana ,,melbourne iyo marqankeda,,,,,,,,sana hameyn kasta u bashalna,walee,,,,,,,,,viva qaaci ,,,caadi maha,,,,,,,,insha allah next satuarday ayaan ka shideyna boorka,,lolzz
@siciidtello9052
2 жыл бұрын
Aan sii sagootiyo sanad,bilo,todobaado, maalmo,saacado iyo waliba sikino noqday cimri ku siyaaday nolosheena waxan rajeynayaa in sandkan waqti iyo maalmuhu ka harsan yihiin noqdo mid anaga iyo umada islaam ka ah ba noo hagaaga 🤲💯💥
@eliashassan3604
6 жыл бұрын
Wht A Great Talent Bada Cas Cajiib Fanan is Huba Way Yarta Fananti Dambe inta San U Heesi Karta Sida U U dhax Mushaxaya Xata Dhaxtalka Heesta Bal Arag iyo Luuq Mcn O gooni Ah U Asaga Layimid Inaba Cadi Ba Aad Ayuu Ugu Raxaystay Runti Tii Horaba Tanba Ka Mcn Qaabka Iyo Xamasada Farxada U Ku Qaadya Woof Calayk #Heads Off 🙌 The Real Lagend Cid Kale Ma Samayn Karto Sidan
@abdirahmanmohamed5576
5 жыл бұрын
Elias Hassan waan kugu raacsanahay bro he is true legend
@malmo4235
5 жыл бұрын
Elias Hassan woow Inaba Caadi Ma ahan reer mirqaan Ma ihi lkn sideey jiibta iyo jaanta iskula heeleen Baa wow ah
@farahduulduul4734
4 жыл бұрын
waxaan aaad uga helay Jiibta sidey iskula keenayaan Iyo Dhalinyaradeena Quruxda badan Masha Allah 2007 Anigu waqtigaas Geeljir ban ahaa Dayrta iyo Guga kaliya kala garta
@Ayuub535
3 жыл бұрын
Legend baa tahay sxb aniga xitaa geeljire waan soo noqday balse wakhtigan aad baan u Yaraa
@husseinmahmoud3287
3 жыл бұрын
Sxb kaligaa maaheyn
@yaasinabdi5977
2 жыл бұрын
@@Ayuub535 legend aniguba geel jiraan soo maray se waxtigaa burcaan wax baranaayey
@Ubax2007
17 жыл бұрын
this guy is nice man he was singer at my sister wedding and i got to know he ,
@garaadmedia1
4 жыл бұрын
12 years ago!
@abdiazizadan
3 жыл бұрын
13 years ago now
@samaaleabdul3178
2 жыл бұрын
You are a real legend i wish you a long life my bro Spy twins 😇
@AbdiasisFahad
Жыл бұрын
I wish you live pls reply me bro 2022
@kaydhaabsede1605
Жыл бұрын
Manoo shahy bro
@ahmedkaafi8504
Жыл бұрын
Cwa oo ey taariiqdo tahay 1/11/2022 Ayaan soo booqday halkaan Goobto waa Cape Town magaala xeebeedka dalka South African waxaan rejeynayaa in illaahey nagu gaarsiiyo sanadka cusub ee nagu soo fool leh inshaallah himilo badan Ayaan rejeynayaa in ey noo hirgalaan ani iyo inta ila mid ah 😊
@mohazadak181
Жыл бұрын
Goood shb
@manaste
17 жыл бұрын
Abdisalan Moalin Abdulle {Badacas} waa Fanaan aad looga jecel yahay aduun kaan aynu ku nool nahay waxa uuna kow ka yahay fanaaniinta da yarta ah ee somaliyeed
@suhaybahmed3255
4 жыл бұрын
12 years ago! You're legend if this Email is till working. 😂
@manaste
4 жыл бұрын
Suhayb Ahmed yes it’s still working alhamdulillah
@ahmedkaafi8504
4 жыл бұрын
@@manaste legend hadaa maqasho waa adoo kale🤘🤘
@sheikhulbalad6236
4 жыл бұрын
@@manaste wlhi dadkii hora tahy sxb Rabi haku barakeeyo sxb
@warardegdegah5245
4 жыл бұрын
Sxb manooshahay hada halke jogta lambarkaaga iso dir mahadsanid
@ikraanwarsame4327
11 жыл бұрын
heestaas aad u jeclahay mar walbo dhageysta thnx fanaanka codka macaan.
Alla maxa ay hees tahay waxa aan dhagaysanayaa 6/1/2022 sannadka oo bilow ah uun. great singer.
@iammaan6554
Жыл бұрын
6/1/2023 manta oo kle 1sanno kadib ❤
@AliHussein-vf6ru
Жыл бұрын
Mahadsanid. waxa aan ka qaatay shuud, si wanaagsan ayaan isoo xasuusiyay; isla maalintii taariikhdii; anoo caafimaad qaba. ❤❤❤
@tonikroos4940
8 жыл бұрын
alaaya macak bada cas kii noo hagaagee noqo loo hanwaynyahay goobta jig jiga yar inay ahayd ayaan filayaa hargeisa
@kattysom4285
4 жыл бұрын
Maaha wll qurbaha weeyi meel ay katahayba
@abdishakurmohamed182
9 ай бұрын
Waxaan dhagaysansayaa 12 12 2023 sanadka oo gabo gabo ah ilaahay Hana gaadhsiiyo hana noo barakeeyo sanadka nagu soo Aadan ee 2024 insha Allah sanad aan ku barwaaqawno insha allaaah
@norbilmaxamed3888
9 ай бұрын
Amiin commentigan weak ba kaso warwegay❤
@inagulled9048
Жыл бұрын
Hestam wa dhagaysanayay hapenku 2021 soo galayay sido kle 2022 isna wa dhagaysta isla 2023 8sna wa dhagaystay isla meel ban jogay sadexda sanaba wxan ku jiray Campus waxbarsho. Wakhtiga tagayaw salaama. Wlalayal wakhtiga inoga faa'oideeya wa hantida dhabta ah ee aynu haysanee insha allah.
@Cadeyboolo686
Жыл бұрын
Wow wa KZitemrkii ugu horyy ee somalia 🇸🇴 2006 😮
@Ow-ali
4 жыл бұрын
Mar waan wlh 12yrs back i was in kenya😭😭 2007 i was in Nairobi
@zekilyrics1767
Жыл бұрын
Amazing 😮 I'm listening 🎧 this beautiful song in Sep 18 2023❤❤
@siciidcalidacar2925
5 жыл бұрын
Walahy toos bay umurqaameen Indhawayd murqaan ka ayaa iga xumaa lkn waan ku celinayaa gaafanihii
@hothoapdilahi3895
Жыл бұрын
2023 😢 Wx yabo badan bana dhacay
@warardegdegah5245
4 жыл бұрын
13 years ago ana 2021 baan fiirsan ragaan waan salaamayaa
Faqashboy - you got a point. badahii waa la xaday sidii la doonana waa laga yeeley; somali qayrkeed bay u jabtey- Ayaan daran somali raggeedii baa halkaa dhigay
kii noo hagaaga allah hanooga dhigo ammin nice song love it
@kaydhaabsede1605
Жыл бұрын
Manoo shahay bro 😢
@bashexood7551
9 ай бұрын
Taariikhdu waa 21/12/2023 maalin khamiisa Aynu sii wada sagootino sanadkii wanagsana ee 2023 soona dhawayno 2024 in ilahay inoga dhigo sanad aynu hello dhamaan hamiyadeena aynu niyada ku hayno Aaamiin
@1somalilander
12 жыл бұрын
Badacas - Kii Noo Hagaagee Noqo loo Hanweyn yahay ---- Very Goood Song
@zekilyrics1767
Жыл бұрын
11y ago ❤Living legend ❤ cimri Dheer iyo caafimaad baan kuu rajaynayaa wll
@hassankheyrka5427
2 жыл бұрын
2022 ki isamada allaha ika digo iyo dhaman wlalaheyga Sdo kle
@Mustafe268
8 ай бұрын
Old is gold badacas
@sanbuqoboy
15 жыл бұрын
Wow Wow Wow yacquub07 sxb waa saad sheegayso cali kaban ayaa ka ah isaaq dadka qaarbaba leh waa jareer lkn isaaq aya loo badan yahay bishii la soo dhaafay ayay waxay ka tumayeen malaysia casimada kuala lumpur raaxeeeye iyo cali kaban oo DJ u ahaa. they are cool really.
Congratulations Happy New year's ki no hagage noqo lo hanweyn yahay
@Ahmed_K_Abdirahman-Fiin
Жыл бұрын
2023 July 11 ......... Hees Macaan Aan ku Celceshado Markaan Keligay Ahau
@abdiweliyasin8892
3 жыл бұрын
Waa lagaa helaayoo Hadhow lagu xasuustaa
@faisaladan1296
9 ай бұрын
Oo nosha ka dhacay, saad iskula weyntahay iyo reality ga waa kaaf iyo kala dheri.
@abdikaremsaid9336
3 жыл бұрын
Yaa waduud, waar meesha maxaa raggu baashaalay, I wish inaan Melbourne ku qayilo mar
@iammohamedabukarosman1692
Жыл бұрын
Best hees iyo jawi odayaal
@boodaayeboy4987
Жыл бұрын
Caawa oo ah sanadka cusub 2023 baan dhagaysanayaa
@sakariye055
13 жыл бұрын
cadi mahan hestaan qaad qaad ayaa i qabta lkn markaan shito hestaan daango ayaan soo dhowestaa aan ku qayilo lolzzzz
@abdulfatahhassan1008
7 жыл бұрын
Saki Ali, sxb waad iga badisay. Dadnimo ruuxay ku dambayso.
@abdulfatahhassan1008
7 жыл бұрын
Saki Ali, waxaa jiro nin sxbkey ah oo aad isugu dheernahay. Heesaha qaar ee qaraamiga qalbiga taabanayo ah waxuu i dhahaa tabtii aad dhahday.
@Oska04
6 жыл бұрын
Kkkkkk eshyaa Marqaan
@KINGZ44four
15 жыл бұрын
aaxyaa mirqaan ,,, walahi thats what u call mirqaan of the century lol
@issahak85
12 жыл бұрын
plz can someone write the lyrics of this song,i luv it wallah it sound good.
@waxwalba1408
3 жыл бұрын
It's long time ago, i think u know the lyrics now
@muslimomacalinmaxamuud1405
3 жыл бұрын
@@waxwalba1408 the man that you are replying to his comments is about 9 years ago so who knows if he still have that Gmail or phone or if he still a live I hope he is doing well 9 years long time wow
@aishasiyad1852
5 жыл бұрын
Wilka ow garabka kaqabanyo igu raadiya🤣🤣🤣🤣 plz😍
@issa-basomalianboy5098
5 жыл бұрын
Ani waaye hhhhhhhh
@bashirmxmd3250
4 жыл бұрын
hada saa ma aha😁😁😁
@malmo4235
4 жыл бұрын
Aisha Siyad Ahmed Yare he lives in Melbourne hada Nin weyn u egyahay oo quruxbadnaadey kkkkkk
@daadeheeye4175
2 жыл бұрын
2022 Kii Noo Hagaage Noqo Loo Hanweyn Yahay..... ... ...
@zeezeisse6696
4 жыл бұрын
Waan uxiisa qabaa fanaankaan xagee ku danbeeyay siduu ugu jajabn yahay qancinteena ka helay
@Maandeeq1
15 жыл бұрын
Hello faqashboy(generalwow) again - Wallahi bartii baad taabatey - maalin baan gabadh ku idhi: bal ii sheeg saddexda shaqo ee ragga somalidu ugu jecel yihiin: markaasey garan weydey: waxaan ku idhi gidigood waa: Wadaad (most popular job); suxufi iyo fanaan. Gidigood waa shaqooyin ku lug leh hadal; dhakhtar, Engineer iyo muruq maal aad bay u yaryihiin!!!
@ceyniaz8660
11 жыл бұрын
iiiiiiiiiiiiii waxasa hees laga dhahaa mise afka laa'is kama ceweyo afkaga caano qaawow lagu qaabey alla yaa ciisig yaaqey
@qabojiyeqabojiye8672
4 жыл бұрын
Alla jad wan iska dhafi laha hadi halmar sidan uu marqami laha
@suumi-zs1vc
3 ай бұрын
vdiogan Anigo 4jira laso dhigay Hda abdisalan badacas w duq Lkin vdiogan Aad b uga Helay😂❤Sidu u qadayo kma dalo ano kuso labtay un baan arkaa!
Пікірлер: 234