Musiiboyinka nagu soo socdo Allah naga xijaabo hada nahay umadd Muslim ah
@baariyey7099
3 ай бұрын
This is not Somali man action. We all know who is Somali man. I never saw Somali man acting like this.
@umuamoorechanel3365
3 ай бұрын
He looks like Ruwanda boy
@MusaMunyiva
3 ай бұрын
Wiilkan qalad maleh laakiin idinka sii xayeeysiinaya ayaa ka liita aniga weligeey ma arkeen hadan idinka soo gudbiseen
@abdisataarahmed9685
3 ай бұрын
Khanis lacnatulahi calayk,qowmulud
@NaxiisNawaal
3 ай бұрын
Qaniiska masiibogugudhacday
@shukri114mohammed2
3 ай бұрын
Afka eeg !!
@safiamuse5060
3 ай бұрын
Waxkasta waxaa ka daran sida uu ugu dhiiraday; waxaan ha la iska qabto
@SAMATALIS998
3 ай бұрын
Kani wadadii bulu mekap ayuu kusocdaa
@mohamednur1696
3 ай бұрын
AKH AKHA AKH AKHA UF WAXAASAA SOOMAALIYEY LA RABAA INAAD DHAMMAAN WADA MOQOTAAN AMA HADDII DADKA WAAWEYN EE IIMAANKA ILAAHAY KU SUGAY UBADKIINNA WAXAA SAA LA DOONAYAA LAGU QABO XARUNTII SHARAFTA CIIDAMMADA EE XALANE GUMAYSTAYAASHU KU QABAAN IN LAGA DHIGO CARRUURTIINNA,DIGTOONAADA UNA DIYAARGAROOBA WIXII AAD KA YEELO LAHAYDEEN❤❤😂😂
@Ayan-le4hb
3 ай бұрын
ILAAHAAY UMADIISA KAA QABAY FUXSHIGAAD KU DHIIRAN TAHAY SOW DHIMASHO KAAMA DAMBAYSO SHAYDAANKII KU QAATEY KUMA SOO DHIGO YAAHUUDAA UMADA HA SIRIN GAAL WAA MEESHUU KU GEEYO ILAAHAAYNA HAKAA CELIYAANJAHANABO INTAADAN KU DHICIN TOWBAD KEEN HADAAD DHEGO ADAYGTONA CAAFIMAADKA ALLE YUUSAN KAALA NOQON .
@mohamedabdishakur7560
3 ай бұрын
Waxaa iga talo ah in xumaha lafaafin Waxaa nahay umad musliim ah this is nothing stupid
@Vxxlmmm
3 ай бұрын
Ilaahey umada ha ka qabto
@ZahraIbrahim-vp2ez
3 ай бұрын
Nin dabada dhiktaa dhimasha u dhantaa
@Abdullahi_abdi20
3 ай бұрын
Ra,ayiga muhiim ka ah aad naga sugayso waa maxay abaayo qaali ninkaan shaqadaan hada ma bilaabin dadka somalida ayuu caadi iyo wacyi gelin wax ugu dhaadhicin waayey hada wuxuu bilaabay si social media ahaan ugu soo bandhigooyaa wuxuu yahay marka in la daawado xitaa ma ahan adinkuna hadal heyn badan baad u sameyseen
@unitednationonecreator
3 ай бұрын
Asc wiilkan hala block greeyo ama halaga xiro Janaralka , maxaa wiil ah qofkaan waa Labo qof oo isku dhex jiro marka joojiya xayeeysiiakiisa dadka Haku danbaajinina . Isagana halo duceeyo asaga ama ayada waa la imtixaamay . Ilaahow saan Yuusan saan ku shimanin haloo gudbiyo culimada uu ugu horeeyo . 1 shiekh Abdi Hirsy. 2. Shiekh Diriye 3 shiekh shible 4 shiekh umul 5 shiekh maxaad cariif 6 shiekh wajiis 7 shiekh kewnyaawi 8 shiekh mustafe Hala waansho intuusan dhiman ka hore
Пікірлер: 24